Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Boqorka oo tacsi u diray Isbeyn. Aabbaha xukun lagu riday. Imaam hor leh oo laga eryay masaajid. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumad dhisidda oo weli mugdi ku jirta. Hal qof oo loo qabtay dilkii Bagarmossen. Isku-dayo khiyaano dhowr ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney shaqaa loogu diidey da’da ay jirtay oo heshay 50 000 karoon Baabuurta casriga ah ee internetka ku xiran oo halis ugu jira in la jabsado Halloween ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Cidna looma soo xirin toogasho ka dhacday Stockholm. Booliska oo hub fara badan gacanta ku dhigay Malmö iyo gabar 14 jir oo ka mid ah dadka loo hayo dilkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Hoggaanka Centerpartiet oo Isniinta warbixin ku celineysa afhayeenka. Cimilo qoyaan iyo dabeylo wadata oo ka jireysa qeybo dalka ka mid ah iyo dad aad u fara…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin 35 jir ah ayaa dacwad lagu soo oogay . Caruur heshay oo cunay nacnac lagu tuhunsahay daroogo iyo dacwad lagu soo oogay nin aqalkiisa ku heysta hub fara…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maamulka cusub ee Gobolka Stockholm. Gaadiidka gaarka loo leeyahay oo aan yaraan. Maxbuus la wareejiyay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Saddex qof oo da' yar ah oo loo hayo dilkii Älvsjö. Howlgalo la xiriirra musuqa dorashada oo ka dhacay Älvsjö iyo warbixinnada hanjabaadaha iyo rabashadaha oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Booliska oo sammeeyey wareysiyo gaareya 760 oo la xiriira weerakii iskuulka Fagersta. Dhar badan oo la iibsado oo aan muddo la xiran aan la xiran oo la iibsado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhan
Andreas Norlén (M) oo shir jaraa’id qaban doona galabnimada Isniinta. Iin ka badan 200 qof oo loo oggolaaday kaalmada cusub ee dhaqaale dadka doonaya inay ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhan
Laba qof oo kale oo la xiray kiiska dugsiga hoyga Sigtuna. Nin ku jira da'da 20-ka oo dacwad loogu soo oogay weerar uu ugeeystay nin kale. Xarunta macluumaadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Cabbir cusub: Taageerada Moderaterna oo gaartay heerkii ugu sarreeyay shan sano Nin xaaskiisa ka ganacsan jiray oo xukunkiisii la adkeeyay Iswiidhen oo ciidamo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxamed Cali ayaa codsaday fasax SOS Alarm oo ka digaysa fariimo been abuur ah oo ku saabsan dhimasho Dad badan oo AI ka codsaday caawimaad doorashada Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Kulan cusub ee codsiga fasaxa Maxamed Cali SMHI oo ka digaysa baraf culus Baaritaankii dhakhtarka wadnaha carruurta oo la joojiyay Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo lumisay kalsoonida, Arday rag ah oo loo hayo tuhuno kala duwan oo uu ku jiro xadgudub galmo iyo Kobaca dhaqaalaha oo si lama sare ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Darawalkii shilkii baska Småland oo la sii daayay. Hoos u dhac dambiyada loo geysto ama geystaan ardayda fasalka sagaalaad iyo lacago qalad ku bixi lahaa oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Heweeney 50 jir oo ku dhimatay Malmö ka dib tuhun weerar mindi ah. Maxkamad boolis Swedish oo lagu dilay Danmark oo furantay iyo haweeney lagu soo oogay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo u direysa shaqaale iyo difaaca cirka Patriot dalka Poland. Maxkamadaha oo sii akiday xukun xabsi daa'in oo ku dhacay xubin ka tirsan gaangiska iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney dacwad loogu soo oogay tacadi ay u geeysatay carruurteeda. Dacwad ooge codsaday in wiil 16 jir ah ku lug leh weerarkii Fagersta, in lagu sameeyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo mar kale ka soo fekereysaa soo dhisid dowlad. Maxkamada racfaanka oo sii deysay qof ku hore loogu xukumay xabsi daa'in iyo tiro shirkado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen
Waxaa markii afaraad dib loo dhigay dhageysiga dacwad weriye Swedish oo ka dhici lahaa dalka Turkiga. kuleylka xagaaga oo weli ka jira koonfurta Sweden iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
200 qof oo ilaa iyo imminka loo oggolaaday kaalmada dib u noqoshada. Vänsterka oo soo bandhigayo hindise lagu joojinayo masaafurinta dhallinyarada iyo 20…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxkmada racfaanka ayaa akiidisay xkunka abadiyada ee hore loogu riday ninkii geystay dil saddex geesla ahaa ee Uppsala. Dadka u dhinta wadne xanuunka oo hoos…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhan
Postnord iyo Valmyndigheten oo galabta kulan yeelanaya. Dadka iswiidhish ahee adeegsada adeegyada g AI-da oo kordhay. Xildhibaan Maxamed Cali oo ka tirsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Codadkii ugu badnaa oo dibeadaha laga soo dhiibtay sannadkan. Lacagta kalaamda waxbarashada oo sare loo qaadayo iyo racfaanada doorashada laga qaadanayo oo aad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Dib u celinta qasabka ah ayaa la joojiyay. Kiisas maxkamad oo ay dhici karto in dib loogu noqdo iyo kuleyl imaanaya mar kale Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Xisbiga V oo ka hadlay Maxamed Cali. 25 sanno oo laga joogo markii Dawit Isaak lagu xiray Eritrea. iyo Xaywaanka Älg-ga oo leh shakhsiyado kala duwan Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Dhallinyarada Sweden oo cabba cabitaannada tamarta si ka badan dhallinyarada W Yurub. Statens fastighetsverk oo doonaysa in xayndaab lagu wareejiyo safaaradda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Tirrada shilalkaey xayawaanka duurjoogta ahi sababaan ee ka dhaca waddooyinka Sweden oo kordhay. Andreas Almgren oo ku guuleystay dahabka Adduunka, dhigayna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Hay’adda Ilaalinta Asturnaanta IMY oo biloowday farriimo sms oo SD u diray dad badan. In ka badan 3.7 milyan oo qof oo horay codkooda u dhiibtay doorashadii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Ka qaybgalka codbixinta doorashadan hadda ka sarre maray codbixinta doorashadii 2022-ka. Nin 21 jir ah oo ka tirsan shabakadda dambiyada Foxtrot oo Marooko…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Wararka Raadiyaha Iswiidhen Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. ”Cunto ku gubatay mikroweyfka” oo sababtay in dadka laga saaro centralstationen Qofna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Weerarro waaweyn lalama beegsan doorashada Shaqo joojin loo qorsheeyay shirkadda King Maxaabiista xabsiyada Iswiidhan oo labanlaabantay Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Mucaaradka oo weli hogaanka haya. In ka badan 4,500 oo dhacdooyin oo la xiriira doorashada oo loo gudbiyay hay’adda doorashooyinka. Nynas oo labadii gole ee uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Goobaha codbixinta ee laga yaabo in codbixiyeyaasha si khaldan loogu diiwaangeliyey. Järfälla oo waalidiinta ku boorisay in maalmaha ugu dhow carruutooda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Xisbiga V oo weli ku adkeeysanayaa shuruuddiisa ah inuu ka mid noqdo xukuumadda. Howlgab badan oo doorta iney sii shaqeeyaan. Kadib weerarkii ka dhacay Dugsiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Center-ka oo doorbidaya doorasho cusub intii uuu codayn laha xukuumad uu qeyb ka yahay Vänsterpartiet. Göteborg oo aan muddo sannad ahi ka dhicin toogasho dil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Ebba Busch oo ka hadashay helista xilalalka wasiirnimo ee SD. Tirada dalabaadka qaamaha lacagaha ee loo gudbiyo Kronofogden. Rikoor guryaha filooyinka ah oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo iibsanaysaa nidaamka gantaal-rasaaseedka Mareykanku sameyo. Musharraxiin hor leh oo laga saaray xisbiga Vänsterpartiet. Xukuumadda oo soo jeedisay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhakhtar wadne oo lagala noqday ruqsadda shaqada Morooko oo Iswiidhan u soo gacan gelisay dad lagu tuhunsan yahay dambiyo Busch oo ballanqaadday reaktarro…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ryanair oo saxiixday heshiis wadajir shaqo Dhacdooyin badan oo la xiriira doorashada Waajib lagu soo sheegayo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ku dhowaad hal milyan qof ayaa hore u codeeyay Nin shaaciyay xogta dambiilayaal galmo oo lagu xukumay sumcad dil Waalidkii oo lagu waayay dambi Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Hoggaamiye dhallinyaro oo lagu xukumay xabsi Canshuur dhimista cuntada oo keentay saameyntii la filayay Tiro rikoor ah oo dalxiisayaal ah oo booqday Stockholm…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhan oo heshiis bilyano karoon ah la saxiixanaysa Faransiiska Xisbiyada oo xoogga saaraya albaab garaaca Volvo Cars oo xireysa xafiiskeeda Stockholm…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Sweden iyo Finland oo xoojinaya iskaashigooda milatari ee Xuduudda Ruushka. Nooshi Dadgostar, oo sheegtay iney ka fikiri karto iney xirato xiddigta Daa’uud…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin looga shakisan yahay weerarkii Iskuulka Fagersta ayaa la codsaday in Rumaanka la dhigo. Xisbiyada oo weli wada soo bandhigista ballanqaadyadooda doorasho…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Qof kale oo loo xiray weerarkii Iskuulka ee Fagersta. Shan iyo tobbon qof oo ka howla xarrunta Sis oo shaqadii laga eryey. Gobolka Stockholm oo bixinaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Maria Malmer Stenergard, oo fiidnimadii isniinta la geeyey goob gabbaad ah oo ku taalla Yukareyn. Labbadii wiil ee iskuulkii Fagersta ku dhaawacmay oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Xisbiyo ka badan sidii hore oo isu diiwaangeliyey doorashooyinka sannadkan. Xukuumadda oo doonaysa iney dhisto guddi loo xil saaro baaritaanka weerarrada ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Roobab badan iyo daadad ka dhacay Norrbotten Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay hanjabaad soo gaartay Barnaamij cusub oo caafimaad oo carruurta iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Carruur badan oo la xiriiray Bris xagaagan Nin lagu tuhunsan yahay inuu carruur ku tashkiiliyey dilal Baahi weyn oo loo qabo tallaalka jadeecada Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney waayeel ah oo ku geeriyootay dab ka kacay Uppsala Laba qof oo la xiray kadib qarax ka dhacay Malmö Xaaladda Skåne ee liigga biyaha oo deggan Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Cabbir cusub: Farqi weyn oo u dhexeeya xisbiyada Tidö iyo mucaaradka. Bangiga weyn oo beddelay saadaashiisii dulsaarka. Xukun ku dhacay nin gaari gabar ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Liberalerna oo doonaya koox gaar ah oo soo celisa carruurta dalka laga saaro Booliska: Carruurta oo weli si la mid ah sidi hore loogu tashkiiliyo dambiyada 12…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
- Xukuumada oo gudi cusub u magaacabaysa si kharashka loo yareeyo. -Heerkulka oo sii kacaya meelo badan oo sweden ah. - Nooc jabtadaha oo laga helay sweden…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
-Liberal-ka oo balanqaadka doorashada raba in uu mushahaarka macallimiinta kordhiyo. - Haweenay xatooyo lagu xukumay Kalmar oo lamasaafurinayo. - Qiima…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
- Gabar yar oo tobeeneye jir ah ayaa shil mooto gashay. -Haweenay swedish ah oo lagu toogtay Lisbon. - Nin weyn oo ku dhawaacmay goob shaqo. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
-Hoos udhaca dhaqaalaha ayaa dhamaan doona sida ay sheegtay KI. - Haweenay ayaa xayaawaan badan hal guri ku haysay magaalada Göteborg. - Kulaylka oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Codsiyada degmooyinka ee mamnuucista safarada didedda ee caruurta looga baqayo dhibaato oo kordhay. Dad yar ayaa ku dhintay biyaha bishii Luulyo iyo tartano…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Digniin roob weyn oo wakhti da'aya oo laga soo saaray Norrbotten. Aqoonsi dahab ah oo si lama filaah an loo helay iyo wiil da' yar oo loo hayo tuhun diyaarin…