Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Deyrti oo ka curatay buuraha waqooyi Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ilaalo dacwad lagu soo oogay kadib markuu nin ku dhintay xabsiga Kiis jadeeco ah oo laga helay isbitaal carruur Tiro rikoor ah oo safarro dibadeed ah oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Nin Poland udhashay oo dabaashay masaafo dhan 160 kilomitir. - Xoghayaha FIFA oo ka hadlay arrinta iibka koobka aduunka. - Degmada Malmö oo dadka uga digtay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- 80 qof ayey hay`adaha dowladu soo sheegeen. - Nin 21 jir ah lagu qabtay spain oo ka tirsanaa Dalennetverk. - Liberalka oo raba in uu taageero KD hadii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan.
-Tallaalka busbuska oo bilaash noqon doona sanadka dambe. -Dadka la doorto oo hanjabaad la kulma. -Dhageysiga qarsoodiga booliska oo kordhay. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Dadka Iswiidhishka ee dalka dibadiisa ku nool oo badan codeyn doono. - Haweenaydii la`laa ee shilka Tjörn oo maydkeediii la helay. - Nin labaatan jir ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- kooxdii itoobiyaanka ee ka soo qaybgashay tartanka Gothia cup oo dib ulaaban. - GDP-ga Iswiidhan oo hoos udhacay boqolkiiba 0.2. - Shilkii doonta ee ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Lama oga tirada dadka tallaalka TBE ee qaniinka qaatay. - Dhalinyaro ayaa lagaga soo daadgureeyay diyaaradaha qumaatiga ukaca buurta Kebnekaise. - Nin 40 jir…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Haween dhowr ah ayaa si qaldan ilmo-galeenka looga saaray. - Laba carruur ah ayaa laga helay gaariga aqalka ah Kalmar. - Kansarka maqaarka ee ku dhaca dadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Nin baabuur xamuula wadey ayaa saddex bil oo xabsiya lagu xukumay. - Jasiirada Smögen oo dalxiisayaal la ciirciiraysa. - Qof värnamo ku nool oo lacag ku dhow…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Aabbe lagu xukumay isku day dil oo ka dhan ah wiilkiisa 11 jirka ah Nin meyd ah oo laga helay hoosta balakoon ku yaalla Rinkeby Meyd guri laga helay bil kadib…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sharci cusub oo ku saabsan cunfiga nafsiga ah Waalidiin lagu soo oogay dacwad jirdil Buuggii qoraallada ayaa la waayay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Xukuumada oo baaraysa sidii lacagta ardayda waxbarashada ku jirta ee shaqaysta loo kordhin lahaa Kuleyl ka oo sii yaranaya Waalidiin badan oo diiday in ilmaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Wiil 15 jir ah ayaa la xukumay - Ilmo ayaa ku dhintay xarun umulinta dabiiciga - Xukuumada ayaa rabta in baaritaan lagu sameeyo dhaqanka Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Nin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukummadda oo dooneysa inay caawiso waalidka heysta carruur xannuunsan Shiinaha oo aragti wanaagsan laga qabo marka lala barbardhigo Mareykanka Kooxaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ciladda Taxi Stockholm oo dhamaatay Farmashiyeyaal xiran xagaagan Koror ku yimid iibka dharka iyo kabaha Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Kulayl ku soo wajahan goobo dhowr ah Mukhaadaraad badan oo la qabtay Xisbiyo badan oo doorashada iska diiwaan-geliyey Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dab ka kacay keyn ku taal koonfurta dalka Siddeed qof oo ku geeriyooday biyo ay ku qarraqmeen bishii Juun Aabbe qoys martigeliya oo kufsi lagu tuhunsan yahay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Helitaanka shaqada oo u sahlan imminka saraakiisha ciidamada Shaqaale miro -gureyaal ahoo loo oggolaaday shaqada Iswiidhen Nin ku jira da’da 20-meeyada oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
In ka badan tobankii arday dugsi sare mid ka mid ah ayaa laga joojiyay lacagta waxbarashada Saddexdii qof hal qof oo keliya ayaa ku baasa laysinka isku dayga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Stockholm oo noqotay magaalo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof Iswiidhishka dibadaha ku nool oo heleyay kaar codbixin Qiimaha cuntada oo sii dhacaya Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin lagu dilay Uppsala Umuliso yar baaxad leh oo ka jirta gobalka Skåne Isticmaalka dhalinyarada ee aawooyinka cayilka oo koradhay Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Nin Iswiidhish ah oo si xun loo garaacay magaalada Copenhagen oo geeriyooday. Dhakhtar ilko oo 7 ilig ka siibay bukaan. Labbo qof oo basaanimo loo heeysto oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Sweden oo go’aansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen malaayiin karoon ugu deeqayso Venezuela oo dhawaan Dhulgariir ku dhiftay. Xukuumadda iyo SD oo baaraya sidii Calaamad Cas loo saari lahaa xubnaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Sweden iyo Faransiiska oo caawa fooda is dari doona. Xukuumadda o taageero lacageed siineysa SR iyo SVT si loogu magdhabo kharashaadka kordhay ee shabakada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Poland oo maraakiibta quusta Sweden ka iibsanaysa. Qiimaha karoonka oo hoos u dhacay. 12 nooc oo Qaraha ka mid ah oo gobolka Skåne hadda lagu tijaabinayo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin lagu xukumay xabsi daa’in kadib dil laba qof ah oo Göteborg ka dhacay Khatar dab oo aad u sareysa oo ka jirta meelo badan kadib mowjad kulayl Nin aan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Kulaylki oo hadda imaanaya Hadda ayaa go’aan laga gaarayaa masiirka Sweden ee Koobka Adduunka Heerar PFAS oo aad u sarreeya oo laga helay xayawaan lagu toogtay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadeynta Greta Thunberg oo ka bilaabatay Copenhagen Saamiga dadka dhiig bixiya oo hoos u dhacaya Alaabta carruurta iyo dahabka oo laga baarayo sun Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin 64-jeer kaxeeyey gaari isagoon aan laysan wadan Haweeney ka shaqeysa HVB oo lagu soo oogay kufsi carruur Faras yar oo ay yey weerartay Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Digniin la xiriirta heerkul sare Xisbiga Moderaterna ayaa doonaya in la baaro suurtagalnimada in la laba jibbaaro ciqaabta dambiyada lagu geysto xiriirka dhow…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Xukuumada oo baaris u saartay khatar habka dimoqraadiyada dalka kaga imaaneysa siyaasadda islaamka iyo islaamiyiinta. Arady la siiyay lacag magdhaw ah iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Xisbiga SD oo doonayo in la adkeeyo joogista xildhibaanada ka gadooda xisbiyadooda ee baarlamanka. Xisbiga V oo soo jeediyay hindise aqalada la dego iyo nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Shantii arday ee dhigta fasalka 4aad oo mid ka mid ah aannu laheyn fahamka aasaasiga ah ee akhriska. Baarlamnka oo isniintii shalay u codeeyey xeer lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Dhimistii canshuurta cuntada ee hirgashay 1-dii Abriil oo saameyn yeelatay. Wiil da’yar oo dhammaadkii sannadkii hore gacanta looga jaray mindi baangad ah. Nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Tobannaan xarumo hoy oo loogu talagalay dhallinyarada oo la xiray. Duuliye SAS ah oo kokain dhiiggiisa ku jiray oo la xukumay. 118 qof ayaa helay taageerada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sicir-bararka ayaa kordhay. Shaqo la’aanta oo sii yaraanaysa. Kiisaska kansarka xiidmaha oo si hore loo ogaado oo kordhey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhaqaalaha Sweden ayaa si lama filaan ah u koray bishii Abriil Gabar yar ayaa la weydiinayaa su’aalo ku saabsan muuqaal dil toogasho ah Carruur badan ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Shirkadaha waaweyn oo la filayo iney sare u qaadaan qiimaha qarashaadkooda dagaalka Iran awgii. Ceneterpartiet oo aan taageeri doonin Kristersson inuu noqdo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarark raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimaha dibadda oo u safreysa dalalka Khaliijka. Hoggaamiye hore oo L ah oo hoggaaminaya xisbi cusub. Lacag celinta canshuurta oo bilaabanaysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo iswiidhen
Nin ay muddo raadineysay Sweden oo lagu xiray Ciraaq. Xulka qaranka bareejo la gelay Giriiga ka hor safarkooda ciyaaraha koobka adduunka iyo gabar weli ku sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Sicir-bararka oo kordhayboqolkiiba 0.8 bisha Maajo. - Dambiilayaasha la xukumay oo loo rari doono Estonia. - Mootooyinka korontada oo shilku ku badan yahay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Kala bar dadka iswiidhishku waa ku qanacsan yihiin xiriirka gogosha. -Gudoomiyaha baarlamanka oo diiday dib ugu codayntiinii muwaadinimada. -Xisbiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Degmada Köping ayaa digniin (varsling) siisay 25 shaqaale oo ka shaqeeya xanaanada carruurta. Qof ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu ka qayb qaatay urur…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ragga haya jagooyinka sare waxay qaataan fasax waalidnimo oo aad uga gaaban kan haweenka la midka ah. Shaqo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararaka Raadiyaha Iswiidhan
- Hanti badan ayaa lagu qabtay hawlgal qarsoodi ah oo laga sameeyay garoonka Arlanda. -Katja Nyberg (SD) ayaa laga eryay shaqadii booliska. -Wiil 18 sano jir…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Qashinka uu isticmaalo qofka oo hoos u dhacay Sweden. Dabab dhowr jeer ka kacay dhulal ku yaala Upplands Väsby iyo fannaanada Zara Larsson oo ku guuleysatay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Wiilkii yaraa ee lagu weysanaa nawaaxiga Umeå oo laga helay meel 20 daqiiqo u jirta gurigooda. Tiradda dadka dhuuqa sigaarka oo aad hoos ugu dhacday iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Roobab mahiigaan ah oo laga digay qeybo ka mida Norrbotten. 17 jir lagu helay dambiyo culus oo kufsi ka mid yahay iyo shaqaalaha adeega bulshada oo sheegay in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Booliska oo ka degaya in wararka beenta xilli dalka martigelinayo shir weyn oo Nato ah. Qaar ka id ah cudurada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhish ku sugan Uganda iyo Kongo- Kinsha xilli cudurka Ebola halkaas ka jiro. XisbiyadaTidö oosoo jeediyay in dugsiyada laga hirgeliyo baaritaanada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Boolis ku dhaawacmay ciyaar dhexmartay labbo kooxood oo Göteborg ah. Xisbiyada Tidö oo diiday in codbixin kale loo sameeyo xiisadii ka dhacay Baarlamanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ciyaar muhiim oo Sweden sugeysa Koobka Adduunka ee hockey‑ga. Shirkadda Ikea ayaa weli sii wada dhimista shaqaalaha. Hoos u dhac ku yimid qiimaha lacagta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waalidiin loo hayo cunugooda yar oo laga helay maandooriye. Markabka shihsyee oo loo hayo tuhuno iyo SD oo dooneysa in Raadiyaha Sweden iyo SVT u guuraan Kista…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Sicir-bararka oo hoos udhacay bisha Abriil inkastooqiimaha shidaal ku kacay. - Nin maxkamad lasoo taagay oo lagu tuhunsanyahay dambiyo uu fuliyay foxtrot. -…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Kooxaha dambiyada oo ku dhex fiday adeegyada nolol wanaaga. Warbixin laga soo saaray shilkii taraamka Göteborg iyo weerarkii waxbarashada jaamacadaha oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Tiro rikoor ah oo dabaaldegaysa 60 sano oo guur ah Ku dhowaad dhammaan qaxootigu waxay qaateen SFI Booliiska: Hal koox gaang oo keliya ayaa hadda xooggan…