Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Bulaacadihii kanaalada Malmö oo si kmg ah loo hagaajiyey. SMHI oo ka digeysa khatarka dab ka kaca in badan oo dalka ka mid ah. Wiil ka tirsan Naasiyiinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dulsaarka oon waxba laga beddelin In ka badan 300 siyaasi oo lala xiriirinayo kooxaha dambiyada ku howlan Qiimaha batroolka iyo naftada oo hoos u dhacay Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Duulimaadyada oo bishii Abriil ay kordheen. Dad dacwad lagu soo oogay dembi la xirriira Maandooriye la qabtay. Labbo nin oo 25 jiro ah oo xabsiyo kala duwan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Alaabta carruurtu ku ciyaarto oo laga joojiyey iibka kaddib markii la helay digniin asbest AIK Fotboll: Dambiilayaal isku dayay inay carruur ku tashkiiliyaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo baarlamanka kulan ugu yeeray Shilalka baaskiillada oo ay ku bataan dhaawacyo halis ah Qiimaha cuntada oo hoos u dhacaya. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Hogaamiyayaasha kooxeed ee xisbiyada oo shir isugu imaanaya. - 800 siyaasi oo u sharaxan baarlamanka ayaa dambiyo galay. - Amaanka safaarada iran ee sweden…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin 23 jir ah oo lagu xukumay xabsi daa’in dambiyo la xirriira fal-danbiyeed. Meelo badan oo Iswiidhen oo ay ka jiraan khataro dab oo weyn. Swedbank oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Shirkad ku taal Skåne ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ruushka u dhoofisay kiimiko mamnuuc ah Hooyo la dilay Xukunnada xabsiga oo kordhay, muddadooduna sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiya Iswiidhen
Koror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar bani’aadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Guddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabi’iyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN
- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Qof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Macalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Siyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Dhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray …
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sicir-bararka Arday AI-da wax ku khiyaanta Quraac luqadeed ka mida miisaaniyadda guga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Booliis aad u badan oo xaadir ku noqonaya Malmö inta lagu jiro ciidda fusxiga Dumar dacwad lagu soo oogay Waajibka wargelinta ee HIV waa in la baabi’iyaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Nin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Gabdho da’yar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray ”deklarationen” 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Shaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Qaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos la’aan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Saddex nin oo ku jira da’da 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ebba Årsjö iyo Zebastian Modin oo dahab iyo maar ku kala guuleystay MP oo soo bandhigay qorshe kor loogu qaadayo isticmaalka baabuurta korontada SMHI oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Safaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Cabbir hordhac ah: Sicir‑bararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Kun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada – waxaa lagu xukumay xabsi Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Labo haween oo la dilay Kalluunka iyo hilibka oo qaaliyoobey Hindisihii Miljöpartiet oo diidmo la kulmay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Waaxda qunsuliyadda ee UD oo gashay qaab heegan. Qiyaasta dadka la filayo iney helaan kaalmada dib u laabashada. Markabka Stena Bulk‑ga oo dronare lala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhacdadii diyaaradda dronerka oo ahayd mid halis ah balse aan la yaab lahayn 48,000 shimbirood oo la dilayo Ma jiri doono roob cas Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Xukuumada oo kordhinaysa muddada häkte saddex ilaa shan bilood. - tallaalka HPV oo difaac u ah dumarka yaraanta lagu tallaalo. - Karolinska sjukhus oo ah kuwa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Digniin jaalle ah ee baraf lama filaanka ah Dad badan oo u gudbay shaqo iyo waxbarasho 2025 39 xarumood oo HVB oo la xiray Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Shil ey baabuur badan ku lug leeyihiin oo ka dhacay E4 Dhaqaale cusub oo gargaar ah oo loo dirayo Ukraine Soo galootiga Sweden yimid ayaa hoos u dhacay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xisbiga Liberalerna oo aan doonayn in lala laabto sharciga ogolaanshaha joogtada ah. Kansarka mindhicirka oo lagu ogaan karo horenidaamka screening. Diidmada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararaka Raadiyaha Iswiidhan
-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada lo’da la qalo oo hoos u dhacday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Afart qof oo loo xiray eedeymo musuq‑maasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa…