Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Tirada kiisaska RS‑viruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaan‑gaarin oo la qabtay kadib qarax…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hay’ado gargaar ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan.
-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta da’da yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney laga la’aa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Ra’iisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo la’aanta oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney– xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan.
Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhan
Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Waaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Qof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Codsiga ugu horreeya ee lagu dhisayo tamar nukliyeer cusub oo Sweden ah. Digniin: Carruur lagu dhiirrigelinayo iney ku ciyaaraan daloollada korontada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha kaakowga oo hoos u dhacay – balse kan shukulaatada oo aan dhicin. Warbixin: Qiimaha ey cudurrada fayrasyada ugu kacaan bulshada. Laba haween ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Arday boolis ah oo lammaanihiisii dhibaato u geeystay. Shaqo la'aanta oo yaraanaysa balse qaadanaysa sannado kale iney gaarto heerkii ay joogtay ka hor hoos u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay – oo lagu tuhunsan yahay inuu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota. Nin weerar in uu ku qaado rabay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Boostada oo qabata daroogo badan. lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho. Bannaanbixii Salem oo dib u soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Poland oo iibsanaysa maraakiibta quusta ee SAAB. Nin yar oo dacwad dil lagu soo oogay. Barfuunnada Sweden lagu gado oo badanaa xaasxaasiyad keena. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Shilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Kubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Baraf ka da’aya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Xisbiga Cenpterpartiet-ka oo xoghaye cusub yeeshay. Wiilsha kubbadda cagta Iswiidhen oo groupp-kooda kaalintaugu hooseeysa ka galay. Tirada dukaamada la booqdo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin wado cirriiri aheyd ku soo kaadiyey oo 800 kr la ganaaxay. 26 jir ah lagu soo oogay dacwad dil ah oo u geeystay shaqaalaha Ambalaasta. Västra Götaland ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Saddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar. FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Dil u adeegsaday 13-jir – lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hay’adda canshuuraha oo loo baarayo jebinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Carruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii…