Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay “Iswiidhishka sannadka ee dunida”. Qof la toogtay oo keyn laga helay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Iswiidhen
Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Beer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Sweden
Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Tirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Forssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Nin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Sweden oo loo soo gacan geliyey nin looga shakisnaa dil Göteborg ka dhacay. Jaamacadaha Sweden oo hoos uga dhacay qiimeynta Jaamacadaha. labo qof oo kale oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Abaalmarinta kimistariga ee sanadkan oo saddex loo qaybiyay. Sicirbararka oo hoos udhacay bishii september. Musikhjälpen oo lacag ururinaysa waxbarashada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Nin 18 jir ah oo la xukumay kadib ku luglahaanshihii dil nin 45 jir ah. Macallimiinta iyo maaamuleyaasha iskuullada oo ku faraxsan shaqadooda. Qiimaha guryaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta sweden
Siyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen3/10 Podd-ka maanta
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale. Booliska ayaa sheegay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la la’aa oo laga helay iyadoo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen24/9 Podd-ka maanta
Dab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen23/9 Pod-ka maanta
Heyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Hindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen19/9 Podd-ka maanta
Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukunkii lagu sii daayay Henrik Landerholm oo rafcaan laga qaaay Wiilal lagu soo oogay dacwad dilka aabbe carruur yar leh MP oo ku dacweeyay dowladda jebinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Xayeeysiin ka beenabuurasho tigidhada gaadiidka oo faafaya. Isticmaalka muqaadaraadka dhallinyarada ka da'yar 30 sannadoodoo yaraatay. Caqabaddii bakteeriyadii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Saddex qof oo Swedish ah oo lagu qabtay dalka Portugal Xukuumadda oo ku maalgelineysa in ka badan afar bilyan oo karoon waxbarashada Ehel ayaa lagu xukumay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Gabar 17-jir ah oo dhowr jeer la tooreeyey 19-jir shaqa qaran haya oo lagu xukumay afar kiis oo faraxumeyna Waayeelka xaqa u leh inay codbixiyaan oo sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen12/9 Podd-ka maanta
Jessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Waalidiinta diida caawinaadda caruurtooda dhinaca qaldan u leexda, oo laga yaabo in lacag ganaaxo. Qiimaha cunnada oo Agoosto hoos u dhacay. Suuqa shaqada oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Booliska ayaa baaritaan bilaabay kadib markii hal nin xalay lagu dilay magaalada Göteborg. Shirkadda lacagta lagu bixiyo ee Klarna oo lagu qiimeeyay suuqa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Dhamaan shaqaalaha ka shaqeeya magaalada Stockholm ayaa la faafiyay. Xukuumadda oo soo jeedisay maalgelin dhan 300 milyan internetka xarunta waayeelka oo laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Sweden
Baaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dab xooggan oo kacay guryo safa Shaqaale adeegga guriga Uddevalla oo shaqada laga joojiyay Digniin roobab xooggan oo daadad keeni kara – Västra Götaland Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Muwaadin norwiiji ah oo looga shakisan dilkii labbo ruux lagu dilay magaalada Göteborg isbuucan. Sicir bararka bishii Agoosto kor u kacay 3.3%. Xukunka ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Duulimaadyad oo wali soo jiita rakaab badan Sweden oo u baahan tahay in dib loo dhiso nidaamka dhuumaha biyaha. Xukuumadda iyo Sverigedemokraterna oo doonaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Xildhibaankii hore ee xisbiga Socialdemokratis ka Jamal El-Haj ayaa samaystay xisbi cusub. Malmö waxa laga xirayaa Tiktokga, Snapchat-ka. Shirkada Scania oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Isak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Danjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
60 iskuul oo lagu sameeyay kormeer aan hore loo sii ogaysiin. Tababar degdeg oo la siin doono shaqalaha maktabadaha iskuulaadka. Halis weyn ooka jirta in dab…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waalidiin qorsheynayay inay gabadhooda u guuriyaan oo xabsi lagu xukumay. Biyo la'aantii ka jirtay Stockholm oo haatan yaraatay. Ukun dib loo celinayo oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xisbiga S oo ugu yeeray Strömmer guddiga garsoorka kadib cunfi cusub. Dacwad laga soo oogay oorso iyo ilmaheeda oo la ugaarsaday. Aag cod dhaqan oo laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Thailand oo Iswiidhen ka iibsaneeyso diyaarado nooca dagaalka ah. Kumanaan dumar ah oo ku qasbanaan doono in ay baaritan cusub oo kansarka sameeyaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
1,050 qof oo loo aqbalay in ay bilaabaan tababarka booliska dayrtan. Wiil 17 jir ah oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi kadib dilkii ka dhacay Malmö. Qiimaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen…