Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka …
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Khatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Isra’iil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta ”Floris” oo ku soo socota…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israa’iil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Labbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Iswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Qarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah da’i lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Soo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Gobolka Västerbotten oo laga mamnuucay in dab laga shido keeymaha iyo dhulka. Wiil 16 jir ah ayaa loo xukumay qaraxii Janaayo ka dhacay xaafadda Farsta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Kristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Raii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ardaydii ugu badneed oo CSN kala noqotay lacag. Cimilo roobab culus oo laga filayo qeybo dalka dhammaadka toddobaadka Ismail Abdo oo lagu hayo Turkiga Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Sweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Koroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Kastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ebba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Magdalena Andersson, oo sheegtay in canshuur sare lagu soo rogo dadka dakhligoodu sarreeyo. Amanda Lind ayaa difaacday taageerada xisbiga ee dib u qalabaynta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
SMHI oo ka digtay roob badan Nin lagu toogtay Göteborg Qarax ka dhacay faras-magaalka Malmö Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliska Stockholm oo ka digaya khamriga been abuurka fasaxa 'midsommar'. Soo jeedin in dadka qaba ADHD iyo Ootisimka loo fududeeyo liisanka darwalnimada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka manta iyo Sweden
Giriiga ayaa sheegay in ay Israa’iil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tiradadadka booqda xarummaha gargaarka degdegga ah oo hoos u dhacay sannadkii hore. Isu socodkii tareenka ee magaalooyinka Sundsvall iyo Umeå oo curyaamay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wasaaradda arrimaha dibadda Iswiidhen ayaa adkeynaysa talada socdaalka ee Israa'iil. Booliska oo soo saaray baaritaan ku aadan halka ay dembiyada dalka ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qaxootiga Ukrain ka jooga Midowga Yurub oo sharciga loo kordhiyey Israa’iil oo xirtay dhammaan safaaradaheeda Howlgal boolis la xiriira carruuraha dalka laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo la’aanta oo hoos u dhacday Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Raadiyaha Sweden
Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta Raadiyaha Sweden
Qof dheeraad ah ayaa loo qabtay dilkii saddexda qof ee Uppsala. Nin ayaa lagu qabtay isagoo dhoofin rabay gabadh uu dhalay. Xukuumadda oo 100 bilyan oo koroon…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dhowr qof oo loo qabtay qeylo-dhaan hub ka dhacday Östermalm darteed. Nooc cusub oo COVID-19 ah oo faafaya. Banaanbax weyn oo Qaza la xiriira oo ka dhacay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Nin 45 jir ah oo lagu soo eedeeyay isku kicin. Hase yeeshee ay maxkamaddi sii deysay. Galdaloollada xaaqidda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Thailand oo iibsanaysa diyaarada dagaalka dalka Sweden. Pizzeria ayaa u isticmaalay mashiinka sibidhka in uu kuwalaaqdo suugada. Dadkii ku noolaa tuulada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Raadiyaha Iswiidhan
Afar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Raadiyaha Sweden
Baaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wiil ayaa ku dhintay shil- darawlkii ayaa loo qabtay. Wiil 15 jir ah ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad dil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Wakiilka cadaaladda oo dhaleeceeyn u soo jeediyay heyadda xafiiska shaqada. Guri ku yaalla Västerås oo qarax lala beegsaday. Dhallaan iyo qaangaar si sharci…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil Iswiidhish ah oo rummaanka loo dhigay dil ka dhacay Denmark. Dugsi madax-bannaan oo takooray ilmo baahiyaha gaarka ah qaba. Lacagaha lagu helo haraaga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin iskuday dil sameeyay oo laqabtay -toddoba qofna dhaawacay. Saraynta adeega Swishka oo la iswaydiinayo kadib khalkhalkii ku yimid. Shirkada gawaarida ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliska oo maanta gelinkii hore nin ku toogtay magaalada Uppsala. Tagsiilihii saddex qof ku jiiray magaalada Malmö talaadadii oo la sii daayay. 160 ardey oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil 18 jir oo la codsaday in ruumaanka loo dhigo togashadii Örebro. Hay'adda SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan baraf. Shimbir ka duushay Iswiidhen oo…