skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidhen ayaa ku kordhay 0.9 boqolkiiba.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.