Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney dacwad lagu oogay kadib markii ay xad-gudub ku sameeysay carruur. Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay guri ku yaalla magalaada Örebro. Nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Heerka faxalka ubaxa ee pollen oo wali aad ugu sarreeyaa Stockholm. Kitaabka Qur'aanka oo la qorsheeynaayo in lagu gubo magaalada Jönköping. Nin bishii maarso…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maxkamadda racfaanka ayaa beddeshay xukunkii hore ee arrinkii Murhaf hamid. Toban shirkadood ayaa laga yaabaa in lagu khasbo inay bixiyaan ganaax dhan 22…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Deeqaha dadweynaha ee ururada samafalka oo sii kordhaya. Nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in ka dib dilkii laba qof ee ka dhacay Norrköping. Kiniin cusub oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Marqaatiga muwaadiniinta ayaa ku kacay malaayiin iyada oo aan waxba laga faa'iidin. Kumanaan arday ah oo laga doonayo in ay dib u bixiyaan lacagta CSN. Hal qof…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shaqo la'aanta oo hoos u dhacday saddex bilood oo xiriir ah. Waalid lagu soo oogay dacwad, taas oo la xiriirta in ay daryeelin ulkaha caruurtooda. 70 qof oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Roobkii ugu yaraa ee in ka badan 100 sano. Diblomaasi sare oo Iswiidhish ah oo loo xiray basaasid. Bukaankii ugu dambeeyay oo ka baxay isbitaalka ka dib…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
In ka badan 50 qof ayaa lagu qabtay hawlgal ballaaran oo ka dhacay aagga Östersjö. Halista dabka cawska iyo kaymaha. Wasiirka arrimaha dibadda iyo weerarrada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ninka warbaahinta looga yaqaan ’Nytorgsmannen’ ayaa lagu soo oogay dacwad kufsi. Xukuumadda ayaa soowajahday dhaleeceyn kadib markii Thyberg uu ka tagay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Caruur iyo dhallinyaro badan oo qaata dawada xaaladda ADHD. Xildhibaanadda xisbiga Vänsterpartiet Lorena Delgado ayaan doonayn inay ka tagto xilkeeda. Maanta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil 18 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac halis kadib markii u dhismo ka soo dhacay. Sicir bararka oo ka hooseeyay sidii laga filayay bishii abriil. Todobo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa maanta ruumaanka dhigtay nin shalay ay sii daysay maxkamadda degmadu. Nin reer Malmö ah oo lagu xukumay inuu bixiyo 740,000…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney 50 jir ah ayaa geeriyootay ka dib markii uu baaskiil jiiray. Waxaa jira xiiso weyn oo ku saabsan barashada sida loo xalliyo dembiyada. Wiil da'diisu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Sweden
Xeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daa’in. Dacwadaha inkasso…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Sweden
17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Sweden
Shan Qof oo La Xiray Kadib Dil Rasaaseed ka Dhacay Eskilstuna. Svenska Kraftnät, afar qeybood oo kala duwan ee qiimaha korontada ee hadda ka jira ee Sweden…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in uu 500 milyan oo karoon ku maalgeliyo shaqooyinka xagaaga. Alexandr oo 14 jir ah ayaa ku dhashay Iswiidhen oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Göteborg oo afar qof shalay loo xiray tuhun la xiriiro lacagaha la dhaqay. Ardayda dhigata dugsiyada ayaa sheegay in aysan iskuulka ka helin kaalmo ku filan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wariye Joakim Medin pp dacwad loogu oogay dalka Turkiga. Shirkadda gawaarida ee Volvo oo laga yaabo in ay abuurto shaqooyin cusub. Nin aya maanta xabsi da'iin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ururka shaqaalaha macalimiinta oo doonaya in hay'adda MSB ay baarto isticmaalka app-ka amniga. Hay'adda caafimaadka oo ku boorisay in dad badan oo da'a ah ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qoys reer Göteborg ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo halis ah. Nin lagu tuhunsanyahay in uu dembi ku galay degmeda Botkyrka oo Ciraaq lagu xiray. Nin 24 jir…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Toogashadii shalay ee Eslöv oo lala xiririrnayo kooxo burcad. Booliska dalka Australia ayaa gacanta ku dhigay wiil 15 jir oo Iswiiidhish ah. Xilliga xagaaga oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shan qof oo isbitaal loola cararay ka dib dab ka kacay guri ku yaal Helsingborg. Iswiidhishka oo cuno kalluun iyo cunto badeed oo ka yar intii hore. Ingiriiska…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
Degmo kale oo joojisay taageerada muusiko Yasin oo ka qeyb galayo. Qofna looma xukumin ka ganacsiga dadka. Gaadiidka ku socda xawaaraha ugu badan. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Midowga Yurub oo hakad galiay falcelinta canshuuraha ee ka dhanka ah Mareykanka. Haweeney hooyadeed dishay oo lagu xukumay daryeelka dhimir-daaweeynta. Labo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Labo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Rickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Maanta iyo wararka radio Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Xisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan
Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray ” maxkamad u qabasho” ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Labo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wadarta sicir-bararka ayaa ahaa 2.9 boqolkiiba bishii Feberaayo. Qof kale oo lagu daryeelayay isbitaalka Örebro ayaa la soo saaray. Dhaqtar sare oo ka tirsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Siyaasadda cimilada Iswiidhan oo uu is bedel ku yimid. 7.2 boqolkiiba xooga shaqaalaha ayaa ah shaqo la'aan, sida uu xafiiska shaqada sheegay. Haweeney ayaa ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xildhibaan ka tirsan SD oo is casilay. SJ oo maalgelinaysaa tareenno cusub. Biyo isbitaal aan la cabi karin. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin tababare u ahaa koox ka dhisan Lund oo la xukumay. Waxaa soo badanaya darawaliinta baabuurta xamuulka qaada ee khamriga ama maandooriyaha isticmaala…