Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hanti gaar loo leeyahay oo taalla Risbergska. Eeyo weerare shaqaale ka tirsan adeegga guriga. Hoggaamiye ka tirsan Foxtrot oo danbi daroogo lagu soo oogay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Digniin oranji ah oo ku saabsan baraf lama filaan ah. Kristersson: Zelenskyj si dimuqraadiyad ah ayaa lagu doortay. Nin ka tirsan shabakadda Foxtrot oo ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Khidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Shaqo la’aanta dalkani Iswiidhen oo kor u kacday. Racfaan laga qaatay xukun la xidhiidha xasuuq loo haysto haweenay. Xilliga xasaasiyada pollenka oo hore u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Raadiyaha Sweden
Tiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daa’in ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Labo qof oo ku dhaawacmay Örebro oo lagu daweeynayo qaybta daryeelka degdega. Dad badan oo kirada bixin kari waayay ayaa guryaha laga saaray. Hay'adda SiS oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Mikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iskuulka Risbergska oo ilaa amar danbe sii xirnaana doono. Sicir-barar ayaa sare u kacay bishii Janaayo. Nin kula kacay haweeneey isku day dil ayaa maxakamadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Falcelin kadib hadalka Trump uu ka sheegay Gaza Iswiidhish lagu tuhunsan yahay laba weerar oo ka dhacay safaaradaha Boqorka: Waxaanu ku jirnaa naxdin iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad. Waxa la doonayaa in la soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hay’adda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm. Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliska Sweden ayaa helay warbixin ka dhan ah askari Israa’iili ah oo booqasho ku joogay dalka Sweden. Waxaa jiray ku dhawaad 600,000 oo booqashooyin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ivo oo xirtay kilinig gudniinka ee ku yaal Göteborg . Dhaqaalaha iswiidhen oo si lama filaana u kobcay. Dacwad lagu soo oogay nin ku eedeysan inuu dilay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Gabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Idaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Wiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iskuulka Islamiska ee ku yaalla magaalada Växjö oo maanta ay soo wajahday hanjabaad. Nin iyo naag 20-meeyo jir ah ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shalay ayaa qof loo xiray tuhun dil ah kadib markii haweeney dhaawac ah lagu arkay meel banaan ah ee nawaaxiga Märsta fiidnimadii axaddii. Haweeney 30-meeyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Guud ahaan kala bar qashinka cuntadaSweden wuxuu ka yimaadaa qoysaska. Laba wiil oo aan qaangaarin oolagu qabtay magaalada Malmö. Shirkadda lacag waarididda ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Go'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay – ka dib shil ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hal qof oo loo qabtay qarax ka dhacay fiidnimadii talaadada guri ku yaalla xaafadda Hässelby. Xulka gabdhaha kubada cagta Sweden oo soo baxay tartanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen ayaa lacag gaaraysa182 milyan oo karoon ugu deeqaysa dadka ay dhibaatada ba’ani ku hayso lix dalal. Booliska ayaa hadda isticmaalaya baraha bulshada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin iyo laba dumar ah ayaa lagu xukumay ganaax-maalmeed ah ka dib markii ay khudrad ku tuureen wasiirka arrimaha dibadda Maria Malmer Stenergard (M). Waxaa sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hay'adda saadaasha hawada - SMHI, ayaa soo saartaa digniin jaale ah oo ku saabsan silbasho baraf galabta manta iyo berrito oo sabti ah. Dadka lagu leeyahay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin xubin sare ah oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee Foxtrot oo dib loogu celinayo Iswiidhen. Baarlamaanka oo 'HAA' ku aqbalay soo jeedinta xukuumadda ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maanta oo arbaco ah ugu codeeyay 'haa' guddiga cusub ee Yurub. Booliska ayaa baaraya labo qarax oo xalay labo magaalo ka kala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tirada dadka ku dhaca wadna istaaga degdega ah ayaa ku sii socota inay hoos u dhacdo. Subaxnimadii Isniinta, ayaa heerkulka magalada Göteborg ka jiray lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dhulgariir ayaa axadii ka dhacay baliga Vänern, ee ku yaalla koonfurta magaalada Karlstad. Wiil toban jir ah ayaa ku qarqamay barkad ku taal beerta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Weriyaha ka hawl gasha Raadiyaha Iswiidhen ee qaabilsan Bariga Dhexe, Cecilia Uddén, ayaa ku guulaysatay abaalmarinta saxafiyiinta ugu weyn ee qeybta codka…