Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen ayaa lacag gaaraysa182 milyan oo karoon ugu deeqaysa dadka ay dhibaatada ba’ani ku hayso lix dalal. Booliska ayaa hadda isticmaalaya baraha bulshada si ay u joojiyaan dhalinyarada ay tashkiiliyaan kooxaha dambiilayaasha ah. Nin baa taksiile fiidnimadii isniinta ugu hanjabay bistoolad, ninkan ayaa la sheegay in uu ku eedeeyey in taksiiluhu oo si tartiib ah u kaxeenayay gaariga.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.