Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Sweden
Booliska Sweden ayaa helay warbixin ka dhan ah askari Israa’iili ah oo booqasho ku joogay dalka Sweden. Waxaa jiray ku dhawaad 600,000 oo booqashooyin shaneemo ah oo kayar sannadkii 2024 marka loo eego sanadkii ka sii horeyay. Ugaarsiga sharciyeesan ee yeeyda ee sanadkan ayaa hadda laga joojiyay dhammaan shanta degmo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.