Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Sweden
Maxkamada degmada Södertälje ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku riday nin dilay labo caruur ah oo uu dhalay. Maanta ayaa shan dhallinyaro ah lagu soo oogay dacwad ah inay ku lug lahaayeen dilka Mikael oo 39 jir ahaa, kaas oo gu’gii la soo dhaafay lagu toogtay xilli uu marayey waddo ku taalla xaafadda Skärholmen. Tirada carruurta ku dhaawacantay baaskiila korontada ku shaqeeya oo aad u korortay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.