Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Intii lagu guda jirey fasixii Kirismaska ayey ururka BRIS (xuuuqda dhallaanka ee bulshada dhexdeeda) soo gaareen wicitaanno 19% ka badan marka loo barbardhigo sannadkii ka horreeyay.
Tirakoob hordhac ah oo ka soo baxay hayadda hoggaanka gaadiidka ayaa lagu sheegay iney shilalka gaadiidka waddooyinka ku geeriyoodeen sannadkii 2022 dad gaarsiisan 220.
Monica oo 83 jir ah oo magaalada Norberg ku dhaqan ayaa waxaa telefoon u soo diray oday ey yaraantii, is jeclaayeen oo uu xiriir ka dhexeeyey muddo gaaban sannadkii 1955. 65 sannadood kadib jacayl…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.