skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Iskuullada muslimiintee xorta ah ee kala ah Framsteg oo ku yaal Stockholm iyo Imaan Skolan ee magaalada Uppsala, ayey maxkamadi ku xukuntay in aaney sii furnaan karin.

Iyadoo ay tahay biloowgii ciidda Kirismiska ayaa la faliayaa in gaadiidka waddooyinku ay aad u bataan. Illaa iyo iminka ma jiraan daahitaanno badan waxaase la qiyaasyaa in jidadka inuu barafku aad u qaboojiyo oo ay sabiibax badan noqdaan. Iyo warar kale oo xiiso leh.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.