skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Kaniisadda Sweden ayaa dib u eegis ku samaynaysa u diyaar garoobideeda xaaladaha khatarta ah iyo dagaallada hubaysan.

Waa in la mamnuco gubidda dhammaan kutubta muqadiska ah oo dhan, sidaas waxaa soo jeediyay Masaajidka Göteborg sida uu sheegay SVT Väst.

Sida ay muujisay baaris ay samaysay laanta wararka Ekot, in ku dhowaad afartan degmo oo Sweden ah u ogolaadaan qaxootiga Yukrayn nidaamka waxbarashada afka swedishka ee SFI.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.