skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Bukaan xanuun u yiil isbitaalka Helsingborg ayaa geeriyooday iyadoo aan cidi ogaan.

Ururka dhallinyarada ee xisbiga Centerpartiet (CUF) iyo midka ardeyda ayaa shaaca ka qaaday iney taageersan yihiin go'aanka guddiga doorasharada ee xisbigu ku soo bandhigay in Muharrem Demirok loo doorto hoggaamiyaha cusub ee xisbiga C

Tatueringar oo ah midabbada ay dadka qaar jirkooda ku xardhaan, ayey cilmi baarayaal Jaamacadda Lund ka howlgala baarayaan in uu sababo cudurka Kansarka.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.