skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Nils van der Poel oo ah cayaar yahan dheelka cayaarta barafka lagu ordo ayaa saddex biladood ku guulaystay xaflad cayaareedkii xalay.

21 jirka Daniel Lönn oo ah Sverigedemokrat reer Borlänge ah ayaa noqonaya xildhibaanka ugu da'da yar baarlammaanka Sweden.

Madaxa xukuumadda Iswiidhen Ulf Kristersson ayaa maanta hortagay baarlamanka waddammada ku midoobay EU-da ee magaalada Strasbourg.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.