skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Qiimaha cunnada ayaa la fileyaa inuu kor u sii kaco sannadkaan, haseyeeshee kor u kacaan ayaa la qiyaasayaa in uu ka hooseeyn doono kor u kicii sannadkii hore.

Xukuumadda Sweden ayaa gorgortan ku saabsan sidii ay u wada samyan lahaayeen wada shaqayn ciidan oo ballaaran, oo horseedi doonta in ciidammada Maraykanku ay ka hawl geli karaan arllada dalka Sweden, kula jirta waddanka Maraykanka.

Baahi aad u ballaaran ayaa ka jirta dareewallada basaskad xaaladda iminka lagu jiro, sida uu sheegay David Erixon, oo ah madaxa laanta xiriirka ee shirkadda…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.