Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maanta ayay bilaabatay maxkamad la xiriirta dacwad ka dhan ah nin lagu eedeeyay in uu isku deyey in uu maalgeliyo ururka Kurdiyiinta PKK ee ku shaabadeeysan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laga bilaabo maanta ayaa ciddii haysata aqoonsiga taleefanka gacanta ee loo yaqaan 'Mobilt bank-ID' sameeysan kartaa kaar aqoonsi oo elektaroonig ah. Nin horey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wakaladda biyaha Gästrike vatten ayaa soo saartay qorshe beekhaamin biyaha la isticmaalo. Digniin ka jirta guud ahaan dalka ee khatar dab kuleylka ka kaca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tuhunnada masuqmaasuqa ee ka dhex maamulada degmooyinka iyo kuwa gobolada oo la rumeysan yahay in aysan hoos u dhicin. Dhakhtar sheegay in aan waxba laga baran…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dilaa xukunka xabsi daa'in ah ku xukunnaa oo imminka loogu bedelay xabsi wakhti xaddidan. Koriimmada caruurta oo la sheegay inay saameyn xun ku yeelato…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhen ayaa go'aan ku gaartay in ay Turkiga gacanta u geliso nin 35 jir oo muwadin Turki ah. Maxkamadda sare ee maamulka ayaa dubbaha ku dhufatay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Murugo iyo xasuus loo qabtay will tooreey lagu dilay Älvsjö. Beeraleyda koonfurta Sweden oo ka wel welsan abaarta iyo kuleylka halka dad kalana ay ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Annie Lööf, Ahmed Berhan iyo in kale oo magac ku leh bulshada oo daadin doona barnaamijka Soomar ee ka baxa P1 sannadkan. 11 jir xalay gaar ku jiiray Märsta oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baare ka tirsan dowladda oo soo jeediyay in toddobaad dhalmada ka hor dumarka urrka leh la siiyo lacag sharuud la'aan ah. 8 jir la doonayo in laga masaafuriyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa kordhaya dadka booliska ganaxaaxo ee la qabto iyaga oo ku kaadshaya banaanka. Sicirka cuntada oo bishii labaad oo xiriir ah hoos u soo dhacaya iyo xaflad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dood faqooqa caruurta ee iskuuladda oo qeyb ka ahayd toddobaadka siyaasadda Järva. Maxkmadda racfaanka oo adkeysay xukun 17 jir dil u geystay qof 55 oo uu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gacan ka hadal xooggan oo maanta ka dhacay magaaladda Eskilstuna. Boonbaladii ugu horreysay oo u sammeysan qaab dumar oo loo adeegsaday tijaabooyinka shilalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kummanaan qof oo ku dhaawacmay shilalka baaskiilada koronatada ee lugta lagu haraatiyo sannadkii hore. Magaaladda Uppsala oo noqon karta meel bukaanaddu lacag…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gaari laga shiday wax lagu tuhusan yahay gubaabada kooxaha xagjirka Islaamiyiinta inta ay socdeen rabashidii Påsk ee Örebro oo la kashifay. Safarrada oo mar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Madaxa kooxda kubadda cagta AIK oo is casilay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga oo ka bbaqday kullanka Nato ee Oslo oo la filayay in ay isku arkaan dhigiisa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo ey ka soo dhammaatay rajadii xulka qaranka ciyaarta koobka dunida ee xeegada barafka ama Ishockey. Khaamiistii shalay sacaddu markay ahayd abaaraa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Tobias Billström oo ka faallooday tallaabadii dalka Ruushku ku kacay. Ku hadalka mobaaylka bulshada Sweden oo markii ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Saddex dumar ah ayaa u geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay agagaarka magaalada Vimmerby. Khayraadka dabiiciga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Wiil 15 ah oo lagu dhaawacay Iskuul ku yaalla Örebro. 48 oo loo haysto inay lunsadeen lacagta tageerada waxbarashada ee (CSN) degmada Markryd. Wakhti kulaylaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiya Iswiidhen
Ganacsatada iyo shaqa bixiyeyaasha waqooyiga Iswiidhen ayaa cabsi soo wajahday, kadib maray xukuumaddu ku dhawaaqday in la adkeyn doono shuruudaha dadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Xildhibaan lagu tuhunsanaa galmo iibsi oo dacwadiisii hordhaca ahayd hoos loo dhigay. Toogashooyin ka dhacay Stockholm iyo Göteborg arbacadii iyo khamiistii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa weli socda howlgalada lagu soo xirayo dadkii ka qeyb qaatay rabshadihii Påsk ee sannadkii 2022. Dhakhtar cabsi ka muujiyay ardayda qaacisa cigaarka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka ku biiraya A-kassa oo si aad ah u kordhaya. Ninisagii la toogtay misana lagu helay dambi, xukuna lagu riday iyo roondooyinka habeenkii ee hooyooyinka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda sare oo oggolaatay dhageysiga dacwad nin hore loogu waayay dambi kufsi gabar 10 jir. Sarkaald bileys oo dukaan ka xaday alaab misana isku dayday in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström ayaa doonaya inuu ururka Midowga Yurub u aqoonsado argagixiso ciidanka Ruushka ee lagu magacaabo Wegner…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ashtakooyinka la xiriira faqooqa iyo cunsuriyadda laga gudbiyo oo aad u kordhay. Ardayda jaamacadda ee u adeegsadaga waxbarashadooda cilmiga caqliga macmalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Toddobo jir qatyaan ka taagan saacadda la bedelo ee kuleylaka kana codsaday ra'iisal wasaaraha Sweden in la joojiyo bedelka saacadda. Darawal aad u indha adag…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen oo u diraysa Yukrain ciidan farsamo iyo qalab dayactir. Maxkamadda racfaanka oo xukunno ku ridday shan ka mid ah lix qof oo ka mid ahaa 11 qof oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Robotyo u qubeyn kara waayeelka oo ku soo biiri kara shaqada xanaanada waayeelka dalka. Kalkaalisooyinka wax ku barta Iswiidhen oo u hayaama dibedda. Dalaga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Jimcada maanta ayay ka bilaabatay dacwad la xiriirta dhakhtarka Staffan Bergström oo ka caawiyay qof aad u xanuunsanaa, rajana aan lahayn siduu noloshiisa u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kadib falkii mindiyeeynta ee shalay ka dhacay iskuul ku yaalla xaafadda Vällingby oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, ayuu maamulka iskuulku mar kale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiya Iswiidhen
Bartamaha xaafada Jakobsberg ee degmeda Jarfälla ayaan hadda loo aqoonsaneen goob maandooriye, sida uu booliska sheegayo. Boliiska ayaa racfaan ka qaatay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tiro malyan ka badan oo ku dhaqan Iswiidhen ayaan weli sameeyn xisaabxirkii sannadka, midkaasina oo saldhig u ah canshuurta aad bixin doonto. Tirada shirkadaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa sare u si kacaya tiradda dadka iyo shirkadaha lagu leeyahay deeymmaha korontada oo ay ku leedahay hay'adda qaabilsan uruurinta deeymaha ee magaceeda loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 25 jir habeen hore lagu toogtay oo ku geeriyooday xafaadda Hagalund ee magaalada Borlänge. Maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha oo go’aan ka khilaaafkii u d…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Seddex qof oo xabsi daa'in loogu xukumay dilkii loo gaystay gabadhii 12 jirka ahayd, Adriana ee degmedda Botkyrka oo dhacda koonfurta magaalada Stockholm…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Degmadda Skellefteå ee waqooyiga Sweden ayaa ka mid ah degmooyin baadigoob…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
150 ka Iswiidhashka ah oo wali ku sugan dalkaasi Suudaan. Cisbitaalka carruurta ee Astrid Lindgren oo ku yalla degmada Solna ee magaalda stockholm ayaa laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sigge Holmqvist oo 104 jir ah oo khlad loogu yeeray inuu ka soo qayb galo ciyaarta kubbadda cagta ee caruurta shan-jirrada. Bileyska degmadda Luleå oo soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa dooneysa in ay sare u qaaddo aqoonta loo leeyahay qofka marka uu ka soo bogsooda cudurka Covid. Zeina Dolani oo sheegtay in Ramadan ay tebeyso…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Aabbe 45 jir ah oo lagu riday xukun xabsi daa'in ah maadaama uu dilay wiilkiisii oo 8-jir ahaa bishii jannaayo magaalada Umeå. Aabbahan ayaa qirtay inuu dilay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka Iswiidhen oo gaari doono ku dhowaan 11 milyan sannadka 2030. Shirkadda tareemmada ee MTR oo dacweynaysa darawallada tareemmada ee ku jira shaqo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kansarka maqaarka oo soo badanaya oo xitaa dhallintii soo gaaray. Degmooyinka oo aan bixin waxbarashada koorsada barashada handhaqanka bulshada. Diyaaradii ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
19 qof oo gacansaar la leh kooxaha dembiyada iskubaheysta ee dalka Litawen oo aad uga shaqeeyn jirey ganacsiga maandooriya la isaga waarido dalalka Isbayn iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
17-jir lala baxsaday. Dialalka ka dhaca degmada Eskilstuna oo aad u batay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Iswiidhan
Soomaalida ku dhaqan magaaladda Umeå oo bilaabay mashruuc caawinaya waalidiinta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Iswiidhan
Heeyada dalkan oo shaqaalahooda ka mamnuucay isticmaalida app-ka Tiktok iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Safaradda ciida Påsk-iga(Ciidul fusxa) oo bilowday iyo talo la siiyay dadka gaadiidka u safra inta dabaaldegga ciidaasi lagu jiro. Meyd laga helay agagaarka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hilibka xoolaha iswiidhishka ee la iibsado ayaa yaraaday, halka hilib fara badan laga keeno dibedda. Saaxiibo arday ah oo u kuurgalay soo hubinta caafimaadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamad xukuntay in bileyskuku khaldanaa diidmadii banaanbax qaboobihii lagu gubi lahaa Quraanka kaasoo ka hor dhici lahaa safaaradaha Turkiga iyo Ciraaq…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Magdhaw ma helaan ehelada dambiileyaasha la dilo ee horey uga tirsanaa kooxaha gaangiska. Caruurta qaaradda Yurub oo da' hoose ku bilaaba barashada luuqad aan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda shabakadda ICA oo diidday inay sheegto noocyada alaabooyinka 300 gaareya oo ay ku talajirto inay qiimahooda jebiso laga bilaabo 11-ka bisha abriil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen oo xoogaa ka rajo dhigay ka mid noqoshada gaashaanbuurta Nato bilahan soo socda, islamarkaana wax ka bedelay ereyadiisii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Machadka SOM-institut oo ka tirsan jaamicadda Göteborg ayaa soo saaray xog-uruin-sannadeedkiisii oo uu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarkii maanta iyo Raadiyaha Sweden
Abaalmarinta Polarpriset oo ay heleen saddex halabuure. Daraasad caafimaad oo laga sameeyey qowmiyadda Same-iga ee Sweden. Waxaamararka qaarkood is buriya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ka dib hadal hayntii qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray ayey shabakadaha shirkadaha qaarkood ey ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Zlatan oo caawa u safan doona qaranka Sweden iyada oo ciyaar kululi ey dhex mari doonto Sweden iyo Beljimka. Dhallinyaradda Sweden ee u arka nolosha in aysan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dhageysiga dacwad 22 jir dilay labo dhallinyaro oo u soo dhacday gurigiisa oo maanta furantay. Hoggaamiyaha xisbiga C oo ku baaqay in la sii wado qorshe…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka oo aad u iibasada cunno ka badan inta ay adeegtaan bilaha caadiga ah ee aan la soomaneyn. Bileyska oo 84 milyan oo karoonku kharashgareeyay ilaalintii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sara Skyttedal oo ay tahay in ay dib u soo ceshato kalsoonida xisbiga KD haddii ay dooneyso inay mar kale xisbiga ku metasho baarlamanka midowga Yurub…