Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dhowr taksiileyaal oo ka daalay duruufaha shaqo ee liita ee ka jira shirkadaha app-ka sida Uber iyo Bolt ayaa sameeystay app cusub. Rabshadihii ugu dambeeyey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 18-jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil, kaas oo sababay toogasho ka dhacday koonfurta Stockholm. Waxaa caawa la wada sugayaa ciyaarta masiiriga ah ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xulka kubada cagta ee Sweden ayaa sabtidii ina dhaaftay 5:0 kaga guuleeystay dhigooda Istooniya Waxa kor u kacday tirada dhimashada dhulgariirkii h jimcihii la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Laba qof ayaa loo qabtay tuhun la xiriira dil alay ka dhacay magaalada Uppsala habeennimadii shalay. Waxaa la go'aamiyay inay halkeedii ka sii socoto…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney 60 jir ah ayaa xalay lagu toogtay magaalada Uppsala. 275 kiilo oo ah nooca maandooriyaha amfetamin, qiimaha ay waddooyinka ka joogtaa ahayd malaayiin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wixii ka dambeeyey falalkii gubista kutubta Qur'aanka ayey culimo badan oo caalami ah welwel ka muujiyeen kor u kicid dacaayadaha internetka lagu baahiyo ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Miraha iyo khudaarta ayaa yeesha midabbo badan oo xoogan. Ma ahan oo kaliya qurux, laakiin sidoo kale caafimaad ayaa laga helaa, sida lagu sheegay laanta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Hoggaanka ururka samafalka Nobel ayaa dib uga laabtay go'aankiisii ahaa in xafladda billad-bixinta Nobel ee bisha diseember uu ku casumo safiirrada Iswiidhen u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Inta lagu guda jiray xagaagii, tirada muwaadiniinta Ciraaq ee ku jira goobaha laysku hayo ka hor tarxiilka ee sugaya masaafurinta ayaa kordhay. Qarashka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in xukuumaddu ay baarto haddii ay suurtagal tahay in la mamnuuco gubista kitaabka Qur'aanka. Saddex kiis oo jadeeca ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xaaladda dhaqaale adag ee jirta awgeed, waxaan dadka ku filneen lacagaha soo gala -waa sida ay dareentay Malin oo a ku nool Malmö. Booliska ayaa xaqiijiyay in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
12 ka mid ah 21ka gobol ee Iswiidhen ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta xisbiyada ka dhexeeya heshiiska Tidö ee ah in la soo bandhigo ogaysiis qasab ah oo loogu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin Swedish-Ruush ah, kuna nool Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah in howlo basaasnimo sharci daro culus uu u qabanayay dalka Ruushka. Dhererka baabuurta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Iskuulada Sweden ma siiyaan ardayda fursado isku mid ah waxa sida lagu soo bandhigay qiimeynta cusub ee hayada waxbarashada ee Skolverket sameysay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Meydka will la weysanaa tan iyo bishii Luulyo oo jimcihii laga helay Upplands bro waqooyiga Stockholm. Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo ka hadlay wararka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Hey'adda gaadiidka iyo booliska oo baaris ku bilaabay shilkii gaadiidka ee Isniintii ku geeiyoodeen shan qof. Wxaaa baarista qeyb ka ah baaris lagu sammeynayo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Centerpartiet ayaa soo jeediyay in sannadka waxbarashada iskuulka lgu sii dheereeyo ama lagu daro labo toddobaad. Nin isku hor qaawinaya gabdhaha da'da yar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Björn ama oorso weerartay aabe iyo wiilkiisa. Oorsada oo ku geeriyootay weerarka. Hey'ado loo dhiibay sidii loo si kordhin lahaa ammaanka gaadiidka dadweynaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maalinta beri ee Sabtida ah ayaa Iswiidhen la ciyaari doonto dalka Australia, labada dal ayaa ku tartami doono bilada maarta ah. Karoonka Iswiidhashka ayaa sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Booliska nabadsugida ee Säpo ayaa maanta kor u qaaday heerka khatarta argagixisanimo ee dalka Iswiidhen . Waxay u ektahay in ay ku adkaaneyso xukuumadda in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Arbacadda maanta waxaa bilaabanaya toddobaadka dhaqanka ee Stockholm kaasoo socon doona ilaa iyo Axada. Labo waalid oo ku nool degmadda Arboga ayaa lagu diray…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ciyaaryahanada Rebecka Blomqvist ee maanta dhalisay goolka bareejada ee ciyaarta semifinalka ayaa ka hadashay dareenkeeda ka dib guusha marka ay raacday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalaga qamida ee sannadkan ayaa la filayaa in 15 boqolkii uu ka yaraado kii sannadkii hore , waa sida ay saadaalineyso wakaaladda beeraha Jordbruksverket. Dad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo iska xaadirisay ciyaarta semifilnalka ee koobka kubadda cagra adduunka ee hablaha. Waxay la ciyaari doontaa Spain Talaadada. 15 loo hayo tuhun…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Khasaaraha ka dhashay roobabkii Hans waxaa ka mid ah baabi'inta dalagyadii baradhada ee gobolka Halland. Sicirka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Degmooyin badan ayaa lacag ku bixinaya in shaqaalaha waayeelku fasaxooda dib u dhigtaan. Booliska ayaa soo hal qof oo lagu tuhunsan yahay dambi culus oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Dekeda kalluunka ee Göteborg oo ay qeyb ahaan qrqiyeen fatahaado ka dhashay roobabka da'aya. Tartanka sannadlaha kubadda koleeyga oo ka socda Rinkeby. 15 jir…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad aad u tiro yar ayaa raadsada shaqada ama waxbarashada tamarta sidaasi daraadeed waxa baahi loo qabaa xirfadaha qaarkood. Madaxii wada xajoodka Iswiidhen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad badan oo ka shaqeeya daryeelka maxaabiista ama Kriminalvården ayaa joojinaya oo ka tegaya shaqada. Labo qof ayaa la dalbaday in loo sii hayo tuhun ah in ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Safaradda duulimaadyadda ee laga tago Iswiidhen ayaa si weyn u kordhay bishii Luulyo. Howlgal baaxad lahaa oo lagu soo qabtay maandooriye fara badan gobolka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xulka qaranka Iswiidhen ayaa ka guulaystay xulka qaranka Arjantiina kulanki ugu danbeeyay ee heerka guruubyada koobka aduunka ee FIFA. Booliska ayaa helay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Sweden ayaa sheegtay in si adag loo xoojin doono ilaalinta iyo kontoroolada xaduudaha dalka. Qarax aad u xoog badan ayaa xalay ka dhacay iridka hore…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimaha SwedenTobias Billström ayaa la hadlay inta badan wasiiradda arrimaha dibedda ee dalalka ururka iskaashiga Islaamka ka hor kullan wasiiradaasi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Raadiyaha Sweden
Xilli ay Yurub tirada magangelyo doonka sii kordhayaan ayey haddana tiro yari oo magangalyo doonka ka mid ah imaneyaan Sweden. Kuresha Gelle Roble, waa hooyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa eegeysa haddii ay jirto baahi ah in wax laga bedelo sharciga kala dambeynta si loo joojiyo gubista Quraanka. Booliska oo ay ku sii adkaaneyso…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhan ayaa maanta qabatay shir jiraa'id oo ay kaga hadleeyso waxa ay ku sheegtay xaaladihii ugu dambeeyey ee Oollaha ka dhanka ah wax yeeleynta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Guddiga masiibooyinka qaranka ayaa dhameeyey baaritaankii ay ku sameeyeen burburkii markabkii quusay ee Estonia. In ka badan 100 kun goobood oo sannadkan laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Greta Thunberg, oo ah u halgame bii'ada ayaa lagu xukumey ganaax-maalmeed, markii lagu eedeeyey iney jebisay xeerka u hoggaansamida awoodda kaladambeeynta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Falcelinadda dhacdaddii Quraanka shalay oo uu ka hadlay khabiir ku xeel dheereeya diimaha. Dambiile la qabtay 20 sano ka dib markii uu geystay dambiga imminka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Xulka hablaha kubadda cagta Sweden oo ka qeyb gelaya koobka kubadda cagata adduunka ee dumarka oosaaka ka bilwoday Australia iyi New Zealand. Yeey la dilay oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Caruurta iyo dhallinyaradda iibiya sawiro qaawan ee galmo ee ay iska qaadaa oo kordhaya. Kaabsalo loo hindisay cudurka koleeraha. Soomaali ka qaeyb qaadaneysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Toddobaadka kooxaha qoob ka ciyaarka oo ka socda degmadda Malung ee gobolka Dalarna. Ciyaaryahanka darajada kowaad ee kubadda Tennis oo la ganaaxay 18 bilood…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Tartanka Gothia cup oo maanta ka furmaya magaaladda Göteborg. Dadka qabatimay maandooriyaha oo khasabka lagu dabiibo la soo jeediyay in la xoojiyo. Cabirka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaraka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Viktor Karlsson waa 16 jir hibo leh oo lala socodsiiyay inuu dayrta jaamicadda Chalmers bilaabi doono. Magaca magaaladda Gävle ayaa ah midka sideedaad ee magac…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waalidiinta ku nool agagaarka xaafadda Bäckby ee magaalada Västrås oo ka qeyb qaadanaya siddii ay carruurtu u dareemi lahaayeen ammaan. 4 nin oo lagu ridey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Xubinimada Iswiidhen ee Gaashaanbuurto NATO oo haatan ku xiraninay ansixiyaan baarlamaanada labada dal ee Turkiga iyo Hangari, islamarkaana qaadato dhowr…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Ka dib ogolaanshihii Turkigu ee codsiga Iswidhan ee Nato, ayaa qoraalol wadajir ah oo ku saabsan todoba qodobadalagu heshiiyey lagu daabacay bogga internet-ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Toogashooyin dad lagu dilay oo dhacay dhammaadka toddobaadkii na dhaafay. Xirfadda la dhowray ee shaqada kalkaalisaha darajada hoose oo lahayn nushahar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka qaar ee codsada gubista kutubta diimaha ayay ka tahay ku dayasho in la sheeg sheego, sida uu sheegay aqoonyahan ku xeel dheer cilmi nafsiga. Malmö oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhan oo iminka dib u eegeysa sharciga kala dambaynta ka dib dhacdadii gubida qur'aanka. Ciidanka ammaanka ayaa xidhay laba qof ka dib markii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baaris ey saraakiisha kastamka ku sameeyeen afar gadiidka waaweyn dekedda Trelleborg ee gobolka Skåne oo bishii feebraayo qabtay 40 malyan oo koron oo lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Mohamud Adan oo ah reer Halmstad ayaa ka mid ah muslimiinta ka dhiidhiyay falkii gubista kitaabka Qur'aanka oo toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Stockholm…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 16 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dil oo mudo 10 bilood kor u dhaafeysa ku jira rummaan. Qaybtii ugu horeeeysay ee sannadkii 2022 ayey 34 qof u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
8 qof ayaa loo xukumay qalalaasahi ka dhacay xaafadaha Rosengård iyo Skånegården ee magaalada Malmö maalmihi ciidul fusxiga ee sannadkii hore. Hayadda qasnadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gabdho badan oo ku dhaqan degmada Botkyrka oo dhacda koonfurta Stockholm ayaa la nool shuruudda iney yihiin bikro iyo cabsida in guur lagu khasbo. Nin ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Booliska ayaa maanta ogolaansho ku bixiyay bannaanbax uu ka dambeeyo in kitaabka Qur'aanka lagu gubo banaanka masaajidka Stockholm oo ku yaalla xaafadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hay'adaha dalka Yukreeyn ayaa liiska madoow ku biiriyeen shirkadda weyn gawaarida soo sarto oo laga leeyahay dalkaasi Shiinaha oo magaceeduna loo yaqaan Geely…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Guddiga dowladda ee baara shilalka ee ayaa go'aansaday in uu baaris ku sammeeyo shilkii khatarta ahaa ee lagu dhintay ee shalay ka dhacy jardiinka Gröna lund…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gurashada Jodgubbar qofka qudhiisa uu gurto marka uu iibsado oo dhalisay fowdohorseeday in booliska loo yeero. Baaris loo sammeynayo fududeynta kireynta gacan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxa maanta la soo gebogebeeyey xukunka maxkamada rafcaanka ee dacwadii dhakhtar Macchiriani oo ah dhakhtar qaliimada ah una dhashay waddanka talyaaniga…