Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 18-jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil, kaas oo sababay toogasho ka dhacday koonfurta Stockholm. Waxaa caawa la wada sugayaa ciyaarta masiiriga ah ee xulka qaranka ragga kubbada cagta Iswiidhen iyo kooxda Awsteriya. Beryahan dambe soomaalida ayaa ku yaraatay xarunta lagu magacaabo ”Welcome House'' – waa rugta dhexe ee meeleeynta oo lagu gacanqabto ajaaniibta kolka ey dalka ku cusub yihiin.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.