Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda racfaanka ayaa hakisay go'aankii maxkamadda degmada ee ahaa in hay'adda gaadiidka ay tahay inay tesla siiso taarikooyin. Maamulka degmada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xisbiyada Socialdemokraterna, Vänsterpartiet iyo Miljöpartiet ayaa uga gudbiyay guddihoosaadka dastuurka ee baarlamaanka dacwad la xiriirta habka loo maro…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warbixin sir ah oo ay heshay shirkadda warbaahinta dadweynaha Finland ee Yle ayaa shaacisay sida Ruushku u qorsheeyay inuu carqaladeeyo hannaanka Iswiidhen iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nofembertii ugu mugdi badnayd. Nin taariko ka xaaday gaadhi Boliis oo shallaayay markii la qabtay. Wiil indha la' oo jaamacad ka baxaya. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Aradey jaamacadda laga eryay iyo qaar digniin la siiyey. Dhiig la'aan ka taagan mandiqadda Västerbotton. Qiimaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Dawlada oo kordhin doonta lacagta dulsaarka ah ee la saaro deynta ardaydu qaataan sanadka soo socda. Dhakhtar ka hawlgeli jirey Norbotten oo shahwadiisa ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Way adag tahay in telefoon lagu gaadho hayada caymiska dadweynaha shaqaale dhimis la sameeyey awgeed. Dhallaanka fasallada sideed ee Iswiidhen oo kaalinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxyeellooyinka ra'sumaal ayaa ku soo badanaya iskuullada Falköping. Waxaa jiri doona baraf badan oo ku teedsan xeebta Norrland malmaha Talaadada iyo Arbacada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Iswiidhen ayaa iminka ka falcelisay muuqalkii lagu faafiyey gaar ahaan aaladaha bulshadu ku kulanto luuqadda carabiga, halkaasina oo si khaldan loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wakaaladda maamulka iskuullada – Skolverket ayaa u soo bandhigtay xukuumadda warbixin la xiriirta in la dheereeyo saacadaha waxbarasho ee dhallaanka dhigta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Borofisar ku takhasusay badbaadada waddooyinka Astrid Linder oo ka mid noqotay 100-ka haween ee ugu saamaynta badan siday soo bandhigtay shirkadda adeegga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iyada oo uu jiro farqi dhanka caafimadka ilkaha ah ayaa haddana dhakhaatiirta ilkuhu waxay xoojinayaan muhiimada cadaygu leeyahay. Degmada Stockholm ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kaliya 38 boqolkiiba dadka Iswiidhishka ah ayaa iska hubiya macluumaadka ay qadka internet-ka ku arkaan in uu yahay mid sax ah iyo in kale. Liiska cusub ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Khaladaad culus ayaa dhacay markii guddiga arrimaha bulshada ee degmada Älvsbyn ay go'aansadeen in saddex carruur ah, oo hore loo dejiyay guryaha qoyska ama…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baarlamaanka Turkiga oo maanta oo Khamiis ah ka dooday ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO balse aan wali go'aan rasmi ah ka gaarin. Wiil 16-jir ah oo dil u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baraf ayaa ka da'aya koonfurta dalka Iswiidhen. Shirkadda soo sarto ukunta oo digaagi ay dabar jartay loo isticmaali doono kuleeyliye. Barnaamij ku saabsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xanuunka xiiqdheerta ayaa halis ku noqon kara dhallaanka da'da yar, waana mid ku sii faafaya imikadan Sweden, sida ku cad tirakoob ka soo baxday hayadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gobollada dalka Iswiidhen ayaa soo wajahay xilli xaalad dhaqaalaha oo aad u adag. Tirada dadka ka soo baxaya Qaza isla markaana ku soo socdo Iswiidhen ayaanan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tan iyo markii uu billowday dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israa'iil, iskuulada ayey ka dhaceen caqabado Yuhuud naceyb. 104 qof oo kulan isugu yimid Jönköping…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Saddexdii siyaasiba mid ayaa mar kasta la kulma hanjabaad, arrintan waxa lagu muujiyey sahan. Xisbiga SD ayaa soo jeedinaya ka hor shirweynahooda in dhalashada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Wadamada soo saara shidaalka oo raba inay kordhiyaan waxsoosaarka boqolkiiba 110 oo ka badan inta loo calamadiyey inaanay dhaafin derejada 1.5. Ayaadu door…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Ururka shaqaalaha ee gaadiidka ayaa kordhiyay xayiraddii uu saaray shirkadda gawaarida ee Tesla. Xukuumadda Sweden ayaa u soo jeedisay EU in la adkeeyo howlaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Suuqa gaarka ah ee guryaha qoyska ayay tahay in meesha laga saaro sida lagu soo jeediyey baadhis maanta la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Khiyaamooyinka lacagta looga dhaco waayeelka. Siday noqon cimilada labadan maalmood ee fasaxa la yahay sabtida…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhishka ku dhaqan cirfaha koonfur iyo waqooyi ee dalka Iswiidhen ayaa aad ugu qanacsan lahjadaha ey ku hadlaan. Marka la soo saaro liiska kala horeynta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warbixin cusub ayaa lagu mujiiyay in carruurta iyo dhalinyarada si degdeg ah lagu shaqalayn karo ama loogu jiidan karo kooxaha dembiilayaasha. Nin 21-jir ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Barafkii oo bilowdey iyo caqabado lagala kulmey. Wax akhriska Sweden iyo hoos u dhaca ku yimid iyo farqiga u dhexeeya jiilasha kala duwan. Gabar ku hammiyeeysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Weli haweenka ayaa masuuliyad weyn iska saara carruurta iyo qabashada hawlaha kale ee shaqada guriga sida warbixin cusub lagu sheegay. Sharci cusub oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dembiilayaal Iswiidhash ah ayaa lagu xiray dalalka Seerbiya iyo Tuniisiya. Haweenaydii mindida ku weerartay gabadh 10 jir ah ee magalaada Ängelholm xagaagan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Tiro aad u yar ayaa soo codsanaya kuliyada tababarka macalimiinta. Bisha Agoosto ayaa ahayd bishii ugu badnayd ee la fuliyay khiyanaada dhanka taleefanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Xisbiga Socialdemokraterna oo raba in shati cusub lagu xidho shirkada daryeelka caafimaadka si looga ilaaliyo kooxaha dambiilayaasha. Maxkamada Rafcaanka ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Laba nin ayaa hadda lagu wadaa in baaritaan lagu sameeyo, baaritaankaas oo ku saabsan xiriirka ay la leeyihiin ninka looga shakisan yahay falka argagaxisnimo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Subaxnimadii Axadii, ayaa la arkay rasaas lagu furay albaabka guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Mölndal ee koonfurta Göteborg. Jimcihii la soo dhaafay ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Ninkii geeystay dilkii Brugsell ayaa la hadlay waalidkiii dhaley (hooyadii) ka hor inta uusan fulin fal-dembiyeedkaa. Ururka Gargaarka ee Xisbiga Bidixda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Fannankii caanka ahaa ee Lasse Berghagen ayaa maanta geeriyooday. Ciyaarta isreebreebka koobka Yurub ee u dhaxaysa Sweden iyo Beljim ayaana dib loo cayaari…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Macbadka cibaadada Yuhuudda ee Malmö oo buuxin lahaa 120 sanadood ayaan loo samayn wax xus ah sababo la xidhiidha xaaladda bariga dhexe ka taagan wakhtigan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Madaxa xukuumadda Sweden Ulf Kristersson ayaa caddeeyay in laba muwaadin oo iswiidhish ah lagu diley toogasho ka dhacday magaalada Brugsell ee dalka Beljimka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Qof walba ayaa Sweden isku qori kara cinwaankii uu doono, oo qofka ama dadka hooygaa horey u deggenaana ogaaneyaan marka ey boosto u timaaddo ama iyagu eegaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Shir madaxeedka sarre oo u dhexeeya wadammada dhaca waqooyiga yurub oo ka dhacaya magaalada Visby, ee gobollka Gotland. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson (M)…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Diyaarad ku soo wajahan Iswiidhen ayaa caawa kasoo baxaysa Israa'iil. Boliiska magaalada Uppsala ayaa mar kale gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa goor dambe ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wadahadalkii shirkadaha dayuurradaha rakaabka ee loogu talagalay daad gureeynta muwaadiniinta Iswiidhashka ee ku sugan Israa'iil ayaa hadda socota. Wiil aan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Labo ilmood oo aabbahood oo iswiidhish yahay oo ku geeriyoodey duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa'iil ka geysatay marinka Qaza malintii shalay, sidaay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Iskuul lagu barto SfI oo ku yaalla magaalada Ludvika ayaa dhawaan laga bilaabay hab cusub oo ardaydayda afka Iswiidhashka lagu baro. Biladda dhaqaalaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Narges Mohammadi, ahna suxufiyad u doodda arrimmaha xuquuqda bani'aadmka ayaa ku guuleeysatay biladda nobeelka nabadda ee sannadka 2023, sida maanta lagaga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Jon Fosse, ahna masraxle u dhashay dalka Noorwey ayaa sannadka ku guuleeystay biladda abaarmarinta nobeelka ee suugaanta. Xukuumadda ayaa hadda u saaraysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Saynisyahannada kala ah Moungi Bawendi, Louis Brus iyo Alexei Ekimov ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel-ka ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Biladda abaalmarinta fiisikada ee 2023 ayaa sannadka lagu bixiyey cilmibaarista la xiriirta elektrooner-ka iyo biriqda ilayska. Saddex caalin ayaana ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Biladdii abaalmarinta noobelka ee caafimaadka oo la magacaabey cidda ku guuleeysatey. Dhawaan waxaa dhaqan gali doona xeer lagu adkeeyey ee tahriibka shaqada u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda oo fartay milateriga inuu howlaha qaarkood inta sharcigu ogol yahay gacan ku siiyo boliiska la dagaalanka rabshada gaangiska. Cunno-iibsigii oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa hoos u sii dhaceeysa da'da dhallinyarada doonta iney isaga baxaan kooxaha dembiyada isku baheeysta. Saddex wiil oo 15-jirro ah oo boliisku ogaadey iney…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa doonaysaa in la hirgeliyo diiwaan qaran ee ogolaansho shati dadyoowga haya waxyaabaha qarxa. Falka sharaf-dhowrka ayaa ka dambeeyay mar uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Turkey oo shuruuda helida diyaaradaha F16 ku xidhay xubinimada Iswiidhen ee gaashaanbuurta Nato. Dadka heley taageero dhaqaale ayaa shan jeer in ka badan halis…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Garoon ciyaaraaha oo ay ku tababartaan carruuurta kuna yaalla Stockholm ayaa dhawaanahan lagu arkay amni darro. Nin ku nool magaalada Malmö ayaa lagu soo oogay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kooxda kubadda cagta AIK ee ka dhisan Solna, ayaa u digaysaa waalidiinta carruurtoodu u ciyaaraan naadiga. Safafka dheer ee loo galay goobaha codbixinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Haddii uu hirgalo sharciga ku saabsan ku soo wargelinta khasabka ah, degmada Göteborg ayaan wax tallaabo ah ka qaadi doonin shaqaalaha aan soo sheegin dadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa beryahan dambe la isla dhexmarayey warar sheegaya in dhallaanka dhigta dugsiyada xanaannada lagu baro macluumaad ku saabsan galmada. Adeegga xarummaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Siyaasigii Per Gahrton, kana mid ahaa aasaaseyaashii xisbiga cagaaran/doogga ee Miljöpartiet oo ku geeriyooday da'da 80 jir. Swedenoo weli ey rabshadihii ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha karoonka Iswiidhan oo si aanu abid hoos ugu dhicin hoos ugu dhacay halka uu isniinta maanta gaadhay. Mgaalada Norrköping shaqaale ka hawlgala dugsi ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa dalkani Iswiidhen ka dhacay is xabadayn sababtay dhimashada 6 qof oo ka kala dhacay goobo kala duwan. Magaalada Säter waxaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shan qof oo Iswiidhish ah ayaa lagu xiray dalka Turkiga, waa sida uu qoray wargeeyska Expressen. Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa wargeyska u xaqiijisay. 20…