Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda sare ayaa go'aan ku gaartey in aanay ogolaansho siin dacwaddii caanka ahayd ee Hmiid Nouray. Laba ka mid ah dayuurradaha bambooyinka qaada oo laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xasaasiyada geedaha laga qaado ee xiliga gu'ga ama pollen ayaa sannadkan la saadaaliyaya in uu noqon doono mid ka khafiifsan kii sanadkii hore. Bariga Dhexe…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qiimaha cunnada ayaa ku socdo koror heerka ugu deg dega badan muddo sannad ku dhawaad. Norway ayaa guul ka gaadhay sanadkan tartanka ee Vasalopp, oo sanadkan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dugsi hoose dhexe oo ku yaalla Skövde ayaa maanta loo xiray sababa la xiriira calool xanuun ku yimid ardayda iyo shaqaalaha. Nin ayaa loo xiray tuhuno…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Cisbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa noqdey cisbitaalka toddobaad ee ugu wanaagsan adduunka. Gabadh 15 jir ah oo askari candhuuf ku tuftay ayaa lagu xukumay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gobolka Östergötland ayaa ku wargeliyay 900 oo qof in shaqada laga joojinayo, sida ay sheegtay laanta idaacadda ee P4 Östergötland. Tirada magangelyo-doonka ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Subaxnimadii Talaadada ayey labo tareen isku dhacayeen magaalada Göteborg halkaa oo ey 10 qof ku dhaawacmeen. Waxaa jira falcelin wanaagsan oo ka imaanasaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maanta ayay bilaabatay maxkamadeynta dilkii loo geystay hooya hogaamiye kooxeed ka tirsanaa shabakada Foxtrot dayrtii hore. Tan iyo markii sharciga cusub ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hungary ayaa Sweden ka iibsanaysa afar diyaaradood oo nooca JAS Gripen ah. Labo nin ayaa lagu xukumay xabsi daa'in, kadib markii lagu helay dambi ah inay dil u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Hay'adda sirdoonka ee wakaaladda difaaca Iswiidhen ee FRA ayaa hanjabaadyada badan oo ku soo biiray Sweden ku qeexday inay yihiin ”dabeylo duufaan”. Hay'adda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dadka deggan guri dabaq ah oo ku yaal degmada Uplands Väsby ayaan loo ogolayn inay ka baxaan guryahooda.Hoolka lagu ciyaaro padel ee magaalada Östersund ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Codsigii Sweden ee Nato iyo baarlamanka Hugeriya. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson wuxuu u oggolaaday xaaskiisa inay u raacdo safarro kharash bilaash ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shidaalka naaftada oo jabey. Aabe khiyaameeyay Hay'adda Caymiska bulshada inuu wiilkiisu u baahan yahay caawiye. In ka badan kala badh dhammaan Cagafyada nooca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Xildhibaan Morgan Johansson ayaa xaaskiisa maxkamadda racfaanka ku heshay dambi ah inay jabsatay xog dhanka kombuyuuterka. Sara Skyttedal oo xisbiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda ayaa soo jeedineeysa in la adkeeyo shuruudaha lacagaha la isugu diro ee xalaadaha. Subaxnimadii khamiistii saaka oo guri dabaqah oo Malmö ku yaalla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Midho iyo khudrad yar ayaa la iibsaday sanadkii hore marka loo eego sanadkii ka horeeyey ee 2022 kii. Kastamada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dabkii weynaa ee ka kacay magaalada Göteborg, jardiinada biyaha ee Oceana agagaarka Liseberg ayaa weli lagu la'ayahay nin. Biryooshyo ama rooti macaan oo badan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Iswiidhen
Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna ee Västra Götaland, Johan Abrahamsson, ayaa si ku meel gaar fasax uga qaatay howlihiisii. Qoysaska Iswidishka ayaa la baxa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Marcus Wandt iyo cirbiyeennadii saddexda ahaa ee la socdey ayaa dib ugu soo laabtay dhulka. Rummaan ku yaalla magaalada Göteborg ayaa dib u eegis ku samaynaysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maan ee Raadiyaha Iswiidhen
Telefishanka dalka Ingiriiska ee Channel 4, oo uu soo gaaray qoraalkii sirta ahaa ee dawladda Israa'iil markhaatiga u soo bandhigtay, uu sheegay inaaney ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Waxaa halkeedii ka sii socda hoos u dhicii tirada kalluumeeysatada Sweden. Xeerilaaliyaha ayaa iminka jawaab ka heley sababta ka dambeeysay in qoys deggan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wargeeyska Aftonbladet ayaa qoray in caasimadda dalka Masar ee Qaahira lagu qabtay nin ka tirsan shabakadda Foxtrot. Baaristii iswiidhishka ee la xiriirtay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Laba nin ayaa lagu diley Grimmered ee magaalada Göteborg fiidnimadii Sabtidii la soo dhaafay. Qareen lagu xukumay shan sano iyo badh xabsi ah ka dib markii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Postnord ayaa doonaysa inay dawladdu hoos u dhigto sida degdegga ah ee loo baahan yahay in boostada loo qeeybiyo. Xisbiga Miljöpartiet ayaa wax ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Stora Enso ayaa u baahan inay keydiso dhaqaale gaarsiisan ku dhowaad hal bilyan oo karoon. Waxaa gebi ahaanba la xaday gambaleelkii kaniisadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweenay hore ugu geysatay dil laba carruur ah oo ay dhashay ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa'in. Boqol ka mid ah ciidamaada kamaandooysta ee qaybta K3 ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Isniintii ayaa eey dhawr jeer weerarey carruur lagu diley Göteborg. Ciidammada qalabka sida ayaa markii ugu horreeysay uu soo gaaray agabka difaac ee 23 D…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Tobankii qofba saddex ayaa bishii deceember 2023 iibsaday alaabooyin duug ah. Dhallaan dhigta dugsiyo kala duwan ayaa maanta fursad u heli doona iney la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Digniinta casaanka ah ee qulqulka biyaha badan ee Kävlingeån ee gobolka Skåne ayaa weli halkiisa jooga. Wiil 15 jir ahaa ayaa lagu xukumay 12 kiis oo sumcad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristerssons ayaa hadda ka jawaabay martiqaadkii Ra'iisul Wasaaraha Hungary. Magaalada Hörby ee gobolka Skåne, barafkii iyo roobabkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Midowga Yurub wuxuu adkeeynayaa sharciyada ka ganacsiga dadka. Raii'sul wasaaraha Hungary Viktor Orbán ayaa wadahadal la yeeshay xoghayaha guud ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Kala duwanaanta dakhliga bulshada soo gala oo markii ugu horeeysay aad sara ugu kacaykadib markii cabbirka la bilaabey sannadkii 1975-kii. 7 qof oo waayeel ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Dabeysha badan ee dhacaysa ayaa ka dhigan tahay in wax soo saarka korontada dabayshu ay ku dhowdahay inay jabiso rikoodhada. Tirada ardayda wax ka barata…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waa in la dardargeliyo diyaargarowga howlaha caafimaadka ee dalka Iswiidhen si loo wajihi karo haddii uu dagaal ama masiibo ey dalka soo wajahaan. Iswiidhen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Muwadin Iswiidhish ah oo da'diisuna tahay 60-dameeyo jir ayaa lagu qabtay dalka Iiraan. Cimilada qabow ayaa halkeedii ka sii wada inay saameeyn ku yeelato…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dilaagii boliiska ee Jackie Arklöv ayaan xabsiga la sii deyn doonin sannadaha foodda innagu soo haya. Ey weerar ku qaaday saddex caruur ah muddo gaaban…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaaha Iswiidhen
Shaqo la'aanta oo si aayar ah u sii kordheysa. Calool xanuunka ee carruurta ayaa aad hoos ugu dhacay sannadihii u dambeeyay. Shirkadda soo saarta batariga ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 16 jir ah ayaa loo xidhay tuhun ah in uu dilay wiil ay isku da' ahaayeen dilkaasi oo ka dhacay gobolka Skåne. Caawa ayaa lagu abaalmarinayaa biladda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Baasaboorka Iswiidhishka, waxaa lagu tegi karaa 193 waddan. Isticmaalka lacagta caddaanka ahi ma noqon doonto mid suusha. Xumbada qubayska ee carruurta ayuu si…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Buuga xaaladda degdegga ah ayaa u gadis badan. Hooyo da, yar iyo gabadheeda oo hal sano jirta ayaa dhintay dayrtii la soo dhaafay kadib markii ay ku sumoobeen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin maanta lagu xukumay sagaal sano iyo bar xarig ah. Shaqa ka fariisiga ka dhici doona dareewallada tareemmada dalka Jarmalka. Hoos ayaa loo dhigay dacwad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dugsiga Smedhagsskolan oo ku yaalla xaafadda Hässelby ayey dhallaanku waxbarashada bilaabaan sagaalka subaxnimo afar maalmood asbuucii, waana arrin socday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa maanta 16 tareen xayirtay. Toddobaadkii ina dhaafay ayay hawada nawaaxiga Kvikkjokk oo dhacda Lappland ay hawadu ahayd 43,6…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ka hor inta lagaarin maalinta Jimcaha ayaa qiimaha korontadu si weyn kor ugu kici doonaa. Xaaladda waddooyinka ayaa dalka intiisa badan ah mid dhib badan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Habeenkii Arbacada soo galaysay ayaa ahaa habeenkii ugu qaboowga badnaa dalka Iswiidhen muddo 25 sanno ah. Caabuqa hargabka ayaa u muuqda mid ku sii badanaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiya Iswiidhen
Tirada shirkadaha oo sannadkii hore kaceen ayaa ahayd tii ugu badnayd tan iyo xiisaddii dhaqaale ee sagaashamaadkii. Waxaa mar kale shil kale ka dhacay goob…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hilib badan oo nooca kebaabka loo yaqaan ama xaleefka ayaa laga ogaadey shirkad jumlad wax uu iibisa gobolka Dalarna inuu ku jiro hilib faras. Khilaaf ka dhex…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Roobab iyo baraf is wata ayaa ka dhigaya mid ku adag isu socodka gaadidka qaybo badan oo Iswiidhan ka tirsan. Waddammada Bulgaariya iyo Rumeeniya ooqeyb ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweenkii ugu badnaa abid ayaa sannadka la dhigey rummaanka dalkan Iswiidhen. Shirkadda khamaarka ee Betsson ayaa lagu xukumay inay siiso magdhow lix malyan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Caawa ayaa noqon doonta habeenka ugu dheer ee mugdiga. Nin 20-meeyo jir ah oo lagu xukumey xabsi daa'in ah dil ka dhacay Stockholm kuleeylihii. Shirkadaha iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shaqaalah ka hoowlgala ciidammada asluubta ayaa intooda badan loo sameeyn doona mushahar kordhin. Inka badan 20 300 oo shillin oo la helay ayaa la soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qaar ka mid ah reer Karlskrona ayaa xalay hurda la'aan ku dhacday kadib markii uu gambaleelka kanisaddu uu muddo saacad iyo dheeraad ah dhawaaqayay …
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shantii shaqaale oo ku geeriyooday shilkii wiishka ayaa maanta goobaha dhismaha ee dalka oo dhan ayaa manta hal daqiiqo oo aamusnaan lagu xusay. Lix qof oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof ayaa lagu soo oogay inay isku dayeen dilka 15 qof ka dib toogasho ka dhacday xaafada Gotsunda ee magaalada Uppsala. 164 qof oo kale oo ka soo jeeda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska gobolka Skåne ayaa loo fasaxay iney aad u hubeeysnaadaan inta lagu guda jiro ciidda Kirismaska. Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay bishii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Heshiis cusub oo dhinaca cimilada ah oo uu caalmku gaarey. Gudiga shilalka ee gobolka ayaa bilaabay baaritaan ku aadan waxa sababay shilkan. Waxay u egtahay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Warbixin laga soo saaray ururka Ibn Rushdi. Khiyaamo baahsan qiimaha iibka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tirada shaqa-la'aanta dhallinyarada ku dhaqan gobolka Stockholm ayaa kor u sii kacaday. Wakaaladda bii'ada goobaha shaqada ayaa shaaca ka qaaday iney…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Amaanka Iswiidhen ayaa aad u xumaaday xiliga dayrta. Dhaqtar ku dhaqan degmada Kronoberg ayaa la sheegay in uusan u helin waqti uu ku maareeyo natiijooyinka…