skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Subaxnimadii Axadii, ayaa la arkay rasaas lagu furay albaabka guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Mölndal ee koonfurta Göteborg. Jimcihii la soo dhaafay ayaa lamaane nin iyo xaaskiisa ah la soo xidhay kuwaasi oo loo haysto dambiyo ka dhan ah amniga qaranka. Hadda ardayda gobolka Gotland ayaa jimicsiga iyo dhaqdhaqaaqa jidhka loogu qori karaa waraaq cafimaad ahaan ama ”recept” si looga hortago fadhiga badan ee u horseedi kara xanuun jidheed iyo mid maskaxeed labadaba.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.