Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa dalkani Iswiidhen ka dhacay is xabadayn sababtay dhimashada 6 qof oo ka kala dhacay goobo kala duwan. Magaalada Säter waxaa hadda ka bilaabmaya mashruuc ay dhallinyaradu fursad u helayaan in ay ka qaybqaataan hoowlaha wakhtiga firaaqada ah la qabto iyo tartamo kala duwan. Tagitaanka dhakhtarka ilkuhu ayanan bilaash u ahaan doonin kuwa da'dooda u dhaxeeyso 19–23.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.