Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 25 jir habeen hore lagu toogtay oo ku geeriyooday xafaadda Hagalund ee magaalada Borlänge. Maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha oo go’aan ka khilaaafkii u d dhexeeyey ururka shaqaalaha iyo shaqabixiyaha tareemada isaga goosha magaalada Stockholm. 10-kii habeennimo oo la soo afjaray hawshii lagu daad gureeynayay muwaadiniintii iswiidhishka ee ku sugnaa Suudaan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.