skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Iswiidhen oo u diraysa Yukrain ciidan farsamo iyo qalab dayactir. Maxkamadda racfaanka oo xukunno ku ridday shan ka mid ah lix qof oo ka mid ahaa 11 qof oo ku eedeeysnaa sannadkii tagay kacdoon rabshadood oo ka dhacay xaafadda Rinkeby ciiddii Påsk-iga ee sannadkii hore. Ulf Byström oo shaqadiisii uga tagay, kadib markii laga hor istaagay inuu ku shaqa yimaado isaga oo xiran shaatiga lagu magacaabo Hawaay – Hawaiiskjorta.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.