Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta oo arbaco ah taariikhduna tahay 21 december 2022, ayaa ah maalinta sannadka ugu mugdisan iyo weliba…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maxkamadda degmada Lund ee nawaaxiga Skåne ayaa xukun sannad ah ku riday aabbe lagu soo eedeeyey inuu gabar uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen
Maxkamadda sare ee Sweden ayaa war saxaafadeed ku sheegtay in ay diidday in dowladda Turkiga loo gacan geliyo suxufiga turkiga Bylent Kennesch. Asbuucii la soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hay'adda daryeelka ilkaha dadweynaha ee Stockholm ayaa ku talisey in carruurta madow sharootada kabuubyadu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Daanyeero nuuca Chembansiga ah oo shalay ka baxsaday beerta xayawaanka ee Furuviksparken oo la ogeyn meesha ay cag dhigeen. Afar daqiiqadood oo lagu sugnaado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Waxaa maxkamada magaalada Skellefteå xukun ay ku riday, wiilki 15 jirka ahaa oo weerar u gaystay gabar 9 jir ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wakhti hadda 2 sanno laga joogo, cisbitaalka jaamacadada Sahlgrenska ee magalada Göteborg qeybtiisa hooyada iyo dhallaanka ayay ka dhacday dhacdo sababtay in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wasiirka Gaashaandhiga Sweden, Pål Jonson oo booqasho ku tegey dalka Yukreyn. Pål Jonson ayaa la kulmay dhigiisa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Taliyaha booliiska Sweden oo looga yeeray guddi hoosaadka dastuurka ee baarlammaanka. Shirkadda boostada ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maxkamadda Sare ayaa khamiistii go'aamisay in aaney jirin wax sharci ah oo taageeraya in la mamnuuco khimaarka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Macallin yarida Sweden ka jirta ayaa haddii aan wax is baddelin la saadaalinayaa in ay sii socon doonta ilaa iyo 2030 ka. Qeybo badan oo ka mid ah dalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Turkiga ayaa soo dhoweeysay tarxiil uu dalkani ku sameeyay nin ka soo jeeda qowmiyadda Kurdida oo ay horey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xukuumadda oo baaris u saartay sidii loo adkeeyn lahaa ammaanka haweenka lagu tacadiyo. Cilmi-baare ka howlgeli…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laga bilaabo maanta oo bisha diseembar tahay koow waxey ciidanka ammaanka dalku direeyskooda ku xiran karaan kaamerad duubeysa codka iyo sawirradaba. Tiro ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dadka aslakoodu ka soo jeedo qaaradda Afrika ee dalka Sweden ku dhaqan ayaa la kulma tacadiyo, iyo dambiyo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxaa sii caadiyoobaysa iney xisbiyada Moderaterna iyo Socialdemokraterna ku midoobaan tiro intii hore ka badan ee hoggaanka maamullada degmooyinka. Haweenka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström (M) oo ey weheliyaan wasiirrada dhiggiisa ee waddammada noordiska iyo baltig-ga ayaa booqasho ku tagay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Waxaa socda dhegeysiga maxkamadda labo nin oo walaalo ah, oo lagu tuhunsan yahay in ay howlo basaasnimo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Qiimaha qaaliyoobay ayaa waxay horseedeen in in badan oo ka mid ah shirkadaha guryuhu ay damacsan yihiin in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Bukaan ku sugan isbitaalka Södra Älvsborg ayaa dhintay ka dib markii shaqaaluhu ay si qaladan u aqriyeen natiijo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Waaliddiinta carruurta guriga ku haysta oo isticmalaya fasaxa lacagta lagu qaato ee loo yaqaan " Vård av barn" loona soo gaabiyo VAB ayaa aad u batay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Koobka Adduunka ee ragga ayaa hadda si habsami leh uga socda dalka Qatar, balse xiisaha loo qabo in lagu soo bandhigo ciyaaraha maqaayadaha iyo baararka Sweden…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ka dib kulayl dayreedkii aadka u sareeyay ayaa iminka waxaa dhammaan waddankoo dhan, koonfurta Sweden ilaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Xukuumadda Sweden iyo xisbiga heshiisku kala dhexeeyo ee Sverigedemokraterna ayaa doonaya in la baaro suurtagalnimada in dadka haysta sharciga degenaanshaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Nin da'diisu ay soddomaadka tahay ayey maxakamadi ku xukuntay ka dib markii uu iskuul faraxumayn jinsi ugu geystay carruur iskuulkaas dhiganaysey. Booliiska…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Maanta oo talaada ah ayaa maxkamadda Gotland waxaa ka dhacay maxkamadayntii ugu dembaysay ee lagu qaadayey Theodor Engström oo ku eedaysan dembi argagaxisanimo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Tobias Billström ayaa sheegay in Sweden ay garab taagan tahay waddanka Turkiga, ka dib qaraxii argagaxisada ahaa ee lala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dhaleeceyn xooggan oo ku aaddan soo jeedinta dowladda ee xarun ku-meel-gaar ah oo loogu talagalay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maxaabbiista Daacish (IS) oo xaladdoodu mugdi gashay, ka dib go'aankii iska fogaynta ahaa ee ay xukuumadda Sweden…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta, ayaa loo fariistey dhegeysi dacwad dil ah oo loo haysto eedeysane Theodor Engström. Waxaa dhegeysiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Shalay ayaa waxaa timid qaylo dhaan ku saabsan kiimikooyinka ku jira biyaha la cabbo ee xaafadda Unnaryd ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkii cimilada caalamka oo ka furmay maanta dalka Masar iyo Ulf Kristersson oo ka hadlay. Tuhunkii faldembiyeedka ee looga shakisnaa laba haweeney kadib…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Gorgortanka heshiiska mushaarka iyo shuruudaha shaqada ee dhex marayey ururrada shaqaalaha iyo midka shaqa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Deeymaha lagu leeyahay dhallinyarada ayaa si xawli ah u sii kordhaya, iyada oo ah xaalad si aad ah ugu badan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Raysalwasaaraha Sweden Ulf Kristersson oo magaalada Helsinki kaga qayb galaya kulanka golaha waddamada waqooyiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ururka daladda shaqaalaha warshadaha oo shuruudeeyey mushaarkordhin 4,4% sannadka 2023. Xaaladda dhaqaale ee dalka oo hoos u dhici doonta sannadka foodda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wiilkii 16 ka ahaa ee lagu dilay fiidnimadii salaasadii ina dhaaftey degmadda Sandviken ayaa laanta SVT ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dowladda Shiinaha ayaa laga war helay in ay magaalada Stockholm ku leedahahay xarun isku-dubbarid oo lagula socon…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta oo Arbaco ah ayaa la qabtay dooddii ugu horreysay oo ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha xisbiyada baarlmaaniga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaan sannadkan sidoo kale lagu casumin xafladda bixinta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dawladda ayaa dooneysa in la dheereeyo xilligii loogu talagaley taageerada ku meelgaarka dhaqaale ee guryaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Waxaa iminka caddaatay iney dalka Turkiga kulan ku wada yeelan doonaan madaxa xukuumadda Iswiidhen Ulf Kristersson (M) iyo madax-weynaha dalka Turkiga Erdogan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Raysuul wasaraha cusub ee dalka Iswiidhan Ulf Kristersson ayaa rajaynaya in uu si degdeg ah ugu biiro gaashaan buurta NATO. Hay’adda difaaca madaniga iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Shirkadaha guryaha Malmö ayaa bilaabay in ay qariyaan magaca cidda doonaysa in ay guri ka kiraysato, si looga fogaado in dadka aan magacyada iswidhiska ahayn…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ayaa dhammaan ku saabsan soo bandhigiddii dawladda cusub ee Iswiidhen oo salaasada maanta lagu dhawaaqey. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Baarlamaanka Iswiidhen ayaa hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ugu codeeyay maanta inuu noqdo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Afhayeenka baarlammaanka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta war saxafadeed uu qabtay awuxuu uga warramay geeddi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sicir bararka ayaa weli sii kordhaya. Bishii Sebtembar ee tagtey ayuu sicir-bararku gaaray 9.7 boqolkiiba, marka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kiis-maxkamadeed ka bilowday magalaada Skellefteå. Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa muddo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. In kasta oo sicir barar jiro, isla markaasna waddammada Europa iyo Markeeykanka ay maciishaddii aad u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyo Sweden
Qof ayaa ku geeriyooday, halka uu of kalena uu ka soo gaaray dhaawac halis ah toogasho shalay ka dhacday xaafadda Saltskog ee degmada Södertälje. Waddanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xeer ilaaliyaha ayaa go'aan ku gaaray in laga qaado xanibaadda agagaarka Nordstream 1 iyo 2 ee badda Östersjön…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
323 bukaan oo u xanuunsan covid-19 ayaa lagu daweeyneyaa cisbitaallo ku yaala gobolka Istockholm, tiradas ayaa ah mid sii kordheysa. Qiimaha korontada ayaa aad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hayadda tamarta oo bilaabeeysa olole bulshada lagu dhiirigelineyo inay yareeyaan isticmaalka korontada. Wax soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Mid ka mid ah saddexdii nin ee sannadkii 1999 loo xukumey iney dil toogasho ah ugu geeysteen saraakiil boliis ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maata ee Radiyaha I swiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Iswiidhen ayaa mar kale furayasa u dhoofinta agabka ciidamada dalka Turkiga. Xisbiga Sverigedemokraterna oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Degmada Karlskoga ayaa noqotay mid ka mid ah degmooyinkii dalka ugu horreeyey ee ku casunta shaqaalaheeda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ka dib dhacdadii ka dhacday tareenada dhulka hoostiisa mara ee magaaladda Stockholm ee xagaagan, markii nin ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Su’aallo lagu weydiiyey dhallinyaro gaarsiisan 32 469 oo isugu jira rag iyo haween oo ku dhaqan 2 ka mid ah…