skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Hay'adda daryeelka ilkaha dadweynaha ee Stockholm ayaa ku talisey in carruurta madow sharootada kabuubyadu ku dhegenaato wakhti ka dheer midka carruurta caddaanka ah. Sharootadaan oo ah mid daawo kabuubyo wadata oo jirka ka ilaalinaysa inuu xanuun la dareemo.

Sannadihii uu socday xannuunka safmareenka ee covid-19 ayaa horseeday inay ardeydii ugu liidatay waxbarashada ay dhibaatada ugu wayni kala soo gudboonaatay. Dhallaan ku dhaqan Borlänge oo ka faa'iideeysta ka caawinta casharrada iskuullada.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.