skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Raysuul wasaraha cusub ee dalka Iswiidhan Ulf Kristersson ayaa rajaynaya in uu si degdeg ah ugu biiro gaashaan buurta NATO. Hay’adda difaaca madaniga iyo diyaar garoowga ayaa asbuuca soo socda warqado warbixin ah u diri doonta 120 kun oo ah dhallinyarada da’doodu 16 jir tahay ee ku nool Sweden.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.