Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Maanta oo arbaco ah taariikhduna tahay 21 december 2022, ayaa ah maalinta sannadka ugu mugdisan iyo weliba habeenka ugu dheer iyo maalinta oo ugu gaaban.
Cudurka fin-daayeerka ayaa dhowaantan loo heley magac cusub oo ingiriisi ah– mpox. Midkaasina oo hadda ay hayadda hoggaanka bulshada – Socialstyrelsen ay iminka magacaa ansixisay.
Faafidda cudurka ayuu ugu badnaa galbeedka iyo bartamaha Afrika, halka habka ugu badan ee lagu kala qaadayeyna ey ahayd ragga isu taga. Laanta caafimadka ee WHO ayaa xaqiijisay in magacan findaayeerka sidoo kale loo…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.