Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen Andreas Norlén oo mar kale loo doortay inuu jagadaasi sii hayo afarta sannadood…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warka Raadyaha Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xildhibaannada baarlammaanka Sweden oo isniinta foodda innagu soo haysa dooran doona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Boliiska oo in kasta oo uu helay miisaaniyad dheeri ah haddana aan ka soo bixin sidii cadaaladda loo hor keeni…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadyaha Sweden
Xisbiga dhawaan la aasaasey ee "Nyans" oo ku guulaystay kursi golaha deegaanka ee degmada Landskrona. Dhakhtar ka hawlgalo gobolka Småland ayaa sheegay war…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Garabyada kirooyinka guryaha oo uu u socda wada-xaajoodkoodii ku saabsanaa qiimaha kor u qaadidda sannadka foodda innagu soo haya kirooyinka 1,5-ta malyan hooy…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Afhayeenka baarlamanka oo maanta u xilsaaray Ulf Kristersson (M) inuu ka soo baaraandego dawlad aqlabiyad haysata inuu soo dhiso. Bulshada ku dhaqan gobolka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. 220 arday ee dhigata dugsiga dhexe ee "Nya Raketskolan" ee ku yaalla Kiruna ayaa loo oggolaaday inay guriga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hoggaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa qorsheeynaya inuu bilaabo in uu soo dhiso xukuumad cusub…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sicirbararka ayaa kor u sii kacay iyadoona uu bishii agoosto gaaray heer sare oo taariikhi ah 9%, marka loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xaafadda Hässlehlmen oo dhacda magaalda Borås ayey doorashada sannadka ka qayb qaateen labadii qofba mid, waana…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Codadka doorashada heer gobol ayaan la tirin weli, balse natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in meelo badan ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shanta makhribnimo ee maalinta axadda 11-ka septeember illaa iyo 01:00 habeenimada 12-ka septeembar waxay laanta idaacaddu idiin soo gudbin doontaa tirada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ururka isutagga shirkadaha ka ganacsada cuntooyinka ayaa ayaa qaylo dhaan ka keenay qiimaha korontada oo cirka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xulka hablaha kubbadda cagta Iswiidhen oo 5 iyo 0 kaga adkaaday xalay xulka dhiggooda ee dalka Finland…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Sweden
Miino iswiidhish ah ee sannadkii 1931 la sameeyey oo laga helyiyada oo sabeeyneeysa biyaha jasiirrada Stockholm, middaasina oo la qarxiyey. Xulka hablaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Radio Sweden
Maxaabiista xabsiga Kumla oo sannadka u codeeyey si ka duwan sannadihii hore. Xukuumadda iyo mucaaradka oo u qoondeeyneya miisaaniyad dhanka ciyaaraha oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarark maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dadka hore u sii codeynaya ka hor inta aan la garin maanlinta doorashada 11 Sep ayaa kordhay sanadkaan marka la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sannadkii hore ayaa 11 carruur ah oo ay da'doodu u dhaxayso 10-14 jir ayaa is-dilay Iswiidhan, waana tiradii ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Warshadda tamarta nukliyeerka ee Ringhals 4 ayaan awoodi doonin inay bixiso wax koronto ah muddo saddex bilood…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sideed maalmod gudahooda ayaa lagu wax yeeleeyey 50 ka mid ah kameradaha xawaaraha gawarida lagu kontoroola ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wasiirka Arimaha dibadda ee Yukreyn , Dmytro Kuleba oo booqasho ku yimd dalka Iswiidhen lana kulmay Ra'iisul…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Waxaa mar kale caadi noqotay in siyaasiyiintu ay albbaabada garaacaan inta lagu jiro ololaha doorashada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Shakhsigii 46-aad ayaa inta sannadkan lagu jirey toogasho xalay lagu dilay magaalada Helsingborg. Waa tiro ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wiilkii 15 jirka ahaa ee toogashadda ka geeyestey xarun laga dukaameysto ee ku tiilay magaaladda Malmö, ayay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ururka ganacsiga Iswiidhen oo ka digey in sicirbararka heerkiisu sareyo uu sii socon kari doono muddo dheer…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ballanqaaday in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxaha gaangiska ah iyo inuu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ururka Transparency International Iswiidhen la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa dalbanaya in dib u eegis lagu sameeyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Iswiidhen oo u soo baxday ciyaarta semi-finalka ee tartanka adduunka xeegada barafka ee dhallinyarada. Tiro ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Shabakadda wararka ee Radiyaha Iswiidhen oo laga xayiray internet-ka dalka Ruushka. Nawaaxiga Järva ayaanay ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Haweeney soddomeeyo jir ah oo lagu toogtay gaari taraam ah gudaha Majorna ee magaalada Göteborg. Madaxa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ciidanka booliiska ee magaalada Stockholm ayaa gacanta ku dhigey nin looga shakisanyahay in uu riday rasaas lala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Musharaxiin dhowr ah oo ka tirsan xisbiga Nyans, xisabigaasina oo iska bixiya sawir inuu u doodayo xuquuqda dadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dowladda Iswiidhen ayaa nin 35 jir ah u gacan gelinaysa xukuumadda Turkiga, sida ay dowladdu u xaqiijisay laanta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Madaxweynaha Yukreyn Volodymyr Zelenskyy ayaa war uu jeediyay ku dalbanaday in muwaadiniinta Ruushka laga joojiyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Treemmada ka socdaala Gävle oo shan maalmood xirnaan doona dayactir daraatiid. Welwelka laga qaado marka shaqada dib loogu noqoneyo fasaxa kuleeylaha dabadii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Tobbankii qofba mid ee dalbaday baasaboor cusub ayaa ka baaqsada ballantii loo qabtay. Dabeeyllo iyo roobab ku dhiftay Waqooyi-galbeed ee Götaland iyo Svealand…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dawladda oo malaayiin canshuur ah ka hesha sicir bararka haatan socda. Tan iyo sanadii 2015-kii markii gudniinka gabdhaha lagu sifeeyey dembi adag lana soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Xisbigga Liberalerna oo taageero ku helay hindisaha ah in hay’adda kormeerka Iskuullada la siiyo awood ay ku joojin karto faa'iido qaybsiga dugsiyada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Tirada dadka Norway ee u safra Iswiidhan si ay uga soo dukaameystaan oo hoos u ku yimid. Xarrumaha daryeelka ee Stockholm oo saaran caddaasi xoogan oo la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dilalka toogashada oo kordhay xilli boolis dheeraad ah oo gobolada laga keenay ka howl galayaan xaafadaha Stockholm. Xafladii kooxaha isku jinsiga ah oo maanta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Boqolaal shaqo oo cusub ayaa ka bannaan hoteellada iyo maqaayadaha Göteborg, xilli boqolaal qof Göteborg ay ka raadsanayaan shaqo maqaayadaha iyo hoteellada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Koboca dhaqaalaha Swiidhan oo intii hore ka soo yara hagaagaya. Baaskilada korntada ee Sparkcykel oo laga mamnuucayo jidadka iyo wadooyinka lagu socdo. Wiilkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Cabbir lagu sameeyey biyaha bulaacadaha ee magaalada Göteborg oo muujiyay heer sarreeya oo caabuqa Corona ah. Wasiirka difaaca Iswiidhen oo sheegay inaanu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Maxkamada Malmö oo ay ka socoto dhageysiga dacwadda wiil 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dilkii labo macallin oo lagu dilay dugsiga sare ee Malmö Latin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Radio Sweden
Muwaadiniinta dibada ku dhaqan oo muddo laba bilood kadib lumin doona gunnada dammaanadda howlgabka ee (garantipension). 2 sanno ka dib oo dalxiiska galbeedka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Maxkamadda Linköping oo xukun xabsi ah ku riday saddex nin oo lagu soo oogey dembiyo. Xulka kubada cagta gabdhaha Iswiidhan oo caawa Beljim wajahaya. Iyo nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Shaqaalaha degmadda Skellefteå oo hannjabaado iyo weeraro loo geeysto kadib fal dambi oo halkaasika dhacay labo usbuuc ka hor. Gabdhaha Iswiidhan iyo Beljim oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Kuleyl xun oo Sweden ku soo fool leh iyo waayeelada oo nugul. Tirada kiisaska Covid 19 oo kor u kacay gobolka Stockholm. Iyo nin meydkiisa laga helay degmada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Nin 44 jir ah oo loo heystay dilkii Malin Lindström ayaa lagu xukumay 5-sano oo xarig ah. Rakaab kala duwan oo dhaweeyey in la soo af jaray xiisadii u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
1da Ogoosto oo ay meesha ka baxayaan sharcigii ahaa in la ganaaxo dadka iibsada galmada laguna badali doono xabsi. Xiisadda SAS oo weli ay socdaan wada xaajood…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Sverigedemokraterna ka hadlay warbixinta laga qoray buugga loogu magac daray "Buugga cad" ee ka hadlaya sooyaalka buddhistayaasha xisbigga. Cilmi baarayaal…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Xarrunta baasabooradda ee Malmö oo ay yaallaantobaneeyo kun oo baasaboor kuwaas oo dadkii lahaa aysan soo doonan. Gabdhaha kubada cagta Sweden oo xalay ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Wiil da'diisu ka yar tahay 15-jir oo looga shakisan yahay inuu isku dayay inuu dilo gabar sagaal jir ah oo ku nool Skellefteå. Xulalka kubadda cagta gabdhaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Berrito oo ay dib u furmayaan wada xaajoodkii u dhaxeeyay shirkadda diyaaradaha SAS iyo ururka duuliyayaasha. Qareeno yaal hore oo la baxay Boqorka iyo Amiirka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Baayac mushtaro badan ayaa la kulma dhibaateyn loo geeysto sida lagu sheegay tiro koobkii ugu dambeeyey ee la soo saaray. Shaqa joojintii duuliyeyaasha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Ninkii lagu heystay dilkii Ing- Marie Wieselgren oo lagu dilay Visby, oo rummaanka lagu sii hayn doono. Waxaa aad u soo badanaya xiisaha ay dadku u qabaan in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Booliska ayaa weli ku howlan baaritaanka la xirriira weerarkii mindida ee shalay ka dhacay Visby. Dhaqaalaha Iswiidhan oo kor u kacay markale 4.5 boqolkiiba…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Radio Iswiidhen
Xildhbaanno ka tirsan xisbigga Vänsterpartiet oo ka qeyb qaadanayey toddobaadka Almadalen ayaa doortay in ay surtaan calanka ururuka PKK. Koobka Kubadda Cagta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Horyaallada kubadda cagta haweenka ee qaramada Yurub ayaa bilaabanaya Arbacada, Kooxda mataleysa Iswiidhen ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Waxa soo if-baxay warka sheegaya in shaqo joojinta duuliyayaasha ee SAS ay bilaabantay maanta ka dib markii…