Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Wasiirka Arimaha dibadda ee Yukreyn , Dmytro Kuleba oo booqasho ku yimd dalka Iswiidhen lana kulmay Ra'iisul Wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson.
Kobaca dhaqaalaha Iswiidhen ayaa kor u kacay, kaas oo xaqiijiyey korar gaaraya 0.9 boqolkiiba rubuci labaad ee sanadkan marka loo eego rubucii hore. Xisaabinta degdegga ah ee la daabacay horaantii xagaagan, kobaca ayaa ahaa 1.4 boqolkiiba iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.