skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Wiilkii 15 jirka ahaa ee toogashadda ka geeyestey xarun laga dukaameysto ee ku tiilay magaaladda Malmö, ayay hooyadii dhowr jeer qeylo-dhaan gaarsiisay hay'addaha adeega bulshada iyo ciidanka booliiska si la mid ah, sidii ay sameysay hooyada wiilkii 17-jirka ahaa ee toogashada ku dilay askarigii booliiska magaalada Göteborg bishii luulyo 2021 Qiyaas gaarsiisan 50 boqolkiiba falalka toogashooyinka ee ka dhaca deegaan-dambiyeedka gaangiska ayuu xukun ku dhacaa marka maxkamadda la hor geeyo, sida ay ku soo warrantay laanta Uppdrag granskning ee…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.