skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Waxa soo if-baxay warka sheegaya in shaqo joojinta duuliyayaasha ee SAS ay bilaabantay maanta ka dib markii shirkadda SAS iyo ururrada duuliyayaasha ay heshiis gaari waayeen.

Qiimaha Batroolka iyo Naaftada labadaba ayaa sare u kacay oo la kordhiyey maanta oo Isniin ah.

Xisibga Moderaterna ayaa doonaya in la joojiyo canshuur kordhinta Iswiidhan mustaqbalka soo socda.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.