skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Sicirbararka ayaa kor u sii kacay iyadoona uu bishii agoosto gaaray heer sare oo taariikhi ah 9%, marka loo barbar dhigo bishii agoosto 2021, sida ay sheegtay hayadda saadaalinta ee magaceeda loo soo gaabiyo SCB. Maxkamad degmo ayaa ku xukuntay nin 25 jir ah xabsi laba sannadood iyo bar ah, kadib markuu fal-dembiyeed kufsi ah u geeystay haweenay ey isku barteen baraha bulshadu ku kulanto ee la isku shukansado. Xisbiga Feministisk Initiativ (FI) ayaa guuldarro ka soo hoyay doorashadii sannadka 2022. Xisbiga ayaa codeeyntii barlamanka ku hantiyay…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.