skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Horyaallada kubadda cagta haweenka ee qaramada Yurub ayaa bilaabanaya Arbacada, Kooxda mataleysa Iswiidhen ayaa ciyaarteeda ugu horreysa la ciyaari doonta Netherlands 9-ka Luulyo oo ku aaddan maalinta sabtida.

Ra'isul wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson ayaa maanta booqasho qarsoodi ah ugu safartay dalka Ukraine, waxayna booqatay magaalooyinka Butja iyo Borodyanka, oo labaduba ay dagaalladu si xun u saameeyeen. Iyo warar kale.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.