Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Warshadda tamarta nukliyeerka ee Ringhals 4 ayaan awoodi doonin inay bixiso wax koronto ah muddo saddex bilood ah, ka dib markii ay ciladoowday iyadoo hadda u baahan in la dayactiro.
Laba ka mid ah shaqaalihii hore ee hoyga daryeelka caruurta (HVB-hemmet) Platea ee Hagfors ayaa hadda lagu soo oogay tuhun ah inay sababeen dhimashada ilmo shan jir ah, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dacwad oogaha.
Hoggaamiyaha Xisbiga Liberaalka Johan Pehrson ayaa shaaca ka qaaday in uusan dooneeyn in ay dhacdo dowlad ay qeybka yihiin xisbiyadda SD…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.