Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Codadka doorashada heer gobol ayaan la tirin weli, balse natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in meelo badan ay ka dhaceen is beddello xagga awood qaybsiga ah
Sida laga soo xigtay xogta hordhaca ah,ee doorashadii shaley, dadka u soo baxay doorashada ayaa si weyn hoos ugu dhacay tan iyo doorashadii hore
Jimmie Åkesson ayaa maanta kula qadeeay xarunta baarlamaanka ee xisbiga Moderaterna, wadahadalo ayaa u bilowday xisbiyada doonaya in Ulf Kristersson uu noqdo ra'iisul wasaare.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.