Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Laga bilaabo Jimcaha maanta ee 1-da luulyo, waxaa mar kale la soo celiyay dhaqaalaha ardeydu uga qaadan karaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta oo arbaco ah ayaa Saddex nin oo dhalinyaro ah lagu soo oogay tuhun ah inay si weyn u waxyeeleeyeen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sida ay muujineyso cilmi-baaris laga sameeyey Iswiidhen iyo Norway ayaa muujineysa siinta caruurta yar subagga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta ayuu xukunkii ugu horreeyay la riday ka dib rabshadihii ka dhacay Sveaparken oo ka tirsan degmada Örebro…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Iswiidhan waxay ku socotaa xaalad hoos u dhac dhaqaale, sida uu sheegay machadka cilmi-baarista is bedbedelka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warkii oo kooban Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sweden iyo Finland ayaa maanta oo isniin ah kula kulmi doona xarunta gaashaanbuurta Nato wafdi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Waddammada Yukrain iyo Moldavia waa in loo ogolaado iney noqdaan waddammo u taagan xubinnimada ururka waddammada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wasiirrada gaashaandhigga ee NATO ayaa u ballan qaaday hub cusub Dalka Yukreyn, laakiin ma jirin xog cusub oo ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Barnaamij saaka idaacadda ka baxay oo aad ku maqasheen baahi ballaaran oo loo qabo goobaha xabsiyada iyadoona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xisbiga moodaraadka iyo hoggaamiyahooda Ulf Kristersson ayaa raba in la mamnuuco guurka ilmo adeerka iyo ilmo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wax-soo-saarka dalka Iswiidan wuxuu hoos u dhacay 0.2 boqolkiiba bishii Abriil, sida uu muujinayo cabirka wax soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Codbixintii ugu horeysay ee cimilada ee baarlamaanka Yurub (EU) oo ku dhamaatay guul darro lama filaan ah maanta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson ayaa ku faraxsan in wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kadib markii xisbiga Centerpartiet uu ku dhawaaqay in xisbigu uusan taageeri doonin in codka kalsoonida lagala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dawladda Iswiidhen waxay soo jeedinaysaa in hub dheeraad ah la geeyo Ukreyn waxayna maanta u gudbisay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Isbeddelka cimilada, amniga iyo la dagaallanka dambiyada abaabulan ayaa ah waxyaabaha ay Iswiidhan ay diiradda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Soo saarista Baasaboorka Iswiidhen oo dib-loo billabayo, kadib markii la hagaajiyey ciladdii ku timid mashiinkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dilaagii Malin Lindström ayaa gacanta lagu dhigey oo ciidanka booliisku soo xireen kadib amarkii maxakamadda Sare…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dhowr ka mid ah wargeeysyada Turkida ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay shan siyaasi oo Iswiidhish ah oo ey ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCulimo ka jawaabtey mamnuucidda salaadda, haweenay lagu qabtay London, Asllani berri ma ciyaari kartaa?
*Xog ku kabid: Warkaan oo la baahiyey 5 tii juulaay 2019kii kuna saabsanaa go'aankii degmada Bromölla ee ahaa mamnuucidda tukashada salaadda xilliyada shaqada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xubinnimada Iswiidhen ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social ee Skåne, ayaa ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. App-cusub oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado, degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xaalada ADHD ayaa ku badan wiilasha marka labarbardhigo gabdhaha ayaa laga helay Adhd,Xatooyooyinka jeebsiibka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWarka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Saddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Nyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Nin dhintay ka dib lagu toogtay Stockholm iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna oo xilka iska casishay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Macallin shaqada laga eryay ka dib uu fideeyow sharci darro ah daabacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dembiyada loo geeysto hawlgabka oo kor u kacay iyo warar kale.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Macalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Degmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Iswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Nin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha…