Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Maanta ee Sweden
Dad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Wasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Waxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Ururka dekada oo joojin doona maraakiibta ka yimaada amba ku socda Ruushka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Fikirka ay soomaalida Örebro ka qabto Nato maxeey tahay? Iyo qodobo kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Heeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kharashka shidaalka oo kor u kacay, taas oo saameeysay milkiilayaasha tagaasida iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Ruushka iyo Yukreyn oo aanan wali xal gaarin, L oo soo jeediyay in la dhimo canshuurta shidaalka iyo Soomaalida oo ka walaacsan dagaalka Yukreyn Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta & Sweden
Dhalinyarada oo ugu baaqay siyaasiyiinta in ololaha doorashada looga hadlo kala soocida iyo cudurrada dhimirka, Wiil dhawaan ku dhaawacmay iskuul ku yaala…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta & Sweden
Laanta socdaalka oo gacanta ka taagtay qaxa kusoo qulqulaya Sweden, Shaqa la'aan ba'an oo ka jirta Västerbotten iyo warar kale halkaan ka dhageyso. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta & Sweden
Ruushka iyo Yukreyn oo mar kale wada hadli doona, Qiimaha Shidaalka oo sara u kacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Boqortooyada Ingiriiska oo ballan u qaaday Sweden in ay difaacdo hadii uu Ruushku ku soo duulo iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Sweden oo u yeedhay safiirka Ruushka u fadhiya halkan iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dadka ka soo qaxa dalka Yuukraain oo deganaasho meel ku gaadh ah heli kara iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dowladda oo go'aansatay in lacag iyo hub loo diro Yukreyn. Bulshadda oo ka walaacsan sida la yeelayo haddii xaalad dagaal dhaco iyo warar kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
500 000 oo qof ayaa ka soo qaxay dagaalka Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Duulitaanka Ruushka ee dalka Yuukraain iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dawladda oo soo jeedisay hindise cusub oo ku saabsan daryeelka caafimaad iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Ururo doonaya in caruurta iskuulka wax laga baro cudurada maskaxda, basas isku dhacay Stockholm iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wakhtiga sugitaanka basaboorka oo dheeraaday, dhiiga oo ku yar gobolada qaar iyo warar kale.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo muuqooda lagu arkay Koonfurta dalka. Shaqsiyaad ka tirsan shabakadda Vårbynätverke too xabsi dheer lagu xukumay iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Tababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Dhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Baarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
RW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Bangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Komiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Milkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Warbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Safiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Carruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Maryan Cabdulle Warsame oo keentay ra’yi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Hindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Sidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Caruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Tirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Maxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Sweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Goob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Cisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Urur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Faafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno ”Geeddi” balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Ra´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Haweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale... Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Sicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Soomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Saciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Magdalena oo taarikhda gashay & xogo ku saabsan dhacdadan. Booliska Uddavalla oo fashiliyay qarax miino. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Gabar Soomaali ah oo abaalmarin lagu siiyay hal-abuur. Wasiirrada EU oo ka shiray arimaha covid-19 & tallaalka 3-aad + Iskuul walxo kiimiko ah lagu arkay oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka raadiyaha Sweden
Boqorka Sweden oo abaalmarin siiyey gabar Soomaali ah, S iyo V oo aan wali heshiis ahayn + afhayeenka oo soo gudbiyey Magdalina, iyo 20-ruux oo bas ku…