Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Xisbiga L oo isku khilaafsan la shaqaynta SD, 2 muwaadin oo Swedish ah oo Itoobiya lagu xirey & laba walaalo ah oo basaasnimo lagu haysto oo maxkamad lasoo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Anders Tegnell oo caddeeyey shahaadada rasmiga ah ee Covid-19, nin dowladda u shaqaynayey oo basaasnimo loo haysto & nin loo haystey isku day dil oo la ogaadey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Isu imaanshaha wixii ka badan 100 qof oo laga rabi doono shahaadada Covid, nin qirtay inuu dil & dhaawac u gaystey ilmo uu dhalay + Jamciyadda Booliiska oo ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
3 qofood oo isbitaalka loola cararay Upplands-Bro, Magdalena Anderson oo waqti loogu daray & caqabadda hortaagan + Sweden oo ciidan u diri karta Ukraine…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Kharashka caanaha oo kor u kici kara, hogaamiyaha xisbiga S oo berri la kulmi doonta guddoomiyaha barlamaanka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ganaax badan oo dadkii lagu ridey aaney bixin. Xisbiga V oo shuruudo ku xiray hoggaamiyaha cusub ee S. Malmö oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Magdalena Andersson-Hoggaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna. 40 waddan oo ballan qaadey iney dhuxusha ka maarmi doonaan. Yurub oo uu ka bilowday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Shirweeynihii xisbiga S oo maanta bilaabmay, go´aan cusub oo ka yimid dawladda iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Hindise iska horkeeni kara boostaalayaasha & kooxaha daroogada, jidad loogu magac daray aqoonyahanno cunsuri ahaa oo magaca laga bedelayo & Hay'adda Daryeelka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Carruurta oo Förskola kusoo noqon kara 24 saac kaddib haddii aysan qandhaysnayn, Sweden oo la wareegaysa hoggaanka ciidanka jooga Mali & Waalidiin Soomaali ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhenwararka maanta iyo sweden
xaaladihii ugu dambeeyay ee covid-19.Karin tegnel oo loo caleema saaray agaasimaha guud ee hayadda caafimaadka bulshada.Mustafe Cabdiraxmaan "waxaan qoray book…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dowladda oo ku baaqday doos seddexaad oo talaal ah.Dacwad ka dhan ah wiil dilay Askari oo Jumcaha furmaya.Dowladda oo qobaro u saartay ilmo waa hore dalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
bulshada swedishka oo siwayn uga welwelsan aaladaha Bulshada.15kun oo qof ayaa sweden ugu geeriyootay Covid-19.Safiya Gacal "xaafadda Tjärna Ängar waa xaafad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Caruurta 4-jirrada cayilan oo soo badanaysa.biyo la'aan looga digayo dadka ku dhaqan Skåne.warshadda shirka Eberspächer oo la jabsaday. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dilkii Einar iyo Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku tagtay magaalada Boden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Furiinka ugu badan Sweden oo dhaca Bisha October. Ardayda waalidkood guryaha ku caawiyaan oo natiijo sare helo.sidee ufaaraan hablaya Soomaaliyeed ee Sweden ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haween iyo ilmo ka imanaya Daacish. Xubno khaansiir laga soo saarey oo dad lagu abuurey. Aabbe soomaaliyeed iyo lix ilmood oo uu dhalay oo hooyadood waayey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna oo shaaca ka qaaday qodobbada ey ka wada shaqeeyn karaan xisbiga SD. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday gobolka Dalarna. Rinkeby…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Liis cusub oo u boolisku soo saaray xaafadaha ugu rabshadaha ugu badan, madaxweeynaha Finland oo is karantiilay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka Sweden
Hannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Go'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Abaalmarinta dhaqaalaha Nobel, Nin lagu dhaawacay Malmö iyo Xulka Sweden oo la ciyaaraya kan Giriiga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Biladda nabadda Nobel oo lagu dhawaaqay, Nin loo heysto dab ka dhacay Stockholm iyo Shaqaalaha diida tallaalka iyo beddelka shaqooyinkooda Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Biladda Nobeelka suugaanta. shaqa la'aanta oo ah midda ugu muhiimsan ee dadka ku khasabta dalabaadka taageerada caydha. Xanuunnada maskaxda iyo dhallaanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Nin loo haystey qarixii Göteborg oo isaga oo mayd ah la helay, FHM oo da' gaar ah ka joojisey adeegsiga tallaalka Moderna & nin loo qabtay qof xalay lagu diley…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Booliiska oo ku baxay bambo laga sheegay Ljungby, qof dhaawac ah iyo guri gubtey & in sharciga ilmaha la iska soo tuuro wax laga bedelo oo la taageeray Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey
Xisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Saddax gabdhood oo bilaabay podd todobaadle ah, Iskuulada aan tayada lahayn oo la xirayo iyo Hooyooyin bannaan bax ka fuliyey Stockholm Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Andersson oo loo magacaabay hogaaminka S, Warbixinta covid iyo Sverigedemokraterna oo soo jeediyey mushaar kordhin Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Ra’iisal wasaaraha oo ka hadlay qaraxa Göteborg, Zlatan oo dib ugu soo laabtay xulka qaranka Sweden iyo Booqashada Boden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Filin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Heeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Wareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah mas’uulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Tirada u dhinta covid-19 oo sii kordhay iyo hooyo da´ yar oo ku daashay magaalada Boden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Dowladda oo dooneysa in carruuraha 12 ilaa 15 jir laga tallaalo Covid 19. Göteborg xarrumo lagu hayo waayeeladda oo Corona ka dilaacay. Hey'adda caafimadka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Xuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Xannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii ugu dambeeyey & Sweden
Dowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Shaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
wiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Sweden oo usii dhowaanaysa usoo bixitaanka Koobka Adduunka, dugsiyada oo uu kusii fidayo cudurka Covid-19 & dadka xaafadda Angered oo ka hadlaya qaadashada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Gobol soo rogaya in qofkii aan tallaalnayn aan shaqo la siinin, Sweden oo shaacisay da'da uu haatan ku badan yahay cudurka Covid & Sweden oo caawa Spain ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Dadka dhashay 90-kii & 2000 oo suuxa marka la siiyo tallaalka Covid-19, niman lagu qabtay beer xashiis ah oo la xukumay & caymis dalabka daadadkii Gävle oo aad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Dad qaatay labada kuuro ee tallaalka oo uu Covid ku dhacay, Dowladda oo casriyaynaysa sharciga cudurrada safmarka ah & Anna Beck oo billad qalin ah heshay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Ardayda oo ay kirooyinka guryuhu qaali ku yihiin, waalid ilmohooda ku tacaddiyey oo xabsi lagu xukumay & nin boqollaal xamaarato ah meel ku haystey oo xabsi la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Angered oo noqotay degmada ugu daran faafitaanka Covid-19, nin lagu toogtey Mjölby & nin sharcigii loo diidey oo 5 sano ku noolaa buul uu ka dhistay meel kayn…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Sweden oo ay si aad ugu yaraadeen darawalladii tagaasidu, 200 oo gaari oo ku gubtey Märsta & Sahra Cabdi oo ka hadlaysa dareenka dugsiyada SFI-ga oo lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii ugu dambeeyey & Sweden
Malmö FF & kooxaha Allsvenskan oo malaayiin helaya, Xisbiga V oo aan taageeraynin miisaaniyadda dowladda & Rashiid Maxamed oo soo koobaya nuxurka hoggaanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii ugu dambeeyey & Sweden
Dad wax ku noqday guri ku gubtey Göteborg, daadadkii Gävle oo 100 gaari baabi'iyey & Mubaarak C/raxmaan oo ka hadlay is casilaadda RW Lövfen. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey
Ardeyda fasalada 9aad oo sanadihii ugu dambeeyey aan dug sare u gudbin. Goobaha dabaasha oo dib loo furayo. Iyo haweeney af duub loo geystay oo boolisku helay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Nin lagu dhaawacay iskuul ku yaalla magaaladda Eslöv ee Skåne. Hooyo soomaali ah oo maqaayad ka shaqeeysa, noogana warantay waxyaabaha ey ka soo baratay, iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Umuloosiyinka oo dalka ku yar, xilli ardeyda dooneysa ineey noqdaan umulisooyin ay kordheen. Dad hor leh oo Corona ugu dhintay maanta. Imxitaanka Teori-ga oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey
Dhaca loo geeysto waayeelada iyo naafada oo kordhay. Malmö oo nin di lagu tuhmayo geeystay oo la soo qabtay. Buundadii Hisingen ee Göteborg oo dib loo furay…