Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Nin Sweden turjubaan u ahaa oo sheegay in la dili karo, Sweden oo lasoo geliyey daroogo xaddi badan ah, iyo nin carruurtiisa kufsaday oo xabsi dheer lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Nin loo haystey dilka haweenay ilmooley ah oo la daayey, Malmö oo isu diyaarinaysa horyaalka & Gabar Soomaaliyeed oo ka warramaysa rajada ganacsigii uu karona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Shaqo la'aanta Sweden oo hoos u dhacday, nin xuquuqaha carruurta ugu dooda si yaab leh, iyo gabar Soomaaliyeed oo ka hadlaysa tartan fursado abuuris ah oo ay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Tallaalka Covid-19 ma saamayn ayuu ku yeeshaa caadada dumarka?Jaamadda Upsala oo go'aan soo saartay & furriinkii oo hoos u dhacay Sweden + Sababta Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Sweden oo heshay 9 billadood, tareennada Göteborg oo maanta istaagey & hooyo Soomaaliyeed oo diyaarinaysa laysinka basaska. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Coronavirus oo hadda u muuqdo in soo kordhayo, carruuro halis ugu jiray in dalka dibadiisa loo dhoofiyo sii loogu soo guuriyo. Rag kufsaday dumar hurdaayey oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Fannaaniin racfaan ka qaatay xukun hore loogu riday. Xeer cusub oo carruurta ku saabsan oo dhawaan dhaqan galay. Ciyaarta k/cagta gabdhaha Sweden & Kanada oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Sweden oo billado aan kala joogi laheyn Jabaan. Dadka ku nool Kristianstad oo walaac ka qaba falalkii halkaasi ka dhacay maalmihii tagay. Tallaalka 3aad ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden
Sweden oo bilad kale oo dahab ah soo dhacsaday. Shaqo la'aanta oo weli halkeedii ah balse rajo iftiin leh ka soo muuqato. Muxuu yahay mashuurca loogu magac…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Xulka gabdhaha Sweden oo feeynalka u soo baxay ciyaaraha Olombikada. Kaararka aqoonsigga oo sharciyo lagu soo kordhiyey. Ururka dhallinyaradda Social…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey
Dad hor leh oo u geeriyooda xanuunka Covid 19. Orodyahanka Mustafa Maxamed oo ka hadlay sababahuu uga haray Olombikada Tokyo, iyo Aflaamta banaanka lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Gabdhaha K Cagta Sweden oo maanta wacdaro dhigay Tokyo Jaban. Waalidiinta qaar oo dhaqaale ay fasax ku geeyan carruuraha u heyn. Dadka cinwaanadooda la qariyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin lagu xukumay 8 sanno oo xarig ah ka dib kufsi uu geeystay 36 dumar ah. Ciyaariyihii Olombikada oo maanta Tokiyo ka furmay iyo wiil soomaalida Sweden ah oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Madaxa xabsiga Hällby oo sheegay in afduubkii shalay uusan aheyn mid qorsheysan. Wasiirka caddaalada oo u mahadnaqay booliska iyo ciidanka Asluubta. Maalmihii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii radio Sweden
Af duub loo geeystay shaqaale xabsi ka howlgala. Göteborg oo ay ku furmeen barnaamjyo carruurta loogu tagalay. Ardeyda badan oo jaamcadaha sanadkan nasiib u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWARARKII MAANTA IYO SWEDEN
Stockholm oo tallaalka u fasaxda illaa 18 jir iney dalban karaan. Qof hor leh oo covid-19 u geeriyooday. Dawladda oo lagu dhaleeceeyey in aanay qiimeyn…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ardayda lacagta CSN laga jaro oo hoos u degay, nin 67 jir ah oo kufsi lagu xukumay iyo warar kale.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. 25 jir lagu toogtay xaafada Rinkeby oo dhaawacii halkaas ka soo gaadhay u geeryooday, laba qof oo dheeraad ah…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ra´iisal wasaarihii hore oo loo xilsaaray in uu dawladd dhisto iyo maxkamadii Vetlanda ee ku saabsaneeyd weerar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Ebba Busch oo 60 000 lagu ganaaxay, Shakhsi loo soo qabtay dilki ninka boliiska iyo Dhalinyaro waayeelka gabayada u aqrinaya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Hal qof horleh oo u dhintay covid, Sabuni oo ka hadashay guuldarada Kristersson iyo Dilka boliiska oo dadka degaanka walwal ku abuuray Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Moderaterna oo xodxodanaya Centerpartiet, qareeno laga saaray ururka qareenada iyo Xuska 1-da luulyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Iswiidhen oo diyaar u ah Ukraina, 7 qof oo horleh ayaa u dhimatay covid-19 iyo Covid oo shaqa la’aan ka dhigay Ibrahim Dugow Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Xayiraadda corona oo la khafiifinayo, Ulf Kristersson oo diyaar u ah inuu dowlad soo dhiso iyo Sweden iyo Ukraina oo habeen danbe balansan Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka radio Sweden
Xukuumadda oo codka kalsoonida loo qaadi doona maalinta isniinta iyo hogaamiyaasha xisbiyada oo arrinkaasi ku adkeeysanaya. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maana iyo Sweden
Dawladda oo codka kalsoonida loo qaadi doono. Hayadda ka hortagga faqooqa oo racfaan ka qaadatay maxkamad. Järva oo laga bilaabay bas la isku tallaalo iyadoon…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Cusbitaallada dhalliinka oo aan daryeelka loo sinneyn. Wiil shan jir ah oo meydkiisa laga heley meel xeeb ah. Xisbiga Vänsterpartiet oo ku goodiyay inuu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
SR oo la kulantay dhaliil horleh, 2. Kulusevski iyo Svanberg oo ku soo biiraya xulka kubadda cagta iyo aqlabiyada dhaliilsan ciqaabta la khafiifiyo Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xaalada corona oo saameeysay waxbarashada ardayda SFI, Tartankii kubada cagta ee Yurub oo maanta bilaabmi doona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Faafidda covid-19 oo hoos u dhacaysa, Iswedish-somali helay abaalmarin geesinimo ah iyo iskuullo la go'aamiyey in la xiro. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
16 qof oo dheeraad ah ayaa u dhintay covid-19, bangiga Avanza oo dhaleecayn loo soo gudbiyay iyo kooxda kubada cagta oo corona laga helay. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Ardeyda dugsiyada sare oo wali dabaal-dagaya, maamula iskuul oo la eedeeyay & Booliska Sweden oo burcad gacanta kusoo dhigay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Arday uu ku faafay corona, 11 qof u geeriyootay covid-19 iyo Basas tallaal la dhigay Botkyrka iyo Södertälje Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
61 qof oo horleh oo u dhimatay covid-19, Liseberg oo maanta la furayo iyo Hallengren oo ka hadashay eedda gudi hoosaadka dastuurka Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Norweey oo fureysa xadkeeda dhammaadka bishan, Tallaalka soo gaaray dalka oo gaaraya 5 milyan iyo todobaadka Järva oo bilowday Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Tirada dadka kulma oo laga yaabo in la kordhiyo juulaay, Baare soo jeediyey in la kordhiyo ciqaabta arrimmaha dembiyada galmooyinka iyo Maxamed Noor oo sheegay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dukaamada oo ku yaraan kara dalka, turjubaanada shahaadeeysan oo ku yar dalka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Xayiraado la qaadi doono. 15 qof oo hor leh oo u geeriyoodey xanuunka covid-19 iyo maxkamad xukun faqooq ah ku ridday gobolka Västra Götaland Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
3,6 milyan qaatay tallaalka, EU oo ganaax ugu hanjabtay Astra Zeneca iyo Gabar dhalinyara oo loo soo qabtay qaraxa Malmö Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Heeyada gaadiidka oo shirkadaha diyaaradaha kula tallisay in aaney ku duulin dusha Belarus, talloyin cusub oo la xidhiidha safarrada dibadaha iyo warar kale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTartankii heesaha hirgaley Yurub. Nidaam caddeeyn oo tusaya inuu qofku qaatay talaalka covid-19 iyo warar kale.
Wararka maanta ee Sweden. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Encrochat oo caddeyn noqon kara, WHO oo ka digtay safarada caalamiga iyo Tallaalka baa covid looga hortagi karaa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
L oo isku heysta xiriirka SD, 48 qof oo u dhimatay covid-19 iyo Musa Isse oo soo saaray buug cusub Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Khuburo ku talisay in tallaalka la dedejiyo, Iswiidhen oo saxiixday heshiish tallaal iyo Iswiidhen iyo Awstaraaliya oo yeelanaya ciyaar tababara Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
500 000 oo qof oo mar wada doontay ballanta talaalka covid-19, Ciidamada Iswiidhen ee dibadaha oo la gaarsiinayo tallaal iyo 750 oo lagu bixinayo arrimaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Faafida xanuunka covid-19 oo sareeya, waayeelka ku dhashay Soomaaliya ee Sweden ku nool oo kor u kacay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Dowladda oo kordhineysa taageerada dadka shaqada laga fariisiyo, Fasalka lix jirrada oo la baabi’in doono iyo Mahdi oo qaatay goojadii koowaad ee covid-19…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Kommunal: Waa lala soo daahay waxqabadka, Stockholm oo ka walaacsan tirada dadka qaada covid-19 iyo Faduma oo hagta dadka u baahan tallaalka Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Hal milyan oo laga helay lidjir, Dowladda oo wax ka qabaneysa qashin ku darka dadka iyo Gabdho badan oo soo waca chatt-ka Kraftbyrån Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Gobolada Skåne iyo Stockholm oo bilaabi doona in ay talaalan qeeybihii ugu dambeeyay, hawlgabka ajaabibta lacag intee ah ayaa soo gala, iyo warar kale. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
2,7 milyan oo la tallaalay, Corona oo saameynaya dadka sugaya qalitaanka iyo Khadar oo la taliyey dhalinyarada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Iswiidhen
Stockholm oo bilaabeysa wajiga 4-aad ee tallaalka covid-19, Iswiidhen oo bixineysa deeq 1 milyan goojo tallaala iyo Fatima Nur (L) oo sheegtay inaaney ku fikir…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Canshuuraha oo lagu kordhin karo dejinta kaluunka Norway. dawladda oo wax ka bedeli karta talooyinka corona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Heerka faafida covid-19 oo weli sareeya iyo xisbiga KD oo hindisahii miisaaniyadooda soo bandhigay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Caruaaraha dhashay intii ka dambeeysay 2002 oo talooyin cusub loo soo gudbiyay, maqal Xayaat Ibraahim oo imminka ah xoghaya guud ee Machadka ka hortagga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Talaalka Astra Zeneca oo looga shakisan yahay in u sababay dhimasho, haweenka uurka leh oo laga hor talaali doono bulshadda inteeda kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Xisbiga SD oo hindise miisaaniyad soo bandhigay, ra´iisal wasaare Löfven oo lagu wareeystay guddi hoosaadka dastuurka iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Mucaaradka oo ka falceliyey hindise dowladeed, 41 qof oo hor leh oo u geeriyoodey covid-19 iyo Farxiya Idle oo qiratay isticmaala Tramadol Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
2 milyan oo heshay tallaal, 2. 2020 sannadkii ugu kululaa Yurub iyo Muranka S ee siyaasadda socdaalka oo kordhi kara Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Xukun ku dhacay nin wiilal kufsaday, Uppsala oo gobalada dariska u direysa bukaanka covid iyo Carruur badan oo laga baqayo inay hafadaan Lyssna på alla avsnitt…