Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
37 qof oo u dhintay covid-19, Golaha shuruucda oo ka soo jawaabay sharciga soo galootiga iyo baaris ka timid hay'adda hanti-dhowrka Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Dhaleceyn loo soo jeediyey sharciga soo galootiga, Nin guriga ku heystay 20 tan oo qashina iyo Mustafa Mohamed oo seegay olombikada 2021 Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Tirada laga talaalay covid-19 oo kordhaysa, talooyin cusub oo loo gudbiyay kuwa talaalkan qaatay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Faafida covid-19 oo weli sareeysa, miisaaniyada dawlada oo xoog saartay suuqa shaqada iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii Maanta & Sweden
Inkiraadda Holocaust oo dembi laga dhigayo, dadka ku cusub Sweden oo loo samayn doono qaab ay deg deg shaqo ugu helaan & dadka oo aad wax u iibsada xilliga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Bishii barakasneeyd ee Ramadaan oo bilaabatay, tirada u dhinta covid-19 oo sii kordhaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Gabadhii ugu horeeysay magaalada Malmö ee u dhoofta hawada sare iyo tirada la dhigo qeeybaha joogatada ah ka dib…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Laba qof oo lagu tuhunsan yahay kufsi carruur, Allsvenska ragga oo barri furmayo iyo Khadra oo qaadatay tallaalka Astra Zeneca Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Faafitaanka Covid-19 oo hoos u dhacay, nin lagu qabtay mukhaadaraad uu ka keenay Denmark & Sharciga joogtada ah ee qaxootiga la siiyo oo la joojinayo. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Wareysiga boliiska oo loo isticmaali karo caddeyn ahaan, KD oo doonayo inuu kordhiyo ciqaabaha qaar iyo guri arday oo Halmstad lagu gubay Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Warbixinta covid-19, 2 qof oo loo qabtay fal argagixiso iyo Rinkeby oo 50 jirsaneysa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Heerka faafida covid-19 oo sareeya, machadka xuquuqda bani´aadamka oo laga furayo magaalada Lund iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Talooyinka xayiraadaha corona oo la sii dheereeyey illaa iyo 3-da bisha maajo. Ammaanka ayaa noqday waxa ay badankeedbulshada reer Sweden ay welwelka ugu badan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Xanuunka covid-19 oo qeeybaha kala duwan ee bulshadda ku fiday, doodi xisbiga L oo sii socota iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Tirada cisbitaalada loo dhigo covid-19 oo kordhaysa, Cabdulkadir Salad Cali oo xisbiga L iskaga tegay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Tirada u baahan daryeel joogto ah xanuunka covid-19 awgeed oo kordhay, saacada oo xilliga kuleeylaha loo bedeli doono iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Tallaalka AstraZeneca oo lasii wadayo, Wershad shaqooyin badan bixinaysa oo Eskilstuna laga furayo, Ibra oo caawa safanaya & Su'aalo ay is waydiiyaan dadka soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Carruurta oo laga baraarujinayo diritaanka sawirrada qaawan, Cudurka Covid oo ku fidaya Västra Götaland & tillaabooyin cusub + Xadadka Denmark iyo Norway oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
FHM oo tillaabooyin cusub soo rogtey, Qarreen kufsi loo haystey oo lasii daayey iyo dad ay Soomaalidu ka mid tahay oo ay gabdhohoodu ku liitaan ka qaybgalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Waqtiga boostada lagu geeyo oo la kordhinayo, Musuq lagu sameeyey shatiga gaadiidka oo la isku ciqaabay iyo Zlatan Ibrahimovic oo ka hadlay kusoo noqoshadiisa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xaalada corona ee Stockholm oo sii adkaatay, Hodan oo makhaayad ka furtay xaafada Rinkeby iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Covid-19 oo galay kaalinta saddexaad cudurada ugu dhimashada badan, maanta oo ku beegan maalinta darawalada basaska, iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Xisaabxidhkii 2020 oo bilaabmay, qaramada midoobey oo ku tallinaysa in la sii wado isticmaalida talaalka Astra Zeneca iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Tirada u dhimanaysa covid-19 oo kordhaya, heeyada caafimaadka bulshadda oo joojisay talaalka Astra Zeneca iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Nooca corona ee Koonfurta Afrika oo ku faafay jaamacad, shaqo laanta oo sii kordhaysa iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
6 dal oo hakad geliyay tallaalka AstartZeneca, Sharci yaqaan maxkamad la soo taagay iyo Sweden oo aan joojinay tallaalka AstraZeneca Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Digniin duufaan, Warbixinta covid-19 iyo Guryaha Sis oo laga deyriyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Warbixinta covid-19, Dacwad ka timid fidiyo TikTok ka soo baxay iyo Shaqa la’aanta dhallaanka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Haweeney lagu riday xukun 3 sanno ah, L Stockholm oo ka soo horjeestay gudiga xisbiga iyo Isbaanya oo ku soo beegan gabdhaha Sweden Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Xisbiga Liberalerna oo ka bixi kara heshiiskii Jannaayo, Norway oo magdhow siinaysa dadkii u shaqa tegi jirey & Sweden oo aqoonsi u samaynaysa dadka la talaalo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
FHM oo ku talisay inuu qof kasta qaadan karo tallaalka Astra Zeneca, haweenay ninkeeda lagu hor toorriyeeyey oo hadashay & Xisbiga M oo wada hinside ah inay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Tirada lagu xaqiijiyay covid-19 oo kordhaya, boliis lagu soo oogay dacwad tuugo ah iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
56 qof dheeraad ah oo u dhintay covid-19, fasaxa sportlov-ka oo dhawaan bilaabmi doona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Khad teleefan oo loogu talo galay dadka la ildaran cudurada maskaxda, xayirado cusub oo la xidhiidha corona iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Afar nin oo ku dhimatay haro, Warbixinta corona iyo Laba haweeney oo loo heysto qaxooti baxsaday Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Jonna Sundling oo hanatay bilad dahaba, Waayeelka oo booqashada loo furayo iyo booqashada hay'adda socdaalka oo adkaatay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Bas loogu tala galay baaritaanka corona, Xeer ilaaliyaha Estonia oo racfaan qaatay iyo warbixinta corona Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Fayruska Ingiriiska oo Sweden soo galay, Stockholm oo af-xir laga dhaqan gelinayo & shaqooyin laga heli doono aagga Bodden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Xiise badan oo loo qabo talaalka Sputnik V, Tirakoobka shacabka 2020 iyo Qof reer Gävle ah oo la goobayo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Nooca cusub ee corona oo bulshada ku sii faafaya, tirada xanuunkan oo sii kordhaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Tirada laga helo covid-19 oo kordhaya, dawlada oo dheereeysay xayiraadaha corona iyo hawo uu baraf la socdo oo laga filayo koonfurta dalkan. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
EU oo heleysa 200 milyuun tallaala saa’id ah, Hoos u dhac ku yimid waxbarashada masaafooyinka iyo Iswiidhen oo bilad qalina heshay Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
59 qof oo dheeraad ah ayaa u dhintay covid-19, faafida corona oo culeeys saartay daryeelka caafimaadka iyo maanta oo ku beegan Fettisdagen. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Sweden oo ku guuleeysatay ciyaaraha barafka aduunka, tirkoobka ugu cusub ee shaqo laanta iyo caruuraha qaba marxaalada Autism-ka. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xoojinta xuquuqda carruurta, tallaal hor leh oo covid-19 iyo Astra Zeneca oo ka falcelisay eed loo jeediyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Warbixinta covid-19, Dad ka badan 400 000 oo la tallaalay iyo Haweeney qaada heesaha soomaaliga Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta
Tallaalka waayeelka qaar oo dib u dhacay, Warbixinta covid-19 iyo Roks oo dacwad ka gudbiyay Sweden Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xidigta dabaasha Sarah Sjöström oo jabtay, Gawaarida qaar oo canshuurta lagu kordhinayo iyo xaddidaad ku wajahan tareenka iyo baska qaar Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Canshuurka baarkeerinada bilaashka oo la joojinayo, Sabtidii iyo axaddii ina dhaaftay ayey tuugo jabsatay iskuul iyo Dib u dhaca doorashada Soomaaliya oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Waaxda Socdaalka oo soo gaabinaysa waqtiga la sugo go'aamada, qarreen ka baxay dacwo uu difaace ka ahaa iyo gabar Soomaali ah oo caawisa sharikaadka doonaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Dowladda oo talooyin cusub kasoo saartay Covid-19, xaaladda Covid-19 ee Sweden oo kasoo raynaysa & Soomaali qaatay tallaalka oo ku baaqay in la is tallaalo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Sweden oo go'aan kasoo saartay dadka imanaya Sweden, nin deriskiisa muusig ku dallacay oo la xukumay & Astra Zeneca oo aan waayeelka la siin doonin & xaalad ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tallaalka Astra Zeneca oo waayeelka laga reebay, Nin boqol jeer wacay lambarka 112 iyo Dabiibcall oo caawiya soomaalida Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Shaqaale diidey in la tallaalo, isticmaalka koronta oo aad u korortay Sweden iyo dowladda oo saadaalisay inay dembiyada gaangisku yaraan karaan 2021. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Heshiiskii EU & Astra Zeneca oo la daabacay, Sweden oo tallaalka dadwaynaha bilaabaysa xagaaga & Agaasimaha FHM oo la arkay isagoo af-xir la'aan bas saaran…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iswiidhen oo Faransiisku ku soo beegmay semifinaal, Corona iyo Sweden iyo Dhalinyarada soomaalida: qeyb kama nihi bulshada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Mamnuuca taranka mink ee 2021, Warbixinta covid-19 iyo Iswiidhen oo soo gaartay is reereebka 8-aad Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
95 kiis ee fayraska cusub oo laga helay Iswiidhen, Lars Norén oo geeriyooday iyo Digaag badan oo la laynayo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Maktabadaha furan ee sii kordhaya, Walwalka magdhowga tallaalka iyo Kiisas badan ee toogashada oo aan xal loo helin. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Shaqaalaha daryeelka caafimaad oo shaki ka qaba in ay qaataan talaalka covid-19, Xamdi oo basaboorkeedi sugaysay 35 bilood iyo warar kale. Lyssna på alla…