Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Dembiyada kufsiga oo kor u kacay sannadkii hore, Ururka Umis ee Borlänge oo dhalaceeyn loo soo gudbiyay ka jawaabaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Wadamada EU oo dadka ku xidhi kara warqad cadeeyn ah marka ay safrayaan, tirada u dhinta covid-19 oo kordhaya iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden.
Tirada guryaha ka shaqeeya oo kor u kacay, talaalka covid-19 oo 147 000 oo jeer la isticmaalay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden.
Shaqo laanta dalkan oo kor u kacday, kiisaska corona oo ku sii kordhaya gobolka Skåne iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xukun abiil laga qaatey, 138 qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey cudurka covid-19 iyo Asli Kulane oo ku talisey in warbixin saxa ee tallaalka la raadiyo Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Covid-19 oo diley 10 000, Xubnaha xisbiga Liberalerna oo hoos u dhacay iyo Ifraax Degmo oo qaadatay tallaalka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dowladda oo damaana qaaday talaalka, Dhalashada oo af lagu xireyo iyo Norshidat Gustar (V) oo markii ugu horeysay ka qeyb qaadatay doodda hogaamiyeyaasha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Todobaadyada soo socda oo muhim u ah corona, MSB oo heleysa miisaaniyad dheeri ah iyo dacwad ka dhan ah Eritereya Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Basaasida oo ku soo korortay Sweden, Af hayeenka oo aan baajineyn doodaha hogaamiyeyaasha xisbiyada iyo tirada dadka ku dhinta shaqada oo yaraatay Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Barlamaanka oo go´aan ka gaadhay sharci cusub iyo sidee ayey dadyoowgu u raaceen tallada cusub ee corona? Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Sidee ayuu madaxweeynaha cusub ee Mareeykanku u xallin doona dhibaatooyinka dalkaas? 277 qof oo dheeraad ah ayaa u dhintay covid-19 iyo ardayda iskuulka oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Tirada u dhinta covid-19 oo kordhaya, kalsoonida loo hayo ra´iisal wasaare Löfven oo hoos u degtay iyo barnamij ku saabsan caafimaadka haweenka. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Kiisaska covid-19 oo ku sii badanaya gobolka Västra Götaland, agaasimaha guud ee heeyada MSB oo shaqada laga casili karo iyo asaasihii bogga Wikileaks Julian…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Dadka ka imanaya Ingiriiska oo loo ogolaaday in ay Iswiidhen u soo safraan, heeyada caafimaadka oo dadka kula tallinaysa in ay isticmaalan qalabka la iskaga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanto iyo Iswiidhen.
205 qof oo dheeraad ah ayaa u geeryooday xanuunka covid-19, ra´iisal wasaaraha dalkan oo dhaleecayn loo soo gudbiyay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Cudurka covid-19 oo ku sii faafaya Stockholm, gobolada oo isku diyaarinaya talaalka cudurkan iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Iswiidhen.
Barlamaanka oo qeeynuun cusub ka codeeyn doona bisha jannayo, tirada isbitaalada loo dhigo covid-19 ee gobolka Gävleborg oo kordhay iyo warar kale. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dowladda oo magaacabeysa guddiyo cusub. Covid-19 oo si aad ugu faafaya Sweden iyo turjumaannada dhaqanka ee Doula oo uu saameeyay culeyska fayruska Corona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Dawladda oo mamnuucday safarada ka imanaya Ingiriiska iyo Denmark, Maktabad laga heli karo buugag ku qoran afka hooyo iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Swede
Steffan Löfven oo ku dhawaaqay xayiraado cusub. Haweeney ka soo laabatay ururka ISIS oo la xiray iyo Urur Soomaali ah oo qorsheynaya ka qeyb galka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Löfven oo qabtay shir jaraa'id galabta. Haweenka xaamilada oo talo loo soo jeediyay iyo Talaalka Covid-19 oo ay suurtagal tahay in uu bilowdo 26 ama 27…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tallooyin ku socda muwaadiniinta dibedda u safreysa fasaxa Kirismaska. Saadaasha dhaqaalaha dalka iyo baarista dambiyada IT-ga. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Fidista Covid-19 oo mar kale sare u soo kacday. 350 qof oo lagu ganaaxay kaxeynta baaskiilka iyo dhallinta ku biirta kooxaha gaangiska oo cadaadis ballaaran uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dadkii ugu badnaa ee la liita Covid-19 oo ku jira cisbitaalada. Cunsuriyad ka jirta ciyaaraha kubadda cagta ee Dalarna iyo caruurta xaafadaha danyarta iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
160 qof oo hor leh oo la xaqiijiyay in Covid-19 uu ku dilay dalka iyo Maamulka Stockholm oo lagu booriyay in waxbarashada dusgiyda hoose dhexe laga dhigo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Sanado xiriir ah waxaa sare u kacaya tiradda ardayda ee 3 sano gudahooda ku qaata shahaadada dugsi sare. 58 qof oo uu dilay 24 saac u dambeeyay Covid-19 iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Stockholm oo ay ka jirto boos la’aanta iva, Baarlamanka oo dowladda ka doonayo iney aragtideeda bedesho iyo Arday lagu tijaabinayo waxbarashada ku qaataan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dowladda oo talooyinka corona wax ka badashay, Shirkad balan qaado shaqo beena dadka lacag uga qaadato iyo Talooyinka cusub ee hey’adda caafimaadka bulshada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wakaaladda socdaalka oo eedeysay hindisha soo galootiga, Xannuunka covid oo si ba’an uga jira Helsingborg iyo Cuntada ardayda oo iskuulada taal Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Mashiinada lacaga ee qaar ka mid ah xaafadaha Linköping oo 4 saac ka dib lacag la joojiyay in ay shaqeeyaan. Faalooyinka heshiiska xeerka shaqada Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
35 qof oo u geeriyootay Covid-19. Waalidiina soo dhoweeyay tallo ay soo jeedisay wasiiradda waxbarashada iyo xaaladda adeega caafimaadka ee gobolada. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maana iyo Sweden
Sababta 41-jirku sannado badan go’doon ugu ahaa guriga hooyadii, Warbixinta Covid-19 iyo Qalabka ka diga dabka oo naf badbaadin kara. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Covid-19 oo diley 117 qof oo hor leh, Hooyo loo heysto danbi wiilkeeda ku saabsan iyo farqiga macalimiinta Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Boliiska oo arday ku tuhunsan faafinta corona, Nin loo heysta qufuca corona iyo makxamad sharci darro ku tilmaantay go’aanka mamnuuca booqashada waayeelka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Nin militari ah oo la la’ yahay, Blekinge oo xayiraad lagu soo rogayo iyo Ayan Mohamoud oo aan ka niyad jabin la midowga reerkeeda Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Baaritaan deg dega ee covid-19 oo la ogolaaday, dowladda oo amar siisey hey'adda caafimaadka bulshada iyo hindise xilka loogu dhiibayo Märta Stenevi. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Xaaladda covid-19, ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigey dad lacagta dhaqa iyo Ayaan Maxamuud oo ay ku adkaatay inuu reerkeedu la midowdo Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waalidka gabar la diley oo racfaan qaatay, tallaal sadaxaad oo natiijo wanaagsan keeney iyo dugsiga xannaanada oo qasab noqonaya Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
66 qof oo u dhintay covid-19, magaalada Malmö oo xidhi doonta goobaha dabasha iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. 66 qof oo u dhintay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Xaalada corona oo sii adkaanaysa iyo dadka booqda ruugta caafimaadka oo yaraaday. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Xaalada corona oo sii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Khilaafad ka dhashay gudaha xisbiga Liberalerna iyo in ay sii kordhayaan tirada u dhinta covid-19. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Khilaafad ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
61 qof ayaa 24 saacadood ee ugu dambeeyay u geeryooday cudurka covid 19, hawa baraf leh oo ku so socota waqooyiga dalkan iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Xeer cusub oo ka hor tagaya faafida covid 19, laba gobol oo xayiradoo cudurkan la xidhiidha lagu soo rogay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Covid-19 oo galay Xulka Sweden, go'aan lagu mamnuucayey niqaabka oo lagu tilmaamay mid aan xeerka waafaqsanayn iyo masaajid la gaarsiiyey warqado hanjabaado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Gobollo hor leh oo xayiraado la saaray, tuug duleelka eeyaha ka galay guri uu xadi rabey & gabdhaha la kulma xadgudubyada jinsiga oo u nugul inay is dilaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Qarax ka dhacay Göteborg, Macallinka Xulka Sweden oo Covid soo ritey iyo gabar ka warrantay xayiraado cusub oo la saaray Tröllhättan. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Hay'adda FHM oo talooyin cusub soo saartay, boosto ''halis'' ah oo loo diray masjid ku yaalla Malmö iyo booliiska ka howlgala xaafadaha danyarta oo laftiisu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Dowladda oo kafaala qaadaysa mushaarooyinka shaqaalaha, tallaal loo helay Covid-19 oo 90% guulaystey iyo tirada dadka magangelyo doonka ah oo qol wada degi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Covid 19 oo ku sii faafaya gobolka Norrbotten, KD oo dib uga laabatay hindisihii in luuqada afka hooyo laga joojiyo iskuulada iyo warar kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Hay'adda FHM oo xayiraado saartay gobollo cusub, Wakaaladda Gaadiidka oo digniin soo saartay iyo Soomaalida oo aan ka waraysannay cudurka Covid-19 ee soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo maanta
Aragtida Soomaalida Sweden ee doorashada Mareykanka. Shaqo joojin lagu dhawaaqay iyo 28 qof oo u geeriyootay Covid-19 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Faafida cudurka covid-19 oo sii kordhaya, aqoon kororsi la xidhiidha cudurka dhimirka oo lagu qabtay Göteborg iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Shakhsi lagu soo oogay kicinta isku dirka qowmiyadaha, xisbiyada SD iyo M ee degmada Hörby ayaa doonaya in dadka u baahan iska bixiyaan kharasha turjhubaanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Qoraagii Jan Myrdal oo geeriyoodey, waalidiin loo haystey inay carruurtooda iskuulka u diideen oo aan la ciqaabi doonin & Ilyaas Xasan oo ka mid noqonaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii ugu dambeeyey & Sweden
Xannibaado hor leh oo lagu soo rogey Sweden, dalal horay loo ogolaa oo aan hadda soo geli karin & aabbe Soomaaliyeed oo ka hadlay ilmo si xun looga gudey…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Midowga Yurub oo baaris wadareed ku bilaabaya Covid-19, wiilal dhallinyaro oo lacag badan laga doonayo & siyaasi ka tirsan SD oo dembi lagu waayey. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii ugu dambeeyey iyo Sweden
Gobolka Skåne oo xayiraado lagu soo rogey, Xasharaadka oo Sweden cunno ahaan looga heli doono & Idil Caddoow oo ka warrantay halka ay diiradda ku saarto…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Laba iskuul oo ku yaalla Trollhättan oo la xirey, nin si sharci darri u guday carruur oo lagu dheggan yahay iyo maanta oo ugu dambeysey inay ururradu kasoo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Faafida cudurka covid-19 ee gobolka Skåne, tirada qaxooti ee dalka yimaada oo yaraaday iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Faafida…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Waayeel badan oo ku badbaaday xayiraadi corona, dawladda oo kor u qaaday inta qof ee munaasabadaha ku kulmi kara iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…