Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWrarka maanta iyo Iswiidhen.
Madsen oo la xidhi doono 14 casho, Löfven oo booqasho ku tagay Borlänge iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Gobolka Uppsala oo talloyin cusub lagu soo rogay corona awgeed, xeerkii ku meel gaadhka ahaa ee caymiska oo la joojiyay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Dood ka dhalatay xaafada Rinkeby-Kista, kiisaska corona oo ku kordhaya gobolka Skåne iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shilalka gaadiidka, noocyada kala duwan ee faqooqa iyo dib u dhac ku yimid wada hadaladda xuquuqda shaqaalaha. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Cudurka corona oo ku sii faafaya bulshada, garabyada suuqa shaqada oo wadahadaladii xeerka LAS dib ugu bilaabay iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen
V oo hanjabadii dib ula laabashada kalsoonida ra´issal wasaare Stefan Löfven wakhti joojin doonta, garsoore kubada cagta taarikhta galay iyo warar kale. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Iswiidhen.
Saddex filim oo lagu magacaabay in ay ku tartamaan abaalmarinta Oscar, laba shakhsi oo kuraas ka helay akadeemiyada Iswiidhen iyo warar kale. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta
Maamul militari oo dalkan laga furi doono, billada abaalmarinta Nobel iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Maamul militari oo dalkan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Covid-19: Ardayda tacliinta sare oo la canaantay. Siyaasigii daanishka ee Qur'aanka gubey oo qaatay dhalashada Swedeniyo sida uu waalidku yeeli karo haddii uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Corona oo dalka ku faafaya, joojinta afka hooyo oo la kulantay dhaleeceyn iyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Jaamacada Umeå oo u dabaal degtay biladda Nobel, Malta iyo Sloveniya oo laga qaaday xayiraadda safarada iyo ciyaar yahanada ka hortagaya Ruushka oo la soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Warbixinta koroona, Magdalena Andersson oo xil loo sharaxayo iyo abaalmarinta Nobel ee fiisigiska 2020 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo Maanta
Kororka Corona oo laga ogaaday bulaacadaha Stockholm. Abaalmarinta Nobel ee culuunta caafimaadka iyo ka falcelinta ilaalinta marqaatiga Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Goobaha daryeelka waayeelka oo laga dacwoodey, xisbiyo soo bandhigay miisaaniyad gaar ah & Soomaalida Gävle oo ka nabad gashay dhibaatooyinka dhallinyarada…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Qoysaska oo karaantiil lagu soo rogayo, Odayg xaaskiisa diley oo xukunkii laga khafiifiyey & Xisbiga Vänster oo 3 dalab u gudbiyey dowladda Sweden Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo Maanta
Doofaar duulaan ku ah beeraleyda dalka. Sharuuc adag ku qotoma barashada gaadiidka iyo booliska oo doonayo sharciyo gaar ah in la soo saaro Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo maanta
10 ruux oo u geeriyootay covid-19. 20 kun oo la gala noqday körkort iyo dhibka ragga u geysto dumarka oo kordhay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo Maanta
Xog cusub oo laga helay markabkii Estonia. Dadka shaqo la'aanta ah oo loo sahlayo waxbarasho iyo warbixin ku saabsan kansarka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo maanta
Xisbiyada oo ku mideysan eed loo jeediyay dowladda iyo xisbiyada la shaqeeya, Covid-19 iyo caruurta qaarkood iyo dhibaato ka jirta imtixaanada jaamacadaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Labo ruux kale oo u dhintay Covid-19, Finland oo soo celineysa xayiraadayada safareyda Sweden iyo xaaladdaha u sahli kara macallin in uu caawiyo ardada Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haweeney 90 jir ah oo loo hayo tuhun dil loo geystay nin. 6 ruux oo hor leh oo uu dilay Corona iyo bankiga SEB oo ka hadlay eed loo jeediyay Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Warbixinta covid-19, Xaflaha nobeelka oo sannadkan baaqaneysa iyo macalimiin aan shahaado heysan oo wax ka dhiga xaafadaha danyarta Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Miisaaniyadda 2021, maxamadda 37-jirka oo la soo gaba gabeeyey, iyo Safarada Finlaan oo la fasaxay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shaqaale khalada oo ka shaqeeya xafiiska shaqada, Imtixaanka jaamacadaha oo dhacaya deyrta iyo Finlaan oo xadkeeda fureysa Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Canshuurta shirkadaha oo la dhimayo, Pizzeria 60 000 u ururisey cisbitaal iyo Faafka corona oo aan noqon sidi laga baqayey Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Stora Enso oo shaqaale badan ceyrineysa, Qaraarka Dublin oo la doonayo in la baabi’iyo iyo Filinka ”Dumar” sabtida bilaabanayo Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Gudiga soo galootiga oo soo gudbiyey warbixintiisa, Mamnuuca booqashada waayeelka oo la qaadey iyo Kulan ay yeesheen waaliddiin Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
10 bilyan oo wax looga qabanayo cimilada, Navalnij waxa lagu sumeeyey Novitjok iyo 99-jirka Ulla oo u xiistey carruurteeda laabta ku qaban jirtey Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
700 milyan si loola wareego carruurta ku dhex nool bey’adaha danbiyada, Roland Nilsson, tababaraha cusub ee IFK Göteborg iyo Dad ku goodiyey iney kitaabka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Isbeddelka xafiiska shaqada oo bilaabanaya 2021, La kulanka waayeelka iyo Xisbi doonaya inuu kitaabka quraanka ku gubo Stockholm Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wada hadalka tallaalka oo sii socda, jawaabta shil diyaaradeed ka dhacay Umeå iyo nooc dhiig aan caadi aheyn. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Haween iswiidhisha kana tirsan daacish oo xadka lagu qabtay, Baarlamanka oo maanta la furay iyo hayadda caafimaadka oo walwal ka muujisey hargabka soo socda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Danmaark oo sahashay ka gudubka xadkeeda, 58 qof oo la ashkateeyey iyo Mushaar isla eg ee ragga iyo dumarka xulka kubadda cagta Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Warbixinta FHM ee Covid-19, nin xasbi ku dhex dhintay oo xigtiisa la helay & deg deg dadka ku jirta oo keenta in tiro badan lagu raaco gaadiidka dadwaynaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Tuugo sanduuq kasta jebin karta oo ka dilaacday Norrbotten, Boostada oo loo isticmaalo ganacsiga daroogada iyo Aqoon is weydaarsiga carruurta qabta baahida…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shirkadda Geely oo bixisey ogeysiis ay shaqaalaha ku dhimeyso, Xuduudka Norweey oo la furayo dhamaadka todobaadka iyo imtixaanka jaamacadaha oo baaqanaya…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Eedeyn loo soo jeediyey ciyaar dhacday, Khilaafka gaangistarada oo saameyey booqashada bukaan socodka iyo Per-Erik Ebbeståhl: Rabshadaha Malmö diin shaqo kuma…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Wasiirka ganacsiga oo taageero u ballan qaaday ganacstada yar yar, Zlatan oo sii joogaya Milan iyo arday u hanjabtay macalimiinta si ay u helaan shahaado…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Waardiyeyaal la geeyey iskuulka Tretjärnsskolan, Miljöpartiet oo baadi goob ugu jira hogaamiye cusub iyo ardayda SFI oo ay waxbarashadu ku adkaatay Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dowladda oo dooneysa iney xoojiso xuquuqda carruurta, shaqaale iskuul lagu afduubay Göteborg iyo kooxaha danbiilayaasha oo isbaarooyin dhigtay Göteborg Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Shirkadda diyaaradaha SAS oo qasaare hor leh soo gudbisey, Taageerada Socialdemokraterna oo hoos u dhacday iyo dhaqaalaha Iswiidhen oo kordhaya Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Meydka xayawaanka oo loo isticmaalayo kuleylinta guryaha, Meyd laga helay Lidingö iyo Ulf Kristersson oo weeraray dowladda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska podd
Safka dalabka lacagta A-kassa oo aad dheeraaday, saddex ruux oo hor leh oo u geeriyooday Covid-19 iyo iibsashada baabuurta gacan labaadka oo kordhay Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska Podd
Sharciga isu imaatinka 50 ka qof, Henrik Larsson oo loo magacaabay kaaliyaha tababar ee Barcelona iyo Ebba Busch oo jeedisay khudnadeeda xagaaga Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska Podd 0819
Ardayda dugsiga sare oo xaalado ka duwan sidii hore ugu tegay iskuulada iyo dowlada oo sheegtay in uu u diyaarsan yahay qorshe lagu xirayo iskuulada haddii loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska Podd
Saddex ruux oo u geeriyootay Coronavirus 24 kii saac ee u dambeeyay iyo gobolada oo dhaliisan in aan magdhaw laga siineen dakhliga ay ku waayeen cudurka Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska podd
Wasiiradda waxbarashada oo soo dhoweysay hindisaha shahaadooyinka, afar qof oo cusub oo u geeriyootay Covid-19 iyo baaq ku socda dadka raaca gaadiidka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSomaliska podd
Soomali ka leh kana hela doonta dalxiiska ee shiraaca iyo Toogashooyinka Sweden oo sare u kacay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Heshiiska siyaasadda soogalootiga ee xisbiyadda, Luuqada iyi shaqada waayeelka iyo warka ugu dambeeyay ee Covid-19 Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWaalidiin oo soo dhoweynaya saldhiga cusub ee xaafadda Wasaaradda A. dibeda oo qaaday tallooyin ku aadanaa safaro dalal Yurub ah
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Qaadashada leysinka. Xaaladda kirooyinka Stockholm iyo sidee ayay noqon waxbarashada iskuullada ee Deyrta? Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Gabar Soomaaliyeed oo dabaasha barta dad kale. Qeybo ka mid Stockholm oo maanta korontadu ka tagtay iyo dad lagu daweeyey nooc dhiiga ka mida. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Siyaasadda qaxooti oo aan wali laga heshiin, Kooxda Ahlafors IF oo koroona la il darran iyo farqi u dhaxeeya deymaha ay qaataan dadka ku dhashay Iswiidhen iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Hey’adda qaan soo celinta ee Kronofogdemyndigheten oo jaakadaha xabadda celiya ka iibisa danbiilayaasha, Mustafa oo ehelkiisu ku sugan yahay Beyruut oo qarax…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Mustafa Maxamed oo sannadkii koowaad magaciisu ahaa Aayatulaahi, Shaqa la’aanta dalka oo sii kordheysa iyo boliiska oo raadinaya cidii ka danbeysay dilka gabar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Jaamacadaha oo sii wadaya waxbarashada guriga lagu qaadanayo, xeer ilaaliyaha oo aan ku qancin xukunka maandooriyaha iyo Amira oo ciyaarta Takewondo. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Warbixintii ugu danbeysay ee Covid-19 iyo Hooyo heshay xukun kadib markii ay kufsatay carruurteeda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Shirkadaha oo rajo ka muujiyey dhaqaalaha, UD oo beddeshay talada safarada dhowr waddan iyo Dhalinyaro badan oo shaqo la'aana Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…