Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Mustafa Maxamed oo sannadkii koowaad magaciisu ahaa Aayatulaahi, Shaqa la’aanta dalka oo sii kordheysa iyo boliiska oo raadinaya cidii ka danbeysay dilka gabar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Jaamacadaha oo sii wadaya waxbarashada guriga lagu qaadanayo, xeer ilaaliyaha oo aan ku qancin xukunka maandooriyaha iyo Amira oo ciyaarta Takewondo. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Warbixintii ugu danbeysay ee Covid-19 iyo Hooyo heshay xukun kadib markii ay kufsatay carruurteeda Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Shirkadaha oo rajo ka muujiyey dhaqaalaha, UD oo beddeshay talada safarada dhowr waddan iyo Dhalinyaro badan oo shaqo la'aana Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Waribixinta Covid-19, SL oo dib u bilaabeysa kontoroolka tigidhka iyo Mona Osman oo wax u dhigta arday taageero badan u baahan Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Maxkamad xukuntay in laba dhallinyaro rumaanka lagu sii hayo iyo Qarashka dadka uga baxo leysinka oo kala duwan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Norge oo fureysa xadka, warbixintii ugu danbeysay ee covid-19 iyo Nin xabsi ka baxsaday Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Isticmaalka hilibka idiha oo kordhay, Maxkamad codsatay in xabsiga lagu sii hayo nin lagu tuhunsan yahay inuu caruur kufsaday iyo Covid-19 iyo dib u dhaca…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Warbixintii ugu danbeeysay ee covid-19. Dhaleeceyn ku timid heshiiskii dowladda ee EU-da iyo gabdhaha oo ka baxsada in dacwad lagu soo oogo marka lala barbar…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Lund oo kaamera ku xireysa iskuulada, Raad raaca faafka covid-19 iyo dadka taba safarada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta Sweden
Barnaamijka ”Tala” oo maanta furmaya, dadka ku nool Serbiya iyo Montenegro ee doonaya iney Sweden yimaadaan iyo Qofka hindhasa oo looga baqo inuu qabo koroona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Warshadda batariga Skellefteå oo heshay dalab badan, Xaaladda dalka ee covid-19. Cunsuriyadda iyo goobaha caafimaadka Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Iibka khamriga oo kor u kacay 13% lixdii bilood ee u horreeyey sannadka. Sweden oo bilaabaysa qaxooti dibadda laga keeno. Baasaboorka oo laga digay in shaabad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Ardaydii jaamacadaha oo shaqo la’. Warbixintii ugu dambeeysay ee xanuunka covid-19 iyo shaqo la’aanta oo cirka isku shareertay. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Degaano ku meel gaar ah oo weli ka banaan Järva. Shaqaale badan oo ka tirsan howlwadeennada caafimaadka oo covid-19 qaaday iyo kooxda kubbada cagta Mjällby oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Geeridii Sh. Cabdiraxmaan oo la baarayo, haweenay gabar Muslim ah cunsuriyeysey oo maxkamad la saarayo, Soomaalidu ma iskula kacdaa faquuq? Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Kiisaska karoonaha oo hoos u dhacaya, Nin argagixisanimo ku eedaysnaa oo la sii daayey & Suldaan Xasan oo ku tala jira ka qayb galka tartamo caalami ah Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Dhoofinta Sweden oo hoos u dhacay, degmo dadka uga digaysa inay duurka ku lugeeyaan iyo xirfadda timo jaraha iyo cudurka Covid-19 Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Kiisaska Covid-19 ee Sweden oo hoos u dhacay, siyaasad socdaal oo lagu midaysan yahay oo aan soo bixin iyo tagaasida & basaska oo noqday xirfadaha u nugul…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Betlehem Isaak oo sheegtay in aabeheed nool yahay, wararkii ugu dambeeyey ee karoonaha & doodda ka taagan qoondada magangelyo-doonka. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Birka Cruises oo dhibaato dhaqaale wajahaysa. Shaqo ay soo bandhigtay Wasaaradda Gaashaandhigga oo doodi ka joogto. Siyaasi sheegay in fayruska corona loo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Wararkii ugu dambeeyey ee corona. Iiraan oo magdhow ka bixinaysa dayuuraddii ay soo riddey. Siyaasi saluugey waraysigii Saabuuni. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Sugitaannada qalliinnada oo dheeraaday, Xisbiga SD oo ka laabtay mooshin ka dhan ah Xijaabka. Xildhibaan ku baaqay in waayeelka la geeyo goobo KMG ah si looga…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Dadka leh lid jireedka antikroppar oo la kulmi kara risk grupper-ka, FHM oo lagu eedeeyey inay ka gaabisay talooyinka xaafadaha danyarta & aragtiyo kala duwan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Shaqa la’aanta oo nus milyan ku dhowaanaysa, dunida oo hadal haysa karoonaha Sweden iyo tirada qaxootiga Sweden yimaada oo qoondo loo gooynayo Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNyheter på Somaliska
Lacago loogu tala galay risk-group oo 2 bil dib u dhacaya, Skolverket oo tirakoobka ardayda wax ka bedeleeysa & Tartankii Seuki 2020 oo u baaqday karoonaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Darawallada gaadiidka dadwaynaha oo ka halis badan dadka kale, Bankiga SEB oo ganaac culus la saaray iyo Barnaamijka ''Walaal ila orod'' oo uu hindisey nin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Dowladda Sweden in barista sida loo maareeyey karoonaha lasoo bandhigo doorashada kahor, miisaaniyadda dayrta oo wax badani ka cusub yihiin. Dadka oo saluugsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Xogihii ugu dambeeyey ee Corona, dagaalka qoyska oo kordhay xilliga Corona. Meelaha tigidhada jara oo qarka u saaran inay kacaan. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii Maanta & Sweden
Tirakoob shaqa la’aaneed oo kasoo baxay Arbetsförmedlingen, Kulayl & karoona halis ku haya Skåne & Wacyigelin dhanka internet-ka ah. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenNyheter på Somaliska
Kiisaska karoonaha oo hoos u dhacay, Denmarka oo xadka u fureeysa Skåne & shaqaalaha caafimaadka oo ay howshii ku badatay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Soomaalida oo ka welwelsan fal ka dhacay Stockholm, Dhimashada karoonaha oo 5000 dhaaftay. Talo ku saabsan halka loo dalxiisiin karo carruurta xilliga corona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta & Sweden
Karoonihii oo hoos u dhacaya, koontoroolkii tigidhada oo dib loo bilaabay & baaritaan waqtiiyaa nasiib ah oo laga sameeynayo xaafadaha Rinkeby & Kista Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
App ay iska diiwaan gelinayeen dadka laga baarayo corona oo isku dhex yaacay. Maxkamadda bay’ada oo soo saartay go’aan. Fikir uu siyaasi soo bandhigay ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Norway oo xadka aan u furi doonin Sweden. Dawladda oo baaris u saartay dhibaatooyinka dhallaanka kala soo gudboonaan kara xilliga fayruska. Horyaalkii kubbadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Orodyahanka Mustafa Maxamed oo qayb ka ah barnaamijka kuleeylaha. Howlaha covid-19 ee laanta caafimaadka Stockholm oo la dhaleeceeyey. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
37-jirkii qirtay dilkii Linköping oo xabsiga lagu sii hayn doono. Baarista dilkii Palme oo la soo gabagabeeyey. Xaaladda fayruska corona ee dalka. Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Nin qirtay inuu ka dambeeyay dilkii Linköping 2004. Dhaqaalaha dalka oo ifafaalo ka soo muuqato. Shan sano dabadood qaxootigii xoogganaa ee dalka soo gaarey in…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Dadka u geeriyooda Covid-19 oo hoos u dhacaya. Shaqa la'aanta oo kordheeysa, qaasatan shaqaalaha warshadaha. Ardey badan oo laga yaabo iney fasal dib ugu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Darawal soomaali ah oo qayb ka noqday tartankii faynalka. Soomaali ku xayirantay booqasho ey dalkii hooyo ku tageen. Dawladda oo wakaaladda socdaalka xil hor…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Xayiraadda safarrada gudaha oo la qaadeyo. Dadka fayruska u buka oo mar kale kor u kacaya. Wadahadallada siyaasadda mustaqbalka ee arrimmaha qaxootiga. Lyssna…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Habka xulshada ardeyda ee nidaamka Pisa oo laga deeyriyey. Tegnell oo weli difaacaya habkoodii shaqada. Aabbe ku xayirmay Sweden, laakiin qoyskiisu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Bannaanbaxyo ka dhacay Sweden oo looga soo horjeedo geeridii Floyd ee Mareeykanka. Gobollada dalka oo xadka cayilka BMI ku kala duwan. Modaraterna oo soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Khad qarameed lagu bixineyo macluumaadka covid-19. Qiimaha bacaha cunnada oo la dhaleeceeyey. Tobankii qofba siddeed ayaa u hoggaansan talooyinka hayadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Göteborg oo maanta lagu aasay Shiikh Cabdiraxmaan Myxyadiin. Gobolka Västra Götaland oo corona uu ku soo badanayo. Sweden waxaa covid-19 u geeriyoota maalintii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Sweden oo laga baqay in loo shaqo yimaado kuleeylaha. 90% dadka u dhintay covid-19 ayaa ka wayn da'da 70 jirka. Qaxootiga tarxiilka sugaya oo ka cabsi qaba…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Da'yarta oo ku soo badanaysa aflaanta galmada ee internet la soo dhigo. Waxbarashada luuqadda iswiidhishka ee ardeyda oo dib loo eegi doono. Jimcada oo doodda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Talooyinka waayeelka ee halista ugu jira covid-19 oo aan wax laga bedaleyn. Caafimaad darrada maskaxda oo ku soo badanaysa Sweden. Ka baro autisam iyo asperger…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenZlatan oo dhaawacmay. Dad gaaraya 2400 oo shaqada laga ruqseeyay iyo warka u dambeeyay Corona
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen54 oo u geeriyootay covid-19 24 saac ee u dambeeyay. Dhaca tagaasiida oo kordhay iyo safaradda oo yaraa fasaxa Kristi himmlsfärd
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii u dambeeyey Sweden
88 qof oo hor leh ayaa u geeriyoodey covid-19. Sarkaal boliis ah oo lagu eedeeyey fataalnimo. Degmooyinka qaarkood oo laga joojiyey xiisadaha luuqadda hooyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Dadka eeyaha iibsada oo kor u kacay corona awgii. Wadda hadal u socda shirkadda gaadiidka Vänstertrafik iyo ururka dareewallada tareennada dusha mara Göteborg…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta iyo Sweden
Hab lagu booqan karo goobaha daryeelka waayeelka. Maxaa gu waxan inuu fayruska corona aad ugu faafo Järva?. Miraha malmalaaddada laga sameeyo oo laga cabsi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Sweden
3 646 tirada illaa maanta u geeriyootay covid-19. Xeer cusub ee lagu xakameeyneyo maqaayadaha. Dad badan ayaa u xaniban corona dartii safarradii ey aadi…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Sweden
Tirada guud ee dhimashada covid-19. Siyaasi Benjamin Dousa oo xilkii iska casilay iyo 550 000 qof oo sannadkan si ku meel gaar ah looga fadhiisin doono…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenLacag deeq ah oo la gaadhsiiyay caruur waalidiintooda ka tirsanaayeen saaxafadda Soomaaliya, tirada u dhimatay covid-19 iyo warar kale.
Lacag deeq ah oo la gaadhsiiyay caruur waalidiintooda ka tirsanaayeen saaxafadda Soomaaliya, tirada u dhimatay covid-19 iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden ee maanta
Tirada u dhimatay covid-19 ilaa shalay. Sheeko xariirta ilmaha oo internetka lagu tebinayo iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden ee maanta
Tirada u dhimatay covid-19 oo korodhay, shaqo la'aanta dalka oo kor u kacday iyo laba qof oo lagu soo oogay dacwad fal argagaxiso. Lyssna på alla avsnitt i…