Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Sweden
Markii ugu horreeysay muddo bil ah ayey 500 ka yar lagu hayo daryeel joogto ah covid-19. Saamiyada tijaabada covid-19 oo la gaarsiiyo 100 000 toddobaadkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWrarka maanta ee Sweden
Laan cusub oo ku soo biirtay Radio Sweden. Waayeelka u geeriyoodey covid-19 ee Skåne oo aad u hooseeya. 99 hor leh oo u geeriyoodey covid-19. Shaqo la'aan soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Sweden
Ilmo yar oo looga shakisan yahay inuu covid-19 u dhintay. 90% dadkii u geeriyoodey covid-19 illaa 28-kii abriil ayaa ahaa waayeel 70 gaarey. Dhaqaalihii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Sweden
85 haween ah oo covid-19 u geeriyoodey 24-kii saac ee na dhaafey. Goorma ayuu corona soo gaarey Sweden?. Xayawaanka Panda oo beer ka baxsaday. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Sweden
Xaaladda covid-19 ee dalka. Goobaha daryeelka waayeelka oo fayruska ey gaarsiiyeen dadka saacadaha ku shaqeeya. Gobolka Stockholm oo culeeyska ka yaraaneyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMohamed Abdulle Hassan Siidii, oo uu haleelay Corona, 100 000 qof. oo la tijaabin doono iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee heeyada caafimaadka
Mohamed Abdulle Hassan Siidii, oo uu haleelay Corona, 100 000 qof oo laga baadhi doono iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee heeyada caafimaadka. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada u dhimatay covid-19 oo kor u kacday iyo xafiiska shaqada oo dadka kula tallianaya in ay internetka hawlahooda ka qabsadaan.
Tirada u dhimatay covid-19 oo kor u kacday iyo xafiiska shaqada oo dadka kula tallianaya in ay internetka hawlahooda ka qabsadaan. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDadka u dhinta covid-19 ayaa kordhaya iyo xisbiyada KD iyo SD oo dawladda jawaab ku saabsan shirkadaha dalkan ka sugaysa.
Dadka u dhinta covid-19 ayaa kordhaya iyo xisbiyada KD iyo SD oo dawladda jawaab ku saabsan shirkadaha dalkan ka sugaysa. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDadka u dhinta Corona oo sii kordhaysa iyo tirada dalbada lacagta ceeydha oo badatay.
Dadka u dhinta Corona oo sii kordhaysa iyo tirada dalbada lacagta ceeydha oo badatay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta iyo Sweden
Corona oo saameeynaya dhaqaalaha dalxiiska Sweden. Dhaqaaqa Flagga gult iyo Zlatan oo la tababaranaya Hammarby Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKalkaaliso caafimaad u dhimatay covid-19 iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee cudurkan.
Kalkaaliso caafimaad u dhimatay covid-19 iyo tirokoobkii ugu dambeeyay ee cudurkan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHay'adda caafimaadka bulshada oo la laabatay warbixin. Dacwad ka dhan ah nin lagu tuhunsanyahay faru xumeyn caruur
Hay'adda caafimaadka bulshada oo la laabatay warbixin. Dacwad ka dhan ah nin lagu tuhunsan yahay faro xumeyn caruur Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenStockholm oo la filayo in ay marxaladdi ugu sarreeysay ee Corona gaadhay,Xuseen oo ka bogsaday cudurkan iyo dawladda oo shaqooyin abuuraysa
Stockholm oo la filayo in ay marxaladdi ugu sarreeysay ee Corona gaadhay,Xuseen oo ka bogsaday cudurkan iyo dawladda oo shaqooyin abuuraysa Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShirkii maalinlaha ee heeyada caafimaadka, Jamaal Sheekh Faarax oo shaqadiisi ku laabtay iyo Shirkad rabta in busaarad la geliyo.
Shirkii maalinlaha ee heeyada caafimaadka, Jamaal Sheekh Faarax oo shaqadiisi ku laabtay iyo Shirkad rabta in busaarad la geliyo. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenVolvocars oo dib u bilaabeysa waxsoosaarkeeda. Iibsiga buugaagta ee online oo kordhay iyo Stefen Löfven oo baaq u diray shaqaalaha Vård
Volvocars oo dib u bilaabeysa waxsoosaarkeeda. Iibsiga buugaagta ee online oo kordhay iyo Stefen Löfven oo baaq u diray shaqaalaha Vård Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFalcelinta soo bandhigida tirakoobka dadka asalka dibeadaha ka yimid. Sommar-kan iyo shaqooyinka dhallinta iyo tiradda Corona ee maanta
Falcelinta soo bandhigida tirakoobka dadka asalka dibeadaha ka yimid. Sommar-kan iyo shaqooyinka dhallinta iyo tiradda Corona ee maanta. Lyssna på alla avsnitt…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii Sweden
Goobaha daryeelka joogtada oo kordhay. Waalidiinta oo gunno xaq u yeelan doona haddii iskuullada la xiro. Shaqaale cusbital oo laga heley fayruska corona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShaqa doonka oo kordhay iyo soomaalida oo u badan dadka u dhintay koroona
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDadka cidhiidhiga ku nool oo hooy lagu meeleeyn doono Corona awgeed iyo tirada u dhimata cudurkan oo ku kordhaysa dalkan.
Dadka cidhiidhiga ku nool oo hooy lagu meeleeyn doono Corona awgeed iyo tirada u dhimata cudurkan oo ku kordhaysa dalkan. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIskuul albaabada loo xidhay magaalada Göteborg, heeyada caafimaadka oo xogta telefoonada isticmaali doonta iyo warar kale.
Iskuul albaabada loo xidhay magaalada Göteborg, heeyada caafimaadka oo xogta telefoonada isticmaali doonta iyo warar kale. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista iyo waayeel laga wacyi geliyay Whatsapp.
Tirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista iyo waayeel laga wacyi geliyay Whatsapp. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada u dhinta Corona oo sii kordhaya, lacagaha dibada loo diro ayaa adkaan doonta iyo cisbitaalka Älvsjö oo la dhameeystiray.
Tirada u dhinta Corona oo sii kordhaya, lacagaha dibada loo diro ayaa adkaan doona iyo cisbitaalka Älvsjö oo la dhameeystiray. Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCorona oo keenay in reerku isbarto, Soomaalida Gävleborg iyo corona iyo Heshiiska xaaladaha adag
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Dood soomaalida Sweden, Shaqa la'aanta oo badaneysa iyo Järvaveckan oo baaqatay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenArrinka in la gubo dadka u dhinta Corona maxaa ka jira? Iyo dawladdu oo talo cusub soo jeedisay.
Arrinka in la gubo dadka u dhinta Corona maxaa ka jira? Iyo dawladdu oo talo cusub soo jeedisay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenKhad telefan oo loo furay waayeelka aan soo adeegan karin iyo goobaha daryeelka waayelka oo la mamnuucay in la booqdo.
Khad telefan oo loo furay waayeelka aan soo adeegan karin iyo goobaha daryeelka waayelka oo la mamnuucay in la booqdo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFeyruuska Corona oo ku sii fidaya Sweden iyo tartanka ciyaraha aduunka ee sboortiga oo dib loo dhigay.
Feyruuska Corona oo ku sii fidaya Sweden iyo tartanka ciyaraha aduunka ee sboortiga oo dib loo dhigay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenQofka karantiil ku jira oo aqalkiisa dhexdiisa ku dhex socday dhowr mayl. Waa sidee waxbarashada lagu qaadanayo xaafadaha?
Qofka karantiil ku jira oo aqalkiisa dhexdiisa ku dhex socday dhowr mayl. Waa sidee waxbarashada lagu qaadanayo xaafadaha? Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii Sweden ee maanta
Shirkadda Scania oo 19 000 shaqada ka joojinaysa. Xaaladda fayruska corona oo laga faa'iideysto. W. Arrimmaha dibadda oo muwaadiniinta soo daad gureeysa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenFilim ka hadlaya Corona oo soomaalida lagu wargelinayo iyo wakhtigii taayeerada barafka oo dib loo dhigay.
Filim ka hadlaya Corona oo soomaalida lagu wargelinayo iyo wakhtigii taayeerada barafka oo dib loo dhigay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCabuuqa Corona oo sii socda iyo ciyaarihii Olimbikada ee magaalada Tokyo oo la joojiyay
Cabuuqa Corona oo sii socda iyo ciyaarihii Olimbikada ee magaalada Tokyo oo la joojiyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenImtaxaanadii qaran ee iskuulada oo Corona awgeed loo joojiyay iyo masaajidyada dalka oo albaabada loo xidhay.
Imtaxaanadii qaran ee iskuulada oo Corona awgeed loo joojiyay iyo masaajidyada dalka oo albaabada loo xidhay. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSagaalaadka oo ay culeys ku noqon doonto haddii iskuulada la xiro. waa side xaaladda SFI. Guul laga gaaro Corona iyo dhowrista waayeelka
Ardayda sagaalaadka oo ay culeys ku noqon doonto haddii iskuulada la xiro. waa side xaaladda SFI. Guusha Corona iyo dhowrista waayeelka oo isku xiran Lyssna på…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenXaduudaha Yurub oo maanta xirmay. Baarlamanka oo go'aan ka gaaraya iskuulada iyo safarada gudaha dalka oo talo laga soo saaray
Xaduudaha Yurub oo maanta xirmay. Baarlamanka oo go'aan ka gaaraya iskuulada iyo safarada gudaha dalka oo talo laga soo saaray Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBoqorka iyo ra'iisal wasaaraha oo dalka la hadlay. Eurovision oo la baajiyay sanadkan iyo saaxada cusub ee waxbarashada
Boqorka iyo ra'iisal wasaaraha oo dalka la hadlay. Eurovision oo la baajiyay sanadkan iyo saaxada cusub ee waxbarashada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCalaamadaha feryuuska Corona, masuuliyada qof walba saaraan in aanu faafin iyo dadka waayeelka oo khatar ku sugan.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHalkee ayay mareeysaa xaaladda caabuqa Corona ee Sweden?
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSkolverket ka oo sheegay in aysan xiri karin iskuul. Jimcaha oo maanta meel lagu wada tukan. Wel welka hoos u dhaca seyladaha
Skolverket ka oo sheegay in aysan xiri karin iskuul.. Jimcaha oo maanta meel lagu wada tukan. Wel welka hoos u dhaca seyladaha Lyssna på alla avsnitt i…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWel welka laga qabo dadka ka yimaada Talayaaniga. Buundo si weyn loo sugayay oo Stockholm timid iyo warkii ugu dambeeyay ee caabuqa Corona
Wel welka laga qabo dadka ka yimaada Talayaaniga. Buundo si weyn loo sugayay oo Stockholm timid iyo warkii ugu dambeeyay ee caabuqa Corona Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenRadio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka Sweden iyo maanta
Xafladihii dabshidka oo la baajiyay. Aqoonta booliska xaduudaha. howlwadeeno caafimaad oo la karantiilay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenHogaamiyaha xisbiga SD oo Turkiga lagu qabtay iyo degmooyinka dalkan oo u diyaargaroobaya feyruuska Corona.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenShaqaale cusbital oo laga helay Corona, magaalada Norrköping oo qaraxyo laga maqlay iyo warbixin muhiim ah oo af-soomaali ku soo baxday.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBaraf ka bilowday Sweden, Åkesson oo Giriiga tegey iyo umuuraha cudurka Corona
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSweden oo aan bedelayn tillaabooyinka ay ka qaadayaan Corona, suuriyaan dalbanaya in la bedelo sharciga baasaboorka ajnabiga.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSoomaalida oo ka hadashay walaaca cudurka Corona, heerka cabsida cudurkan oo la kordhiyay iyo baasaaboorada beenta ah ee la qabto oo batay.
Soomaalida oo ka hadashay walaaca cudurka Corona, heerka cabsida cudurkan oo la kordhiyay iyo baasaaboorada beenta ah ee la qabto oo batay. Lyssna på alla…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDad corona looga shakiyey oo la raadinayo, Wasaaradda Gaashaandhigga oo aan doonayn lacag dheeraad ah & Suuqa Saamiyada oo sabbaynaya corona
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCarruurta cayilan oo waalidka laga tala siiyey, Eriksson iyo saamaynta cudurka corona & Swedishka qaadanaya dhalashada Ingiriiska
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDadka gacan labaadka kiraysta oo baqaya, qaxootiga Yurub imanaya oo kordhay iyo dadka eheladu Iiraan ka joogaan oo ka welwelsan Covid-19.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDoorka aabbaha Soomaaliga oo maqan, halista cudurka Coronavirus oo korodhay, Shiinaha oo Sweden u jawaabey iyo muranka Sweden iyo Shiinaha.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somaliska@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenCayrta oo loo wareejinayo dhanka Dowladda dhexe & daadad ku dhuftay koonfurta Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta ayaa ku beegan maalinta caalamiga ah ee loo dabaal dego afka hooyo iyo Iswiidhan oo EU lacag dheeraad ah ka diiday.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenTirada dadweeyne oo kor u kacay sannadkii hore iyo waalid aan caruurtiisi u cadayin oo maxkamad la keenay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBoqolkii ba saddex raga lagu xukumo in ay si sharco darro ah galmo uga iibsadeen haween ayaa dhashay 1990:kii iyo shaqooyinka mustaqbalka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesradio.se

Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenSaliidda macsaradda oo laga been abuurto. Imisaad neefta isku hayn kartaa?. Lammaaneyaasha maxkammadaha isla fuulo oo laba jibbaarmey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenIswiiddish lagu maxkamadeeyneyo Danmark. Hoggaanka ururka shaqaalaha oo dawladda eedeeyay. Maay, ma af baa mise lahjad?
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenDawladda oo baaris ku dhawaaqday. Dhaca dhallaanku geeysto oo ka sii daraya. Xeerka naarkootikada iyo dib u eegistiisa.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenBayaankii siyaasadda arrimmaha dibadda. Ribada oo halkeedii loo daayey. Laba nin oo lagu eedeeyey khamri suuq madow, balse iska dheereeyeen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMushaar buuxa oo lagu qaato shaqo dhowr maalmood ah. Suuqa shaqada oo lagu kala fikir duwan yahay. Ribbenvik oo dawladda shuruudeeyay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.