Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Culimo ka jawaabtey mamnuucidda salaadda, haweenay lagu qabtay London, Asllani berri ma ciyaari kartaa?
*Xog ku kabid: Warkaan oo la baahiyey 5 tii juulaay 2019kii kuna saabsanaa go'aankii degmada Bromölla ee ahaa mamnuucidda tukashada salaadda xilliyada shaqada, ayaan la sheegin andacaadda degmada. Sidaas darteed waxaan halkaan ku kabaynaa xogta ah in guddoomiyaha degmada Marie Wäppling ay 9 kii juun 2021 u sheegtay wargeyska Kristianstadsbladet "in rabitaankoodu ahaa in qofku uunan hawshiisa uga tagin salaad darteed. In ayna shaqada ka hor istaagin".
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.