Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Barnaamij saaka idaacadda ka baxay oo aad ku maqasheen baahi ballaaran oo loo qabo goobaha xabsiyada iyadoona dembiileyaal uu xukun ku dhacay ey dembiyo kale galaan inta ey sugeyaan inta xabsiyada boos looga heli doono, iyo Saxmadii ka jirtey gegida Arlanda oo layaraynayo iyada oo la furay busteejo 4aad. Iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.